HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-DEC-2020
...
Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxa med.C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto
ugu magacaabay Danjire Yuusuf Garaad Cumar
inuu noqdo Ergayga Gaarka ah ee
Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed
Madaxweynaha ayaa u xilsa aray Danjire
Yuusuf inuu sii ambaqaado doorka dalkeennu uu ka qaadanayo qorsheyaasha wadajirka
ah ee heer Gobol, kuwaas oo ku saleysan wax-wada qabsi, daris-wanaag, iskaashi
iyo isku duubnida dhaqaale, amni iyo siyaasadeed.
Madaxweyne Farmaajo oo tilmaamay xee ldheerida
diblumaasiyadeed ee Danjire Yuus uf-Garaad oo soo noqday Wasiirka Arrimaha
Dibadda iyo Danjirihii hore ee Qaramada Mid oobey ee New York ayaa u rajeeyay
in Eebe uu u fududeeyo masuuliyaddan culus, isaga oo kula dardaarmay in uu sii
joogteeyo daac adnimadii iyo hufnaantii lagu yaqaannay inuu ugu shaqeeyo magaca
iyo mataaladda JFS.
DF Soomaaliya oo sheegtay sababta ay Kenya ugu aragto
cadow, Itoobiyana saaxiib
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Md.Cism aan
Abuukar Dubbe ayaa warbaahinta u fa ah-faahiyay sababta ay xukuumadda uu ka tir
san yahay u kala dooratay dowladaha dariska ah ee Kenya iyo Itoobiya, oo mid ay
ugu ara gto cadow, midna saaxiib.
Wasiir Dubbe wuxuu sidoo kale soo
hadal qa aday in Kenya ay marti-galiso dad uu ugu yee ray iney dhib ku yahiin
dowladda Soomaaliya, taasina uu ku sheegay iney tahay wax dhinac marsan
darisnimada.
Maamulka G/Banaadir Oo Balan Qaad ay Ka Jawaabida
Cabasho Loo Gudbiyay
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho
Md. Cumar Maxamuud Maxam ed (Cumar Finish) ayaa Shalay kormeeray Bu laacadda
dhismaheedu ka socda dhabarka dambe ee Iskuulka 21-ka Octoobar, taasoo Dhismaheedu gebagebo marayo
Guddoomiyaha oo ay wehliyaan ku-xigeen ada
Arimaha Bulshada iyo Howlaha Guud ay aa sidoo kale waxay kormeer ku tagteen War
ta KM4, laam iga Burbursan ee Warshada Ca anaha iyo Biya dhiga Iskuulka Xamar
Jadiid.
Guddoomiye Cumar Finish ayaa ballan qa aday
inuu wax ka qaban doono cabashada da dweynaha ee ku aaddan wax ka qabashada
dhismaha Waddada Warshada Caanaha iyo Biyaha fariista Iskuulka Xamar Jadiid.
Bishii lasoo roobab xooggan oo ka da’ay
Caasimadda ayaa samameyn ballaaran ku ye eshay waddooyinka dhowr oo ku yaalla
Muq disho oo ay xireen biyo, wallow markii dadaad dheer, ka dib lagu guuleystay
in la nadiifiyo, iyadoona qaar ka mid waddooyinka ay burbureen.
Maamulka Gobolka ayaa horey si
Cad ugu sheegay in aysan waxba ka qaban karin saameynta roobabka da’a ay ku
yeesha an qoysaska dantayar iyo waddooyinka oo far iistaan biyaha ka hoora
roobabka.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muq disho ka furtay
Shirka Qorsha Sanade edka 2021 ee Mashruuca JPLG.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal ka
iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa Shalay ku daa hfurtay M/Muqdisho Shirka Qorsha
Sanadeed ka 2021 ee Mashruuca Dowladaha Hoose ee JPLG-ga.
Wasiiru Dowlaha W/ Arrimaha G/,F. &
Dib-u-heshiisiinta Aadan Cabdinaasir oo Shirka daahfuray ayaa sheegay in
shirkan looga ha dli doono wixii Wasaaradda u qabsoomay san adkan iyo waxa u
qorsheysan in sanadka soo socdo la qabto. "Shirkaan wuxuu soconayaa 2 maalmood
maalin Dowladda dhexdeeda ah iyo Maalin Dowladda, Hay’adaha bah-wadaagta Mashr uuca
JPLG-ga iyo Qaaraan Bixiyayaasha (Do nors), Shalay oo aan Dowlad ahaan u wada
hadlayno waa inaan ka wada hadalnaa max aa inoo qabsoomay Sanandkaan, maxaan
qabsoomin, maxay u qabsoomi waayeen iyo maxaa inoo qorsha ysan, iyo sidoo kale
caqa badaha jira, waxaa na ku kalsoonahay inuu wax mira dhal ah kasoo baxo,
Berrina aan si wadajir ah ula kula nno Hay’adaha iyo Qaar aan Bixiyeyaasha”
ayuu yiri Wasiir Aadan C/Naasir.
Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Agaa simaha
Guud ee W/Arrimaha Gudaha Feder aalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Wasiiro iyo Aga asimayaal
Guud oo ka kala socday D/Gobol edyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Dhanka kale shirkaan ayaa socon doona Muddo
laba maalmood ah ayaa lagu gorfayn doonaa Qorshaha Sanadka 2021 ee Mashru uca
Dowladaha Hoose ee JPLG-ga.
Faahfaahin:-Wiil Hooyadiis Ku Dilay Muq disho oo
isagana u geeriyooday dhaawac
Cabsiiye Caddaan ayaa Hooyadii waxaa uu ku
dilay Toorreey ama Mindi, iyadoo uu soo kala dhex-galay muran la xariira dhul
dha xal ah oo uu dalbaday Wiilku in ay Hooyadii u iibiso, balse ay taa ka
diidday, waxaana la sheegay in wixii intaas ka dambeeyay uu Hoo yadii Mindi ku
dilay sida ay sheegen dadka degaanka.
Sidoo kale waxaa dhaa wac uu u gaystay Laba
wiil oo isku dayay inay Hooya da ka bad-baadiyaan, inkastoo ay ku guulda rraysteen
in ay ka bad-baadiyaan haddana dhaawac ayaa soo gaaray Wiilasha oo ay mid
walaalo ahaayeen Ninka Falka Dilka ah gay stay.
Ciidanka Booliska Kaaraan ayaa gaaray
Xaafadda uu dilku ka dhacay, waxaana Qabt een Cabsiiye Caddaan oo Hooyadii
dilay, iya doo ay dhaawaceen ka hor inta aysan gacan ta ku dhigin, kadib markii
uu diiday inu dhigo Toorreey uu ku hubysnaa.
Cisbitaalka lagu Magacaabo Keysaneey ayaa
la dhigay, balse waxaa la sheegay in Sa acado kadib uu u geeriyooday dhaawacii
ay u gaysteen ciidanka Booliska.
Dadka degaanka ayaa waxaa ay sheegeen In
Maraxuumka dilka gaystay uu Daroogeys naa, waxaana uu ahaa mid soo isticmaalay waxyaabaha Maanka
dooriya.
Waxaa la sheegay in tiro dhowr jeer ah uu
dalbaday in loo iibiyo dhulka, balse Hooyada ayaa ka diiday, maaddama uu
doonayay oo kaliya in Maandooriye uu ku gato Lacagta uu ka helo dhulka, taasina
waxaa ka hortimid ho oyadii, waxaana ugu dambeytii uu go’aan sa day in uu Nafta
dhaafiyo sida ay warbaahinta u sheegeen qaar ka mid ah ehelka.
Dhacdadaan ayaa la yaab ku noqotay Bul shada ku nool Kaaraan iyo guud ahaanba
M.Muqdisho, iyadoo bulshada ay ku noqotay dhacdo ugub ah oo aan horay uga
dhocon de
gmada sida ay sheegeen dadka degaanka.
Xog: Sababta ka dambeysa inaysan 17 maalin kulmin
xildhibaanada BF Somalia
Sida la xasuus to xildhibaanada waxey cod
aqlab iyad leh ku ansix iyeen xukuumadii ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble
24-kii October 2020, iyadoo fadhigaas uu Guddoomiyaha Golaha Shacab ka Maxamed
Mursal Sheekh Cabdiraxmaan sheegay ineysan jirin wakhti ay fasax dheer ku
qaataan.
Gudoomiyaha wuxuu sheegay iney soo afj ari
doonaan kalfadhiga 7-aad, sidaas darted na ay si dhaqso leh ku furi doonaan
kalfadh iga 8-aad. 26-kii Oktoobar ayuu gudoomiyaha ka dhawaajiyay inuu furmay
kalfadhigii 8-aad iyadoo loo baahan yahay iney dhameystiraan hawlo badan oo
horyaalla maadaama aysan isku dhigmin wakhtiga u haray iyo waxyaaba ha laga
doonayo.
Gudoomiye Mursal wuxuu xildhibaanada ku
wargaliyay iney isbuucii saddex maalmood kulmi doonaan si oo dar-dargaliyo
hawlaha ho ryaalla baalarmaanka muddo xileedkiisa sii dhamaanayo.
Haddaba maxaa qabsaday wixii ka damb eeyay
bartamahii November?
Wixii ka dambeeyay 16-kii
November waxaa gabis ku yimid kulamadii xildhibaanada Baarl amaanka, gaar ahaan
laanta xeer dajinta, ma qabsoomin wax fadhi guud ah.
Xildhibaanada Baarlamaanka waxey ku
milmeen ololaha doorashada iyo xiisadaha ka jira dalka iyagoo u kala qeybsamay
qaanada ha doorarka iska soo kala horjeeda, waxeyna qudhooda ku jiraan
xusul-duub ku saabsan sidii ay kuraastooda dib ugu soo laaban laha ayeen.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS
Maxamed Mursal & ku xigeenkiisa Cabdiwali Muudey waxey 23-ka November 2020
ka qeybgaleen shirkii u socday musharaxiinta mucaaradka tiiyoo ay jirto iney
kulamo gooni-gooni ah musharaxiinta kula yeesheen goobo kala gaddisan.Waxaa la
fahamsan yahay in ololaha doorashada ee jira ay saameyn ku yeelatay qabsoomidda
kulamada u haray golaha shacabka.
Kulamo iyo mooshino iska soo horjeeda oo ka socda
Magaalada Garoowe
Wararka laga helayo M/Garoowe ee Xar unta
G/Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay M/Garoowe ay ka dhaceen kulamo iska
soo horjeeda oo ka dhan ah guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland & kuwo lagu
difaacayo.
Xildhibaano kasoo horj eeda G/B/Puntland
Ab waan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa waxaa ay wadaan qorsho ay uga
keenayaan moo shin si ay xilka uga qaadaan halka Xildhib aano taageersan ay
dhankooda doonayaan in Xildhibaannada kasoo horjeeda guddoomiya ha xasaanada
laga qaado.
Ilo xog-ogaal ah ayaa Risaala u sheegay in
Xildhibaannada garabka Guddoomiyaha Ba arlamaanka Puntland ah ay maanta doonaya
an in xasaanada Xildhibaanimo ka
xayuubiy aan ugu yaraan 5 mudane oo Guddoomiyaha mucaarid ku ah, halka garabka
kalena doona yaan in ay ridaan guddoomiyaha.
Xil.Saleebaan Faarax,
Xil.Maxamuud Maxamed Barre,
Xil.Cabdiraxmaan Dhoorre,
Xil.Cabdiraxmaan Diiriye Carab,
Xil.Cabdi Jamaal Cismaan,
Xil. Sh.Cabdiqani Abshir Surato,
Xil.General Baduugaaye,
Xil.Muuse Jajabsay.
Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka
Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wado dadaalo uuku doonayo in la baajiyo
mooshin ka, inkastoo weli uusan ku guuleysan dadaal kiisa ku wajahan xallinta
muranka u dhexeeya xildhibaannada iyo Guddoomiyaha.
Xigasho:radiorisaala.cim
Maamulka Air Djibouti oo ka hadlay shil ka
diyaaradooda ku gashay Garoowe
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Air Djib outi
ayaa Shalay shil ku gashay Garoonka Diy aaradaha ee M/Garoowe, iyadoo dhinaca
kal ana aanay jirin cid wax ku noqotay shilkaasi.
Diyaaradan oo nooceedu uu ahaa Boeing
737-500 ayaa rak aabka ka soo qaaday M/Har geysa, waxaana uu safarkee da ku
wajahnaa M/Garoowe.
Diyaaradda ayaa ku dhacday dhaba ha ay
diyaaradaha ku cararaan, ka dib markii ay qar xeen 2da lugood ee dambe, sida uu
sheegay Agaasimaha Shirkadda Diyaaradaha ee Air Djibouti, Cabdiraxmaan Cali C/hi.
Agaasimaha oo la hadlay BBC ayaa til maamay
duuliyaha oo ahaa nin khibrad bad an inuu diyaaradda si wanaagsan u fariisiyay,
mana jiraan buu yiri wax rakaab ah oo wax ku noqday. Sidoo kale waxa uu sheegay
inay iminka wa daan qorshe ay taayaro ugu dirayaan M/ Gar oowe, si ay dib ugu
hawlgasho diyaaradda.
Md. Cabdiraxmaan Cali C/hi,
Agaasimaha Shirkadda Diyaaradaha ee Air Djibouti ayaa dhacdadan ku sifeeyay
maqaadiir aan laga baaqsan karin, isla-markaana aanay diyaar adda horey ugu
ogayn wax cilad ah oo taay arada ka haystay.
Dhammaan rakaabkii diyaaradda la socday oo
39 qof ahaa iyo shaqaalihii diyaa radaba ayaa iyagoo badqaba laga soo saa ray
diya aradaasi
Al-Shabaab oo weeraray saldhig ay leeyahiin ciidanka
DF
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weerar ay
xarun ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyahiin deegaanka Sabiid ee G/ Sh/ Ho
ose, waxaana halkaas ka dhashay khasaare kala duwan.
Dadka deegaanka ayaa Caasimadda Onli ne u
sheegay in dhawaqa rasaasta dagaalka ay maqlayeen dhawr saacadood, dagaalkana
uu ahaa mid xoogan oo hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsaday.
Sida ay sheegen ma xaqiijin
karaan khasaara ha rasmiga ah ee kala gaaray ciidamada ku dagaalamay halkaas,
balse Saraakiisha ciidamada Dowla dda waxey sheegeen iney is ka caabiyeen
Al-Shabaab isal markaana ay khasaare gaarsiiyeen.
Ma jiraan warar madax bannaan oo xaqiij inaya
khasaaraha kala gaaray, walow webs ite-yada taageera dagaalyahanada Al-Shaba ab
ee xogahooda gudbiya ay sheegeen in la ba askari ay dileen dagaalyahanada.
Dhawaan ayey aheyd markii dowladda ay
sheegtay in hawlgal laga sameeyay Sh/Hoo se lagu soo qabtay rag sar-sare oo ka
tirsan Dagaalyahanada Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa kusoo aadaya maalmo ka dib
sheegashada dowladda, waxaana deega anka Sabiid uu hoos tagaa D/Afgooye.
Qaramada Midoobay Oo Qabaneysa Shir Looga Hadlayo
Arrin Muhiim Ah
Shirkaan ayaa socon doona laba
maalin, waxaana ka ha dli doona 141 mas’uul kuwa as oo ay ka mid yihiin 53
madaxwayne, 39 Ra’iisul Wasaare iyo 38 wasiir.
Liiska madaxda hadli doonta waxaa ku jira
Madaxda Ururka Caafimaadka Adduunka, Wa kiilka sare ee Q/Midoobe u
qaabilsan xuquuq da aadanaha iyo madaxa
ururka shaqaalaha caalamiga ah.
In ka badan 64 Malyan oo qof ayuu ku dhacay cudurka
Karoona, waxaana u dhintay in ka badan hal malyan, halka ay ka caafimaa deen
dad kor u dhaafaya 44 malyan.
Maxaa ka jira in wiilka wasiir ka tirsan SOMALILAND uu
gabar ku gowracay gurigiisa?
Xukuumadda Somaliland ayaa si
faah-faa hsan uga hadashay dilka haweenay la sheeg ay inuu dilay wiil uu dhalay
Wasiirka qorshe ynta Somaliland Xasan Gafaadhi, xili ay ku sugneyd gurigiisa.
Dilka loo geystay haweenayda oo saacadi hii
u dambeeyay si weyn u qabsaday baraha bulshada, ayey xukuumada Muuse Biixi ku
sheegtay mid laga leexiyay xaqiiqda, iyadoo ku tilmaamtay maran habaabin aan
sal iyo ra ad laheyn
Afhayeenka ciidamada booliska Somalil and,
Faysal Xiis Cilmi oo warbaahinta kula ha dlay xarunta taliska ayaa sheegay in
dilkaasi uusan wax lug ah ku laheyn wiilka la sheegay inuu dhalay wasiir
Gafaadhi, balse gurigiisa la gu dilay, kadib markii uu soo weeraray nin uu
xiriir ka dhaxeeyay.
Waxa kale oo uu sii raaciyey "Falkaasi mar
kuu dhacay kadib ciidamada boolisku howl-gal balaadhan ayey sameeyen, waxayna
tag een goobtii uu deganaa gacan ku dhiigluhu, waxay kasoo saareen faashkii uu
wax ku dil ay iyo toorey kale oo uu haystay iyo weliba garan dhiig leh”.
Marka laga imaado hadalka kasoo baxay
ciidamada booliska Somaliland, waxa saaca dihii u dambeeyay si weyn loogu baahiyey
bar aha bulshada muuqaalo laga duubay ehelka haweenayda la dilay, kuwaasi oo
dilkeeda la xiriiriyey wiil uu dhalay Xasan Gafaadhi, oo ah wasiirka qorsheynta
Somaliland.
Qatar oo waxbarasho siinaysa 57,600 oo carruur
Soomaaliyeed ah
"Waan ku faraxsanahay taageerada
Dowl adda Qatar ay siisay dalkeyga sannadihii la soo dhaafay," ayuu yiri
wasiirka waxbarasha da Soomaaliya Cabdullaahi Xaaji.
Mashruucan ayaa waxaa ka faa'iideysan
doona carruurta dhigata waxbarashada aas
aasiga ee gobollada Puntland, Galmudug, Hir shabeele, Jubaland iyo
koonfur-galbeed Soo maaliya.
Maxamuud Sayid "Shabaab ayaan ka xorr eynay Gedo,
balse DF ayaa naga xoogtay”
Madaxweyne ku xigeenka D/G/Jubbaland
Maxamuud Sayid Aadan ayaa si adag uga had lay arrinta G/Gedo isagoo dowladda
fed eraalka ku eedeeyay iney ka xoogtay maamul ay dhismahiisa iyo xoreyntiisa
dadaal dheer usoo galeen.
"Arrinta Gedo ayaa maalmahaan
miiska Siiraan, Gedo waa gobol kamid ah Jubbaland, markii la dhi sayay
maamulkaan waxaa Gobol kaas ka yimid 500-Ergo, marxalado kala duw an ayaana
laga soo maray” ayuu yiri Maxam uud Sayid Aadan.
Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri: "Dha
wr sano ayey nagu qaadatay inaan ka xorey no Al-Shabaab, waxaan gaarnay heer
aan ka la kaashano dowladii wakhtigaas jirtay, ma ahan wax loo dulqaadan karo”
Iyadoo ay taasi jirto ayuu hadana dowladda ku eedeeyay iney ka xoreysay G/Gedo
markii ay Al-Shabaab ka xoreysteen dadaal iyo juhdi badan kadib wuxuuna yiri: "Shabaab
ayaan ka xorreynay Gedo, balse D/dhexe ayaa naga xorreysay, waxa ay ku qabsatay
dhalinyaro Xamar ay ka uruurisay”
Si kastaba arrinta G/Gedo waa dood tag an
oo u baahan in la xaliyo si loo guda galo doorashada soo socota, waxaana hadda
muu qata in dib u dhac ku yimid jadwalkii kal hore la dajiyay ee ku saabsanaa
doorashooyinka guud ee dalka.
Madaxweyne Farmaajo oo
xil cusub u magacaabay Danjire Yuusuf Garaad
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-DEC-2020
...