Ciidanka Danab Oo Sheegay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Al-Shabaab

0
Friday December 04, 2020 - 20:19:27 in Wararka by
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Danab Oo Sheegay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Al-Shabaab

    Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, kaasi oo ay sheegeen in ay kasoo qabteen qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha hoose. Saraakiil ka tirsan Ciidanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, kaasi oo ay sheegeen in ay kasoo qabteen qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha hoose. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in gacanta ku dhigen Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo sida ay sheegeen u qaabilsanaa dilalka qorsheysan. Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa inta badan waxaa ay sameeyaan howlagallo ballaaran oo ay kusoo qabtaan xubno ka tirsan Al-shabaab.Sarkaalka ayaa Magaciisa lagu sheegay Maxamuud Maxamed Sheikh Cali oo si dhuumaalysi ah ku joogay Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabellada Hoose, waxaana intaas ay ku dareen Saraakiisha Danab in ay kusoo qabteen howlgal ay sameeyeen. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip