Tigree-Ga Oo Mar Kale Duqeyn Culus Ka Fulisay Magaalooyin Ka Tirsan Eritrea

0
Saturday November 28, 2020 - 17:03:43 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tigree-Ga Oo Mar Kale Duqeyn Culus Ka Fulisay Magaalooyin Ka Tirsan Eritrea

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

 
           Qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Asmara Dekemehari, Gemehalo iyo Nefasit ee dalka Eritrea, sida ay ku warrantay warbaahinta Maxaliga ee howlgasha Caasimadda dalka Eritrea ee Asmara.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay u muuqdeen weerar gantaalo ah oo dhanka TPLF ka yimid, mana jiraan wax qasaaro ah oo ilaa iminka la sheegay.

     Safaarada Mareykanka ee Asmara ayaa muwaadiniinta u sheegtay in aanay guryaha ka bixin, waxaana aysafaaraddu ay bogeeda internetka ku qortay in qarax laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Asmara.

           Dowlada Eritrea wali wax war arrintan kuma soo saarin, waxaana falkan uu daba joogaa labo isbuuc ka dib markii sidan oo kale maleeshiyaadka TPLF ay sheegteen 3 gantaal inay ku rideen magaalada Asmara




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip