Qaxooti Soomaali ah oo loo qaaday dalka Mareykanka+Sawirro

0
Tuesday March 15, 2016 - 08:47:09 in Wararka by
  • Visits: 766
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaxooti Soomaali ah oo loo qaaday dalka Mareykanka+Sawirro

    Hay adda Qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee magaacala cape town ee dalka koonfur Africa ka dhoofisay in kabadan 20 qoys oo Soomaali ah ku waa oo ku sii jeeda waddanka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay adda Qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee magaacala cape town ee dalka koonfur Africa ka dhoofisay in kabadan 20 qoys oo Soomaali ah ku waa oo ku sii jeeda waddanka Mareykanka.

Dadkan loo dhoofiyay dalka Mareykanka ayaa isugu jiro dhalinyaro haween iyo waliba qoysas wata caruur ku dhalatay Dalkan koonfur Africa.

Macalin Ibrahim oo ka mid ahaa dadka baxayay ayaa tibaaxay in uu dhibaatooyin kala duwan la kulmay mudadii uu ku Noolaay wadanka koofur Afrika.

"South Sfrica dadkeedu waa na dhibeen waxayna ii geysteen dhac iyo jir dil dhowr jeer ilaahayna maanta waxaw ii qadiray inaan inigoo nabdoon aan ka baxo” ayuu yiri Macalin Ibraahin.

123

Sawir-qaade: Cabdulaahi Ibraahim "Dasar” South Africa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip