Sacuudiga oo Sheegay inuu Soo Afjari Doono Duqeymaha uu Kawado Yemen

0
Friday March 18, 2016 - 19:59:27 in Wararka by
  • Visits: 526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sacuudiga oo Sheegay inuu Soo Afjari Doono Duqeymaha uu Kawado Yemen

    Dawlada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in goor dhow lasoo afjari doono duqeyntii ay ku heysay ayada iyada xulufadeedu dagaalyahanada Xuutiyiinta ee dalkaasi Yemen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in goor dhow lasoo afjari doono duqeyntii ay ku heysay ayada iyada xulufadeedu dagaalyahanada Xuutiyiinta ee dalkaasi Yemen.
Afhayeen u hadlay dawlada dalkaasi Sacuudiga ayaa sheegay in dagaalkaas oo socda muddo kudhow hal sano ay soo afjari doonaan. Mareykanka ayaa arintaa durbasoo dhaweeyay.

Si kastaba ha ahaatee, horay ayaa khubaro ay u sheegeen in isbahaysiga Sacuudigu hoggaaminayo uu duqeeyay meelo dad rayid ah ay kusugnaayeen ayagoo dabadeed dadkaa rayidka ah gaarsiiyay dhimasho iyo dhaawac intaba.

Qaxooti badan oo Soomaali ah oo dhowr iyo labaatankii sano ee dagaalka sokeeye uu kajiray Soomaaliya u qaxayay Yemen ayaa markii duqeyntu ka bilaabatay Yemen qaarkood dib ugu soo noqdeen Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip