HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-DEC-2020

0
Tuesday December 01, 2020 - 10:19:17 in Wararka by
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-DEC-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

DF Soomaaliya oo qiratay inuu ka dhac ay khalad la xariira badda Soomaaliya

    Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa qiratay in manhajka cusub ee dhawaan ay soo daabacday uu ku baxay cabir qaldan oo laga qor ay dheerarka badda Soomaaliya.

    Manhajka cusub ee dowladda Buugiisa maad ada Juqraafiga – fasalka 4-aad ee dugsiga sare ayaa qoraya in badda Soomaaliya dheerarkee du uu yahay 2800 oo KM, halka cabirka saxda ah ee biyaha Soomaaliya uu yahay 3333-KM.

    Qaladkan waxaa la ogaaday markii uu bartii sa Facebook-ga ku baah iyey, sidoo kalena uu wa rbaahinta la wadaagay mid kamid ah macalimiinta dhiga maadada Juq raafiga ee dugsiga sare.

     Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka wax barashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wa saaraddu ay ka mahad celineyso fal-celintii uga timid bulshada ee ku aadaneyd qaladkaas dha cay. "Waxaan ka cudur daaraneynaa guud aha an khaladaadka ku jiri kara daabacaadda ugu ho reysa, gaar ahaan khaladka hadda lagu arkay maadada Juqraafiga fasalka 4aad ee dugsiga Sare, ee ku saabsan dheerarka badda Soomaali yeed,” ayaa lagu yiri warka wasaaradda.

    Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, "Waxaan aaminsanahay maadaama daabacaadani ay tah ay midii ugu horeysay inay soo bixi karaan khala daad kale, waxaanse diyaar u nahay in mar wal ba wixii khaldan ee lagu arko manhajka la saxo daabacaadda xigta hadii  Alle idmo.”

RW Rooble oo Degmada Shingaani guddoon siiyey Koobka Degmooyinka G/Banaadir

R/Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuseen Roo ble ayaa ka qeyb galay daawashada dhamm aadka tartanka ciyaaraha degm ooyinka G/Banaadir oo ku guul eysatay degmada Shingaani.

    Tartankan ayaa waxaa ka qa ybgalay 17ka degmo ee G/Ba naadir iyo degmada Balcad, si loo xoojiyo nabad da iyo isdhexgalka bulshadda. Iyadoo kama da nbeysta tartankan ay isugu soo hareen Shinga ani iyo Cabdicasiis.

     2da kooxood ee kala matalayay degmooyinka Shingaani iyo Cabdicasiis ayaa soo bandhigay ci yaar wanaag ku dhisan xirfad, taasoo soo jiidat ay dhammaan daawadayaasha iyo tageerayaa sha garoonka Istaadiyoow Eng. Yariisow joogay    R/Wasaaraha ayaa u hamba-lyeeyey Kooxda de gmada Shingaani oo hanatay sanadkan koobka Degmooyinka G/Banaadir, isagoo sidoo kale bog gaadiyey dhammaan ciyaartooyda, macalimiinta iyo maamulka ka qeyb qaatay tartankan oo mu ujiyey ilbaxnimo iyo tartan wanaag.

    R/Wasaaraha ayaa dhalinyarada Soomaaliye ed uga tacsiyeeyey dhalinyaradii naftooda ku wa ayey falkii argagixisadu ay ku beegsadeen hab eenkii Jimcaha goob lagu caweeyo.

Maxamed C/risaaq "Eryid ma ahan waxa aan ku sameynay Safiirka Kenya”

       Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soo maaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa ka warbixiyay go’aanka DFS ay ugu yeertay safiirkii u joogay Nairobi, halka Safiirkii Kenya ee Muqdisho jo ogay ku wargelisay inuu dalkiisa aado.

    Wareysi uu siiyay idaacadda VOA ayuu ku sheegay in tallaabada ay qaadeen aanay aheyn eryid la eryay safiirka Kenya, balse ay tahay nid aamka diblomaasiyadda ee dalalka qaarkood sa meeyaan, marka ay jiraan arrimo xasaasi iyo tab ashooyin.

    Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in aanay Soomaaliya aheyn dalkii u horeysay tallaabada as qaada, balse Kenya ay sidan oo kale ay sam eysay sanadkii hore, safiirkeedii u yeeratay.

     Wasiirka ayaa ku eedeeyay D/Kenya inay in muddo ah culeys ku heysay Siyaasiyiinta Soom aaliyeed iyo madaxda D/Goboleedyada faragelin toosn arrimaha doorashooyinka oo ah arrimo gu daha, dalna aan loo baahneyn in dal kale ku xad gudbo.

   D/Kenya ayaa sheegtay inaanay jirin warqad ra smi ah oo ay ka heshay D/Soomaaliya ee ay Safi irkeedii u joogay Muqdisho ku wargelisay inuu dal kiisa ku wadatashi ugu laabto,halka loo yeeray safiirkii Soomaaliay ee joogay Nairobi.

Puntland: Dowladda oo joojisay qaadashada Shillinka Soomaaliga

      D/G/Puntland ayaa joonisay inay canshuur ku qaado lacagta Shillinka Soomaaliga, iyadoo dega annada Puntland sicir barar ba’an ka jiro.

    Wareegto ka soo baxaday madaxweyne Deni ayaa lagu amray W/Maaliyadda inaan kastamka Dekedda Boosaaso, cashuurta Dowladda lagu qaadi karin lacagta shillinka Soo maaliga.

    Wareegtada ayaa lagu sheeg ay in tallaaban la qaaday iyadoo laga duulayo talo bixinta Guddiga dowladdu u xil saartay sicir-bararka, laga billaabo 1-da Decem ber 2020.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

    Garoowe, 30, November, 2020: Madaxweyna ha DG/Puntland Md. Siciid C/hi oo tixraacaya ta lo-bixinta Guddiga dowladdu u xilsaartay sicir-ba rarka ayaa ku amray W/Maaliyadda Puntland ina an kastamka Dekedda Boosaaso, cashuurta Do wladda lagu qaadikarin lacagta shillin Somaliga.

  Ku:W/Maaliyadda D/G/ Puntland

Og: Xisaabiyaha Guud Ee D/G/Puntland

Og: Hanti Dhowrka Guud Ee D/G/Puntland

Og: Bangiga D/G/Puntland

Ujeeddo: Joojin Qabashada Shillin Somaliga ee cashuurta Kastamka Dekedda Boosaaso.

Iyadoo laga duulayo talo bixinta Guddiga Dowl addu u xilsaartay sicir-bararka. Laga billaabo 1-da December 2020, waxaa la joojiyey in aan kas tamka Dekedda Boosaaso, canshuurta Dowlad da lagu qaadi-karin lacagta Shillin Soomaaliga. Fulin wacan  Siciid C/hi Deni Madaxweynaha D/ Puntland –DHAMMAAD-

Maxkamada Ciidamada oo dil ku xukun tay sa rkaal Milatari ah oo lagu helay dambi ah dil iyo kufsi

    Maxkamadda C/Q/S/Soomaaliya ayaa Shalay xukun ku ridday 3 Askari oo ku eedeysan Afdu ub,Kufsi iyo Dil.Maxkamada ayaana la soo taag ay 3 Askari oo lagu kala Magacaabo Xidigle Xo ogga Nuur Aadan Rashiid, 3Xerigle Maxamed Maxamu ud Buulle & Dable Salaad Xareed Cali, waxaana lagu eedeeyay dil iyo ku fsi loo geystay Ismahaan Bakaal Maxamed.

    Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee CQSqeybta 27aad G/le Maxamed Amiin C/l le Aadan, ayaa sheegay in maxkamada xukun dil ah ku riday Xiddigle Xoogga Nuur Aadan Ras hiid (Madoobe) oo lagu helay in kufsi iyo dil u ge estay Ismahaan Bakaal.

    Maxkamada ayaa sidoo kale 5 sano oo xabsi ah ku riday 3 xarigle Xoogga Maxamed Maxam uud Buulle oo lagu helay inuu lahaa qorayga dil ka lagu geestay,waxa ayna Maxkamada sii deys ay Dable Booliis Salaad Xareed Cali oo dambi la gu waayay.

     Askarigan katirsan ciidanka milatariga Soom aaliya ayaa dhawaan D/Balad Xaawo dil iyo kuf si ugu geestay Ismahaan Bakaal Maxamed, wax aana falka uu geestay askarigan si weyn uga ca rooday bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan ku wa ku dhyaqan Balad Xaawo.

Maamulka G/Banaadir Oo Fariin U Diray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka

     Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siy aasadda Maamulka G/Banaadir Cali Cabdi War dheere (Cali Yare) ayaa Aqalka Dowladda Ho ose Shalay kulan la qaatay Guddoomiye ku-xige enada Amniga degmooyinka Gobolka Banaadir.

    Kulanka ayaa waxaa warbi xin ku saabsan xaaladda Amn iga looga dhegeystay Maamul adda Degmooyinka, waxaana intaas kadib Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda kula dar-daarmay iney laaban laaban Howlaha Shaqo ee ay u hayaan Bulshada. Sidoo kale inta uu kulan socday ayaa waxaa Guddoomi ye ku-xigeenada degmooyinka looga xog warey stay xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga, iyadoo    Guddoomiye Cali Yare uu faray inay sii laba jiba aran ka shaqeynta amniga Caasimadda.

     Kulankan oo ahaa mid isla xisaabtan ah ayaa waxaa uu Guddoomiye Cali Yare sheegay in aan marnaba Guddoomiyeyaasha degmooyinka laga aqbali doonin in falal amni darro ka dhacaan deg mooyinkooda, lagula xisaabtami doono.

     Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Agaa simaha Guud ee Amniga, La-taliyaha Duqa M/Mu qdisho dhinaca Amniga iyo Agaasimaha Xiriirka degmooyinka Gobolkaaan Banaadir. 

 owladda Soomaaliya Oo Heshiis Muhiim Ah La Saxiixatay Shirkad Maxalli Ah

    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Md.Duraan Axmed Faarax ayaa Shalay saxiixay heshiis Iskaashi ah oo ay wasaaraddu la saxiix atay shirkadda maxalliga ah ee Hope Labs Gro up.Ujeeddada Iskaashiga ayaa la xiriirta sidii kor loogu qaadi lahaa  Tayada,bed-qabka Shaqaalaha iyo goobaha shaqada,Waxaa kale heshiisk an uu diiradda saarayaa in la soo saaro xirfadleyaal si gaar ah u tababbaran oo haysta Shahaado khibradeed oo la aqoonsan yahay.

     Heshiiskan waxaa lagu hormarin doonaa xar umaha tababbarrada xirfadleyaasha iyo agabya da ay u baahanyihiin, sidookale Waxaa  uu door wanaagsan ka qaadan doonaa in la hormariyo nid aamka kormeerka bed-qabka caafimaadka Shaqa alaha,goobaha Shaqada iyo agabka si looga hort ago khataraha ku imaan kara Shaqaalaha.

     Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada , ay aa sidoo kale daahfuray mashruuca diyaarinta khabiir xirfad yaqaan ah, kaas oo ay si tabaruca ad ah uga faa’iideysan doonaan ilaa 3kun (3,000) oo Arday lagu tababbarayo  27 xirfadood oo kala duwan.

    "Wasaaraddaydu waxay dadaal gelinaysaa sidii lagu dhimi lahaa shaqo la’aanta, si loo gaaro wax aa muhiim ah in la hormariyo xirfadaha iyo bed-qa bka Shaqaalaha, taas oo kor u qaadeysa kalsoo nida shaqaalaha ,loo shaqeeyaha iyo bulshada, waana irid aan ku geleyno kor u qaadista wax soo-saarka iyo la-dagaallanka saboolnimada.” ayuu yiri Wasiir Duraan Faarax.

     Munaasabadda waxaa goobjoog u ahaa, Aga asimaha Guud ee Wasaaradda, madaxa Hope La bsGroup, oo ah shirkad ka shaqeysa Horumarinta xirfadaha iyo bedqabka Shaqaalaha, Culimo, Gan acsato iyo saraakiil ka tirsan Wasaaradda.

Madaxweyne Deni oo kormeeray qaar kamid ah Xarumaha dowladda

    Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid ayaa Shalay kormeeray qaar ka mid ah xarumaha dow ladda gaar ahaan W/Amni-ga,Shaqada Shaqaala ha,Qorsheynta,Ganacs-iga,Tamarta iyo Macdanta, Hanti-dhowrka guud iyo xarunta xiriirka qurbajo ogta Puntland.

    Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in Madaxw eynuhu kormeer ku sameeyay shaqada ka socota dhammaan Wasaa-radaha iyo Xarumaha kale oo uu booqday Shalay, si loo hubiyo Adeeg yada loo hayo Shacabka.

   "Md.Dani ayaa u kuurgalay shaqada ka socota xafiisyada kala duwan ee xarumahaasi, wuxuuna warbixin ka dhegaystay Mas’uuliyiinta xarumaha uu kormeeray.” Ayaa lagu yiri Qoraalkaas.

Kormeerka Md.Dani ee xarumaha Hay’addaha Do wladda, ayaa qeyb ka ah qorshaha tayeynta hay’ adaha dowladda si loo hubiyo in adeegyada dowl adda lawada gaarsiiyo dadweynaha.

Shabaabkii ugu badnaa oo lagu laayey daga alka Bacaadweyne iyo wararkii ugu dambeey ey

      Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaar aya deegaanka Bacaadweyne ee G/Mudug ayaa sheegaya in halkaas laga saaray maleeshiyadii ka tirsaneyd Al-Shabaab ee Shalay aroortii hore soo weerartay gudaha magaalada iyo taliska qe ybta 21-aad ee ciidamada xoogga.

     Dagaalka oo muddo socday, isla markaana ku billowday qaraxyo ay aa waxaa Al-Shabaab u suurta gash ay inay gacanta ku dhigaan inta bad an Magaalada iyo saldhiggii ay dag anaayeen ciidamada 21-aad ee xoogga dalka.

     Sidoo kale Al-Shabaab ayaa gacanta ku dhig tay 4 gaari oo kuwa dagaalka ah oo laba kamid ah ay saarnaayeen qoriga suugga.

     Saacado kadib waxaa magaalada iyo banana keeda ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeyey da dka deegaanka Bacaadweyne, ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab taasoo keentay in ugu dambeyn laga adkaado Shabaabkii weerarka soo qaaday.

    Sida ay dadka deegaanka ah u xaqiijiyeen sha bakadda Caasimada Online, dagaalkii 2aad ee ka qarxay magaalada ayaa waxaa lagu dilay ku dha waad 25 ka tirsan Al-Shabaab-kii weerarka soo qaaday, waxaana dadka deegaa-nka u suurtagash ay inay dib u soo celshaan laba kamid ah gawaar idii ay Al-Shabaab wee-rarkii 1aad ku qabsatay.

     Sidoo kale, dad goobjoogayaal ah ayaa Caas imada Online u xaqiijiyey in gacanta lagu dhigay 4 ka mid ah maleeshiyadii ka tirsaneyd Al-Shab aab ee weerarka soo qaaday oo 3 kamid ah ay yi hiin dhaawac aad u daran.

    Waxaa baraha bulshada lagu faafiyey sawira da dagaalamayaashii ka tirsanaa Al-Shabaab ee lagu laayey dagaalka iyo mid kamid ah kuwii ga canta lagu dhigay iyagoo nool oo la sheegay inuu ahaa horjoogihii Al-Shabaab ee dagaalka Shalay dhacay.

      Dhanka kale, Al-Shabaab ayaa weerarka ay aroortii hore soo qaaday ku dishay illaa 6 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ee ku sugnaa gudaha saldhigga 21-aad, waxayna dadka deeg aanka xaqiijiyeen in 4 kamid ah 6-da askari ee la dilay la gowracay.

     Waxaa hadda dagan xaaladda M/ Bacaadwe yne,waxaana goobihii lagu dagaalamay dib u qab saday CDS oo garab ka helayo ciidamo u abaabu lan hab beeleed oo ku sugan gudaha Magaala da.

    Weerarkaan ayaa wuxuu kusoo aadayo xilli Go bollada Mudug iyo Galmudug uu 7aadyadii lasoo dhaafay ka socday dhaq-dhaqaaqyo Ciidan oo ay kala sameynayeen Ciidamada DFS gaar ahaan qaybta 21-aad, askarta Galmudug & Al-Shabaab.

21-kii June 2020, Al-Shabaab ayaa weerar ay u adeegsatay gaari walxaha qarxa ay kusoo rartay ku weerartay xeradaan, balse taliska qaybta 21-aad ayaa sheegay xiligaas in uusan khasaare ga arsiin qaraxaas, isla markaana ciidamada ay too gteen wadaha. Xigasho:caasimadda.net

Somaliland oo ‘soo masaafurisay’ Xildhibaan Mustafa Dhuxulow

     Ciidamada Somaliland ayaa Shalay dib u sii yey xorriyaddiisa Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka tirsan golaha sha cabka, sidoo kalena ah musharrax u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada 2020/2021-ka.  Somaliland ayaa lagu soo warramayaa in ma s’uulkaasi ay ka soo masaaf-urisay M/Hargeysa, wuxuuna ku soo wajahan yahay magaa-lada Muqdisho. Xildhibaankan ayaa waxaa Dorraad lagu xiray garoonka diyaar-adaha Cigaal ee M/Hargey sa, kadib markii uu ka dagay halkaasi. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daray in ujeedka safarka Musharrax Mustaf Dhuxulow uu la xiriiray, kadib casuu-maad uu ka helay hay’ad laga leeyahay dal ka Jarmalka.

    Weli war rasmi ah kama soo bixin Somaliland oo ku aadan xariga iyo masaafuriska mas’uulka asi oo ka tirsan DFS.

    Xarigga la-gula kacay Mustafa  Dhuxulow ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay si aad ah looga ha dal hayey baraha bulshada ee Internet-ka.

     Somaliland oo tan iyo 1991-kii raadineyso icti raaf ay uga go’eyso Soomaaliya inteeda kale ay aa si weyn uga soo horjeeda DFS, waxaana weli sidii la rabay u socon wada-hadallada 2da dhinac oo siyabo kala duwan uga dhacay dalal dhowr ah.

Jubbaland oo shaacisay sababta ay u soo ma gacaabi la’dahay Xubnaha Guddiyada doora shooyinka

     D/G/Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay sa babaha keenay inaysan gudbin xubnaha Guddiya



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip