Deg Deg:- Caruur Barkad ku dhacay oo ku Geeriyooday Galgaduud

0
Friday March 18, 2016 - 22:17:28 in Wararka by
  • Visits: 577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:- Caruur Barkad ku dhacay oo ku Geeriyooday Galgaduud

    Wararka Caawa naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Afar Caruur ah oo Saddex kamid ah ay Walaalo yihiin ay ku dhinteen Barkad ay ku dhaceen oo ku Taalla Tuulada Shiilo-madow oo Duleedka ka ah degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Caawa naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Afar Caruur ah oo Saddex kamid ah ay Walaalo yihiin ay ku dhinteen Barkad ay ku dhaceen oo ku Taalla Tuulada Shiilo-madow oo Duleedka ka ah degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Caruurta oo doonayay in ay Biyo ka Cabaan Barkadda ku taalla Tuulada Shilo-madow ay sidaa ugu dhaceen.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galnudug ee Degmada Caabudwaaq ku sugan ayaa sheegay in Caruurta laga soo saaray Barkadda ay ku dhaceen,iyagoon Meyd ah.

Dhacdadaan oo ah Mid Xanuun badan ayaa waxaa Dadka Degaanka ay sheegeen in ay Sababtay caruurta oo Haraadsanaa oo doonayay in ay Barkadda Biyo ka Cabaan,balse Tii Alle ay u timid oo ay halkaa ku wada Geeriyoodeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip