Madaxii Naadiga Barcelona oo Shaqada ka Tagay

0
Wednesday October 28, 2020 - 10:34:45 in Wararka by
  • Visits: 1402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxii Naadiga Barcelona oo Shaqada ka Tagay

    Madaxweynaha kooxda kubadda cagta ee Barcelona, Josep Maria Bartomeu ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkiisii uu ka hayay naadiga. Xil ka tegista masuulka ayaa jawaab u ahayd kaddib markii xubno badan oo ka tirsan maamulka kooxda ay kalsooni

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta ee Barcelona, Josep Maria Bartomeu ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkiisii uu ka hayay naadiga. Xil ka tegista masuulka ayaa jawaab u ahayd kaddib markii xubno badan oo ka tirsan maamulka kooxda ay kalsoonidii kala laabteen. Waxaa la go'aamiyay inuu jiri doono gole ku meel gaar ah oo maareynaya arrimaha kooxda, oo uu madax u yahay Carlos Tusquets, oo ah madaxa guddiga dhaqaalaha iyo sharciga, wuxuuna ka shaqeyn doonaa in lagu qabto doorasho ugu badnaan muddo 3 bilood ah. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip