Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay xaalada gobolka Tigray

0
Friday December 04, 2020 - 21:07:19 in Wararka by
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay xaalada gobolka Tigray

    Qaramada Midoobey waxay sheegtay in dagaalka ka socda meelo badan oo ka tirsan gobolka Tigray uu saameyn ku yeeshay howlaha gargaarka. Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey waxay sheegayaan in la geli la'yahay gobolka Tigray si gargaar loo ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobey waxay sheegtay in dagaalka ka socda meelo badan oo ka tirsan gobolka Tigray uu saameyn ku yeeshay howlaha gargaarka. Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey waxay sheegayaan in la geli la'yahay gobolka Tigray si gargaar loo gaarsiiyo shacabka inkasta oo dowladda Itoobiya dhawaan ay kala saxiixdeen heshiis gargaar lagu gaarsiinayo shacabka ku nool deegaanada ay la wareegtay dowladda. Dadka ku nool caasimadda Mekelle ayaa sheegtay in dagaallada ay weli ka socdaan deegaanada dhaca duleedka caasimadda inkasta oo ay dowladda sheegtay in lasoo afjaray colaadda. Waxay sheegeen in magaalada ay koronto la'aan tahay oo aysan heysan biyo. Waxay sidoo kale sheegayaan in falalka dhaca ah ay kusoo badanayaan magaalada. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip