Madaxda Yurub oo go'aan kama dambeys ah ka gaaraya qaxootiga faraha badan ee dalalkooda aadaya

0
Friday March 18, 2016 - 12:06:48 in Wararka by
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Yurub oo go'aan kama dambeys ah ka gaaraya qaxootiga faraha badan ee dalalkooda aadaya

    Madaxada ururka midawga Yurub ayaa ugu dambeyn dawlada Turkiga a gaaraya heshiis lagu xakamaynayo qaxootiga faraha badan ee dalalkooda ku qul qulaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxada ururka midawga Yurub ayaa ugu dambeyn dawlada Turkiga a gaaraya heshiis lagu xakamaynayo qaxootiga faraha badan ee dalalkooda ku qul qulaya.
R/wasaaraha Luxembourg Xavier Bettel ayaa sheegay in maanta dhigiisa dalka Turkiga ay wada gaarayaan heshiis lagu xoojinayo heshiiskii hore loo galay ee ahaa qaxootiga faraha badan lagu celsho dalka Turkiga oo aysan Yurubta kale u gudbin.

Heshiiskaan ayaa qayb ahaa dhigaya in dadka magan galyo doonka ah ee Girooga iyo Yurubta kale taga dib loogu celin karo dalka Turkiga xeryo ku yaala

Haweenayda madaxda ka ah dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa iyana u sheegtay wakaaladda wararka Reuters in in kastoo dawlada Turkiga ay la kulantay cambsaareyn heshiiskaan dartiis haddana dhawaan dawladaha Yurub ay bilaabi doonaan in si sharciyaysan u qaaabilaan dadka qaxootiga ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip