Daawo hub iyo saanado milateri oo laga dhoofinayo Garoonka diyaaradaha Muqdisho

0
Friday March 18, 2016 - 20:05:19 in Wararka by
  • Visits: 551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo hub iyo saanado milateri oo laga dhoofinayo Garoonka diyaaradaha Muqdisho

    Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Air Port magaalada Muqdisho waxaa maanta laga dhoofiyay hub iyo saanado Milateri oo ku socda maamulka Puntland, iyadoo Dowladda Federaalka ay sheegtay in saanadaan Milateri ay ku socoto c

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Air Port magaalada Muqdisho waxaa maanta laga dhoofiyay hub iyo saanado Milateri oo ku socda maamulka Puntland, iyadoo Dowladda Federaalka ay sheegtay in saanadaan Milateri ay ku socoto ciidamada 54-aad ee gobolka W/Bari ee uu ka taliyo maamulka Puntland.
S/Guuto Cali Baashi Maxamed Abaanduuliyaha ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka ayaa iyagu goob ka ahaa shixnadaha hubka ah ee laga dhoofinayay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

"Saanadaha Milateri waa gurmad ka kooban Sahay ciidan iyo raashin la gaarsiinayo ciidamada 54-aad ee Puntland ku sugan” ayuu yiri Abaanduuliyaha ciidamada xoogga dalka oo sheegay in mar kastaba ay diyaar u yihiin taageerada milateri iyo sahayda kale ee ay u baahan yihiin ciidamada Dowladda meel kasta oo ay joogaan.

XIGASHO:-SOMALIWEYN.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip