Arsenal oo xalay gurigeeda looga adkaaday

0
Monday November 09, 2020 - 12:54:29 in Wararka by
  • Visits: 1581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo xalay gurigeeda looga adkaaday

    Kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska oo ay xalay wada cayaareen naadiyada Arsenal oo Emirates joogta iyo Aston Villa oo mart u aheyd ayaa ku soo idlaaday 3-0 oo lagu kala diray Arsenal. Daqiiqaddii 25-aad qeybta hore ee cayaarta ciyaaryahanka da&#

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska oo ay xalay wada cayaareen naadiyada Arsenal oo Emirates joogta iyo Aston Villa oo mart u aheyd ayaa ku soo idlaaday 3-0 oo lagu kala diray Arsenal. Daqiiqaddii 25-aad qeybta hore ee cayaarta ciyaaryahanka da'da ayr ee Arsenal Bukyo Saka ayaa shabaqa kooxdiisa u dusiyay gool uusan filaneyn. Ollie Watkins oo u cayaara Aston Villa ayaa Arsenal ugu daray goolka 2-aad ciyaarta oo mareysa 72 daqiiqo, wuxuuna ahaa gool ay ku niyad jabeen jamaahiirta Arsenal iyo macallin Arteta. Watkins oo aysan ka qasneyn ayaa dhaliyay goolkiisii 2-aad islamarkaana ahaa goolka 3-aad ee xalay Emirates ku dhalisay Aston Villa daqiiqaddii 75-aad, iyadoo ciyaarta ayaa ku soo dhammaatay Arsenal 0-3 Aston Villa. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip