Kuuriyadda Waqooyi oo gantaal kale tijaabisay

0
Friday March 18, 2016 - 11:47:08 in Wararka by
  • Visits: 463
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kuuriyadda Waqooyi oo gantaal kale tijaabisay

    Dawlada Kuuriyada waqoyi ayaa tijaabisay gantaal nooca balaastikada ah ayadoo ay cuna qabatayn saaran tahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Kuuriyada waqoyi ayaa tijaabisay gantaal nooca balaastikada ah ayadoo ay cuna qabatayn saaran tahay.
Waakaladda wararka u faafisa Kuuriyada koofureed oo soo xiganaysa saraakiil ciidan ayaa sheegtay in gantaalkaan ay xukuumadda Pyongyang ku tijaabisay dhanka badda.

Sidoo kale saraakiil u hadlay dawlada Maraykanka ayaa xaqiijiyay dawlada Kuuriyada waqooyi ay tijaabisay gantaalkaas Balastikada ka sameysan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip