Duubabka dhaqanka Hirshabeelle oo si diirran loogu soo dhaweeyay Jowhar.

0
Thursday October 22, 2020 - 00:15:39 in Wararka by
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duubabka dhaqanka Hirshabeelle oo si diirran loogu soo dhaweeyay Jowhar.

    Muqdisho:-Magaalada Jowhar ee Gobalka Sheekh Dhexe waxaa gaaray qaar ka mid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle kuwaaso ka qeyb qaadanaya soo xulista Baarlamnka labaad ee Maamulka Hirshabeelle, waxaana hogaaminayay Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:-Magaalada Jowhar ee Gobalka Sheekh Dhexe waxaa gaaray qaar ka mid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle kuwaaso ka qeyb qaadanaya soo xulista Baarlamnka labaad ee Maamulka Hirshabeelle, waxaana hogaaminayay Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi, iyadoo garoonka Jowhar ay ku soo dhaweeyeen Xilibaanno, Wasiiro iyo guddiga farsamo soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle. Guddoomiyaha guddiga Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay inay soo dhameestirmaan duubabka dhaqanka Hirshabeelle.

Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi oo dhankiisa hadalka qaatay ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu baahiyay baraha bulshada, kaaso lagu sheegay inuu ka soo horjeedo dhismaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo markale doorashadiisa ka dhaceyso magaalada Jowhar.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip