JINI MISE INSI ?=Hadana Musharixiinta iyo Minxiisyadoodu, maxaa kale oo ay ku dacwoo doonaan?=.

0
Monday November 23, 2020 - 23:31:42 in Wararka by
  • Visits: 1472
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    JINI MISE INSI ?=Hadana Musharixiinta iyo Minxiisyadoodu, maxaa kale oo ay ku dacwoo doonaan?=.

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ookiyaalihii ayaan iska soo hilmaamay ee Kuraasta ma Jiniyaa ku Fadhiyo mise Insi ?. Haddii Jini fadhiyo "Qul uuxiyo” u aqriya, Haddii Meeyto Fadhido "Qulhuwale ” u Aqriya, Hadii Dad fadhiyana "Birabi naas” u aqriya, si aad uga nabad gasho ” Sharta waswaaska warkooda ( ‘F.S:1& 2aas).

 
Maxaa laga Hadlayaa? ma ciyaalka Gudiga ah, hala bedelo oo kaliyahaa? Haddii ey sidaa tahay waxaa ku filan in lagu yiraa: waa la bedelaa. weliba Liska Gudiga aad la timaadiin ayaa la qaadanayaa, waana la idinaka aqbalay, Sidiisaba Gudiga Doorashadu male Cod Doorasho.
 
Laakin Labo la badali maayo.
 
1. Liska Xildhibaanada Golaha Shacabka ee aan Diyaariyay iyo Odayaashii ii soo xuli lahaa.
 
2. Xildhibaanada Maamul Gobaleedyada ee aan diyaarsaday si ey iigu soo xulaan Aqalka Sare, ileeyn iyagaa oo kaliya ayaa xaq u leh soo xulidiisa.
 
Hadana Musharixiinta iyo Minxiisyadoodu, maxaa kale oo ay ku dacwoo doonaan?.
 
Ajandaha ma ku jirtaa shuruudo saameynaya wax Dadka u Dan ah. sida : Afartii Dekadood halaga noqdo, Xadka Badda Somalida lama yareey karo, Heshiisyadii Shidaalka hala hakiyo, Maamul u sameynta Gobalka Banadir, sii wad ilaa Ayaxa iyo Abaaraha Go’aanada maku jiraan, mise waa Ciyaal Guddiya ceeyrsigood oo kaliya.
 
mise Dana Dadweyne laga hadlimaayo ee waa Safka igu sawir Anigana oo kaliya ( F.S: 3aad).
 
Ookiyaalo ma heeystee iga hubi kuraasta yaa fadhiyo!!!.
 
Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip