GUDDIGA BADBAADINTA URURKA SUXUUFIYIINTA QARANKA SOOMAALIYEED EE NUSOJ

0
Friday March 18, 2016 - 11:26:51 in Wararka by
  • Visits: 520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDDIGA BADBAADINTA URURKA SUXUUFIYIINTA QARANKA SOOMAALIYEED EE NUSOJ

    Ujeeddo: WRSAXAAFADEED:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeeddo: WRSAXAAFADEED:
Rif/GBSN004/16 16/3/2016
Guddigan BadbaadintaUrurka Suxuufiyiinta Qaranka ee  Nusoj, Maanta ay Taariikhdu tahay 16 maarso 2016, uu soo saaray Warsaxaafadeedkaan ,Guddiga wuxuu soo dhaweynayaa Heshiiskii ay heshiiyeen labdii garab ee ururka Nusoj oo Muddo 5ta sano ah xal loo helin oo maanta ay heshiiskaas a ku yimid dadaal dheer ka dib waxaan ku baaqeynaa qodobada soo socdo:
Qodobbada ugu muhiinsan ee War-murtiyeedka waxaa ka mid ah :-
1-in muqaddas ay tahay madaxbannaanidda Ururka Suxuufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj
2-in lagu dhaqmo lana dhowro xukunka maxkamadda sare
3-mar haddii Nusoj ay midowday waan ka
fiirsaneynaa haddii aan nahay Giddiga Badbaadada Nusoj oo mid ah kana wada hadleya Shirweynaha Ururka loo qaban lahaa
4- Guddiga wuxuu ku baaqayaa in howl walba o la qabanyo aas aas dastuurka Ururka Nujoj
 
5-haddii aan nahay guddiga waxaan taageeneynaa in xubanah Nujoj ay xaq u leeyihiin inay wax dooran karaan waxna ka badeli karaan,si waafaqsan Dastuurka Ururka
haddaanu nahay Guddiga waxaan raalli gelin ka bixineynaa aflagaaddada iyo waraaqaha sida khaldan uga baxay
7-Haddii aanu nahay Gigga Xil kama Qaadi karno mana u Dhiibi karno ilaa iyo golaha guud ee ururka Nusoj doortaan hoggaan ama diidaan .
8-Guddigu wuxuu ku baaqayaa inta samaha jecel iyo inta taageerta Ururkaan iyo Beesha Caalamka inay taageeraan heshiiskaas ay gaareen dhinacyadii isku heystay lana taageeraa madaxbannanida ururka Nusoj
9-Guddigu waxaa uu ugu baaqayaa hey'adaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Hye'adaha Caalamkaba ee daneeya arrimaha saxaafadda in ay xoojiyaan wada shaqeynta ay la lahyed ururka Nujoj maadaama ay marxalad kala gur ah lagu jiro saxaafadda soomaaliyeedna u baahan tahaya inay hesho xornnimmo madaxbannaani .
mahadsanidiin
guddoomiye ku xigeenka guddiga badbaadada Ururka Suxuufiyiinta Nusoj
Malyun Sheikh Hiadar..........




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip