WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 15-KA MAARSO 2016-KA

0
Tuesday March 15, 2016 - 08:09:22 in Wararka by
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 15-KA MAARSO 2016-KA

    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO WARPADAHA AQOONSIGA KA GUDDO OMAY D`NJIRAHA AUSTRALIA Madaxweynaha JF.SoomAaliya, Md. Xasan S`eekh Maxamuud ayaa shalayxa2unta madaxtooyada kaga guddoomay warqadihi aqoonsiga,`Danjiraha Australia, wa+iilka ug&aa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO WARPADAHA AQOONSIGA KA GUDDO OMAY D`NJIRAHA AUSTRALIA Madaxweynaha JF.SoomAaliya, Md. Xasan S`eekh Maxamuud ayaa shalayxa2unta madaxtooyada kaga guddoomay warqadihi aqoonsiga,`Danjiraha Australia, wa+iilka ugá noqon doona Soomaaliyi, Mr John Feakes.$MadaxweynahA ayaa wakiilka uga wa ramey xaaladda dalka iyo horumarka ilaa iyo haatan lagu tallaabs adey ee dhinacya da dowlad djisidda, ba ahinta xukunka, amniga iyo caqabadaha weli waddanka ka jira. waxaa uu Mad ax weynaha ka co dsadey dowladda Austral ia inay gacan ka geysato barnaamijka DF ee Soomaaliya ee la xiriira horumarinta dhalinyarada iyo shaqa abuurka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale uga mahad celiyay Australia, taageerada ay u fidiso Soomaaliya, gaar ahaan dhacdaddii dhowaan ay ciidammada Australia ku qab teen hub si sharci darro ah loogu soo wad ey Soomaaliya. Mr.Feakes,Danjiraha cus ub ee Austr alia, ayaa Madaxweynaha iyo DF ee Soo maaliya ugu hambalyeeyay ho rumarka la gu tallaabsadey dhinacyada amniga, siy aasadda, hirgelinta nidaamka federaalka iyo xasilinta dalka, isagoo she egay in Aus tralia iyo beesha caalamka ay ka warha yaan xaaladaha adag ee do wladda Soom aaliya ku shaqeyso.

Danjiraha ayaa ka mahad celiyay si da diiran ee loogu soo dhoweeyay dalka, waxaana uu ballanqaaday inuu ka shaq eyn doono xoojinta xiriirka labada dal, dhi nacyada kaalmada horumarinta, maalga shiga iyo gacansiinta hannaanka siyaasa dda Soomaaliya ee 2016ka. Munaasaba dda waxaa goob joog ka ahaa Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibed da ee Soomaa liya,Mudane Axmed Cali Kadiye iyo ma s’uuliyiin kale oo ka kala socday lab ada dal.DHAMMAAD

GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HIIRAAN OO RAJO KAMUUJIYAY SHIRKA MAAMUL SAME YNTA LABADA GOBOL HIIRAAN IYO SH/DHEXE

Guddomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ‘Dabaged’ oo ka hadlay arr imaha dhismaha Maamul u sameynta 2da gobol ee Hiiraan iyo Shabelaha dhexe isa goo rajo kamuujiyay in dib loo bilaabo shir ka dhismaha maamulka labada gobol.

Yuusuf Axmed Hagar G/G/Hiiraan oo war eysi siiyay idaacada VOA laanteda afka soomaaliga ayaa sheegay in dadka dega labada gobol ay diyaar u yihiin dhismaha maamulka cusub.

"Rajada aan hadda ka qabo dhisma ha maamulka G/Hiiraan iyo Sh/dhexe waa mid wanaagsan maxaa yeelay waxa jira da’daalo aan ku xalineyno dadka ka soo jeeda inkastoo wax kasta oo la bila abayo ay wataan culeys’’ayuu yiri guddoo miye Yuusuf Axmed Hagar.

Sidoo kale G/G/Hiiraan Yuusuf Daba ged waxa uu sheegay in dadka dega 2da gobol ay yihiin kuwa u diyaar ah dhisma ha maamulka loo sameynayo labada gob ol maamulkan uu noqon doono mid ka dhisma fudud m/muladii horay loo dhisay. Hase yeeshee dhowaan ayuu sheegay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan in 2da maamul ee Sh/dhexe iyo Hiiraan uu mada xweyne Xasan Sh.u xil saaray in ay horm uud ka noqdaan dhismaha maamul u sameynta labada gobol.

Balse, waxaa muuqanaysa haatan in wasaarada arrimaha gudaha ay bilowday dadaalo ay ku dooneyso in lagu xalliyo sa babihii hakadka geliyay shirka oo uu si ra smi ah u furay horaantii bishii Janaayo Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud.

Hadalka Yuusuf Axmed Hagar ayaa wa xa uu imaanaya dorraad Magaalada Bale dweyne uu soo gaaray wafdi uu hogaami nayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xuk uumada Soomaaliya C/maan Maxamed Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo.

ASKAR CIRAQIYIIN AH OO LAGU DILAY WEERAR DALKAASI KA DHACAY.

Ugu yaraan 22 askari oo ka tirsan cii damada dawlada Ciraaq ayaa ku geeriy ooday ka dib markii dagaalamayaal ka tir san ururka Daacish ay weerareen xero ay ciidamadaasi ka degen yihiin magaalada Ramadi oo ku taala koofur galbeed wada nka Ciraaq.

Wararku waxay sheegayan in weerarka oo ku bilowday qarax weyn uu xigay daga al toos ah. Saraakiil ciidan ayaa warbaah inta u sheegay in 22 askari ay ku waaye en weerarkaasi hase ahaatee willi xerada ay ku sugan yihiin ciidamada dawlada.

Magaalada Ramadi oo ka tirsan gobo lka Anbar waxay gacanta dawlada Ciraq gashay bishii December ee sanadkii naga dhamaaday ee 2015 markaasoo ay xoog ugaa saareen kooxda Daacish.

JAALIYADA SOOMAALIYEED EE GOBOLKA VIRGINIA OO SOO DHAWEYN U SAMEEYAY GUDOOMIYAHA JAAMACADA SIMAD

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiya ha jaamacada SIMAD ee magaalada Mu qdisho Md. Dahir Xasan Cabdi (Dahir Car ab) oo maalmahanba ku sugnaa gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa xalay la kulmay qaar ka mid ah jaaliyada Soo malaiyeed ee ku nool gobolada Virginia, Washindgton DC iyo Maryland.

Munaasabad ay ugu tala galeyn jaaliy ada Soomaaliyeed ee gobolka Virginia Gudoomiyaha iyo wafdigiisa oo habeen hore ka dhacday degmada Anandale ee gobolkaasi ayaa waxaa hadalo kasoo jee diyey macalimiin horay wax uga soo dhig ay jaamacadii Umada iyo sidoo kale Dr. Cabdicaziiz Sheikh Mohamud (Maalingu ur) oo ka mid ah xubnaha wafdiga ee ka yimid magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha Jaamacada SIMAD Dr. Dahir Carab oo hadal ka jeediyey munaas abada ayaa ka warbixiyey xaaladaha ay soo martay SIMAD oo uu sheegay in mar keedi hore lagu bilaabay hab machad aha an ah, kadibna loo badalay jaamacad, mu ddo laga joogo shan sanadood.

Wuxuu sheegay in jaamacada ay ka koobantahay sagaal kulliyadood oo kala duwan kuwaas oo ay dhigtaan ku dhawa ad 4 kun oo arday Soomaaliyeed ah. Wuxuu intaasi raaciyey in jaamacada ay dhaqaalo kubixiso tataynta shaqaalaha ja amacadda kuwaas oo waxbarasho heer ka sare ah loogu diro dalka dibadiisa si ay ula soo laabtaan aqoon iyo ilbaxnimo ka duwan tan dalka taala isla markaana ay ka qaybqaataan horumarka dalka iyo kan jaamacaddaba.

Jaamacada SIMAD oo ka mid ah jam acadaha ugu wanaagsan dalka gaar ah aan magaalada Muqdisho, ayaa xiriir la leh jaamacado badan oo dibadda ah, wax aana hada socda qorshe lagu wanaajina yo xiririka jaamacada iyo qaar ka mid ah jaamacadaha dalka Mareykanka.

Jaamacada SIMAD ayaa waxa ay lee dahay kulliyadaha kala ah, Maamulka, Cil miga Kambuyuuterka, Sharciga, Waxba rashada, Caafimaadka, Injineeriyada, cu luumta bulshada iyo kulliyada dhaqaala ha.

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALI YA OO LA KULMAY AMIIRKA KUWAIT, GUDBI YAY FARIIN UU KA SIDAY MADAXWEYNAHA...

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arri maha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalga shiga ee JFS. H.E. Dr. Abdusalam Hadli ye Omer ayaa socdaal shaqo ku jooga dalka Kuwait ka dib cazuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa H.E Sheikh Sab ah Khaled AlHamad AlSabah.

Ka dib imaanshihiisa Caasimadda Kuwait ,waxaa si toosa Wasiirka loogu gudbiyay madaxtooyada dalkaas, halkaasi oo uu kula kulmay Amiirka dowladda Kuwait H.H. Sheikh Sabah AlAhmad AlJaber AlSabah, waxaana wasiirku uu u gudbiy ay Amiirka dalka Kuwait dhambaal uu ka siday Madaxweynaha JFS H.E Hassan Sh. Mohamud, ka dibna wasiirka waxa uu ka mahad celiyay siday Kuwait u garab ist aagtay Soomaaliya duruufihii adkaa ee ay soo martay, wuxuuna sheegay Amiirku in uu dalka Kuwait uu diyaar u yahay in uu soomaaliya wax kasta u qabto oo garab istaag ah .

Wasiir Hadliye ayaa la kulmay Ra’isul Wasaaraha dalka Kuwait H.H. Sh.Jaber AlMubarak AlHamad AlSabah, waxa uu na gaarsiiyay salaan uu ka siday Ra’iisul Wasaaraha XFS.H.E. Omar Abdirashid Ali Sharmarke, isagoo bogaadiyay kaalin ta Kuwait ay ka qaadatay Arrimaha Soom aaliya .

Kulamadaasi ka dib , Wasiirka Arrima ha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee JFS waxa uu kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisul wasaare kuxigeenka koowaad ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Kuwait H.E. Sh. Sabah Khalid AlHamad AlSa bah,waxaana lagu soo dhoweeyay si maq aam sare leh, waxaana kulankaasi looga wada hadlay dib u furidda Safaaraddii Ku wait ay ku laheyd caasimadda Muqdis ho,Shirka Waxabarashada Soomaaliya ee ay martigelineyso dowladda Kuwait, ka howlgelinta Sanduuqa Maalgashiga Ku wait gudaha dalka Soomaaliya , in la is weydaarsado booqashooyin heer Wasiir ah, in ganacsatada Kuwait ay maalgeshi ku sameeyaan dalka Soomaaliya, isdha afsiga khibradaha labada dal iyo in la dhiso guddi heer Wasiir ah oo labada dal u dhaxeeya . Kulamadan ayaa waxa ay

ku idlaa deen jawi guul iyo isafgarad leh

ERGEYGA GAARKA AH EE Q/MIDOOBAY KE ATING OO GAARAY M/BELEDWEYNE

Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan arr imaha Soomaaliya, Michael Keating ayaa gaaray M/Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland,iyadoo halkaasi ay ku soo dho weeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Somali land. Michael Keating ayaa madaxtooya da Hargeysa kulamo kula leh madaxwey ne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaan yo) iyo mas’uuliyiin kale iyadoo aan la og eyn arrimaha ay ka wadahadlayaan.

Hase yeeshee waxaa la filayaa in ay lab ada dhinac ka wadahadlaan xiriirka Q/ido obay iyo maamulka Somaliland.

Sidoo kale ergeyga ayaa la rajayna yaa in uu kala hadlo Maamulka Somalil and arrimo la xiriira wadahadalada hakad ka galay ee u dhexeeyay dowlada federa lka ah. Booqashada Keating oo ah tii ugu horeysay ee uu ku tago M/Hargeysa ayaa waxa ay booqashadiisii ku soo beegantay xilli ay xiisada u dhexeysa maamulada So malialnd iyo Puntland ay joogto meeshii u gu sareysay.

MADAXWEYNAHA IYO WAKIILKA MIDOWGA AFRIKA OO KA WADAHADLEY FULINTA BAAQII DJIBOUTI EE XOOJINTA AMISOM IYO CIIDAN KA SOOMAALIYA

Madaxweynaha JFS, Md. Xasan Sh. Maxamuud ayaa shalay xarunta madaxt ooyada kulan kula qaatay Wakiilka Mido wga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Franci sco Caetano Jose Madeira.

Kulankan ayaa waxaa looga hadlayey fulinta baaqii ka soo baxay shirkii dhowa an ay dalka Jamhuuriyadda Djibouti ku ye esheen madaxda waddamada ay ciida mmada ka joogaan Soomaaliya.

Waxyaabihi shirkii Djibouti ka soo ba xay ayaa waxaa ka mid ahaa xoojinta isk aashiga, qalabeynta, iskudubbaridka iyo tayeynta hawlgallada ciidammada Sooma aliya iyo kuwa AMISOM.Madaxweyne Xa san Sh. Maxamuud iyo wakiilka ayaa isku afgartey sameynta guddi si degdeg ah u hawlgeli doona oo qiimeyn iyo fulin ku sameyn doona waxya abaha aasaasiga u ah ka guul gaarista hawlgallada AMISOM iyo Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Waxaa kulankan sidoo kale looga hadley sidii degaannada cadowga looga xorreeyo loogu fidin lahaa adeegyada mu hiimka ee ay u baahan yihiin. Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa La Taliyaha Ma daxweynaha Arrimaha Difaaca iyo Amni ga, S/Guuto Cabdiraxmaan Sheekh Ciise, La Taliyaha Madaxweynaha Arrimaha Siy aasadda, Dr Awees Xaaji Yuusuf , qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidammada Soo maaliya, AMISOM, iyo mas’uuliyiin kale.

DHAMMAAD

MADAXWEYNAHA TURKIGA OO KU HANJAB AY INUU AAR GUDAYO DADKII KU WAXYEEL OOBAY QARAXII.

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajjap Dayip Ordegan ayaa ku dhawaaqay da gaal ka dhan ah wax uu ugu yeeray urura da argagixisada ah ee qaraxyada wadan kiisa ka geysta. Erdogan Madaxweyne Ordegan waxaa uu sheegay weerarkii is qarxinta ahaa ee xalay xilli dambe caasim ada Ankara ka dhacay uu awood dheera ad ah siinayso dawladiisa. Ciidamada am aanka dalkaasi ayuu M/weynuhu amray inay qaadaan tila abooyin deg deg ah oo amaanka lagu xaq iijinayo waxaana uu in taa ku daray inay u aar gudi doonaan dad kii ku waxyeeloobay qaraxii xalay.

Diyaaradaha dagaalka Turkiga ayaa shalay duqeyn ka geystay magaalooyin ku yaala waqooyiga Ciraaq oo ay ka tali yaan dagaalamayaasha kooxda PKK la yi raahdo ee Kurdiyiinta. Wasaaradda dif aaca Turkiga ayaa sheegtay in illaa iyo 12 diyaaradood oo nooca dagaalka ay bar til maamneysteen 18 xarumood oo hub u yaalay jabhadda PKK.

Ku dhawaad 40 ruux ayaa ku naf waa yay 100 kalena ayaa ku dhaawacmay qar axa ka dhacay magaalada Ankara xilli ay dad badan gaadiidka dadweynaha raaca yeen waxaan wararka qaar sheegayaan in qof haweeney ah ay is qarxisay.

AL-QAACIDADA WAQOYIGA AFRIKA OO SHEE GATAY WEERAR LAGU QAADAY HOTELO KU YAAL IVORY COAST

Ururka Islaamiyiinta ee Alqaacidada Waqooyiga Afrika ayaa sheegtay mas’ uuliyada weerar lagu qaaday hotelo ay dad dalxiisayaal ah degenaayeen meel ku dhow caasimada Ivory Coast.

Weerarkan lagu qaaday hotelo ay dalxiisayaal degenayeen ayaa waxaa ku dhintey 14 ruux iyadoo Madaxweynaha dalka ee Ivory Coast Alassane Outtara uu sheegay in lix ruux oo ka dambeysay wee rarka la dilay.Kooxda Alqaacidada Waqo yiga Afr ika ayaa dhowr bilood ka hor sidookale sheegatay weerar kan la mid ahaa oo la gu qaaday caasimadaha dal alka Mali iyo Burkina Faso.

Goobjoogayaal ayaa tilmaamay in rag wajiga soo xirtay ay billaabeen in ay rasa as ku furaan dad ku sugnaa xeebta, ka hor inta aysan u soo gudbin huteelada.

Madaxweynaha dalka Faransiiska, Fran cois Hollande ayaa ku tilmaamay fulayni mo ah, waxuuna u ballanqaaday Ivory Co ast in Faransiiska uu la garab taaganya hay taagero dhinaca sirdoonka ah.

SOMALI KA GANACSADA DAROOGADDA OO LAGU MAXMADAYNAAYO DALKA MALTA.

Wargeyska Times of Malta ayaa qor ay in maanta Maxkamadda la soo taaga yo Nin Somali ah oo ka mid ah Koox isku xiran oo ka ganacsata noocyadda Daroo gadda. Local Boliska Malta qoraal ka soo baxay ay aa lagu sheegay inay maalmihii ugu dam beeyey ay gacanta ku soo dhige en 15 qof oo ku eedeysan inay isticmaal aan, soo dejiyaan kana ganacsadaan noo cyadda khatarta ee Maandooriyaasha.

Ninka Soomaaliga iyo 13 kale ayaa lagu xiray magaalladda Paceville ee Galbeed ka Malta, kadib, markii lagu qabtay iyagoo isticmaalayey kana ganacsanayey Daroo gadda,gaar ahaan Koka’iin, Xashiishka iyo nooca budada ee ay Daroogistayaa sha isaga duraan Xididka.

Dhanka kale Eedeysanaha Soomaal Iga waxaa lala qabtay Eedeysanayaal ka le oo u kala dhalatay dalalka Malta, Ireela nd, Nigeria iyo Gambia.

ITOOBIYA OO LAGU EEDEEYAY INAY BIYO XIREEN KU SAMEYSAY WABIGA SHABEELLE

Maamulka Gobolka Hiiraan, ayaa wa xa ay Dowladda Itoobiya ku eedeeyeen in ay biyo xireen ku sameeyeen Wabiga Shabeelle ee mara Gobolka Hiiraan, iya doo laga dareemaayo Wabiga in hoos u dhac ballaaran ay ku yimaadeen biyihii Wabiga.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuus uf Axmed Hagar, ayaa sheegay sababta hoos u dhaca Biyaha Wabiga ay tahay bi yo Xireenka ay sameeyeen Dowladda Ito obiya. Wuxuu sheegay inay maqleen Dow ladda Itoobiya in sameysay Biyo xireen ballaaran, halka kolkii hore Biyo xireenka uu ahaa mid yar, balse hada ay ballaaris ay isaga oo sheegay ujeedada ay sidaasi u sameysay inay tahay in biyaha Wabiga ay ku waraabiyaan beerahooda.

Yuusuf Hagar ayaa sheegay biyo xire enkaasi ay sameysay Dowladda Itoobiya inay sabab u noqotay yaraanshaha Biya ha Wabiga, islamarkaana ay isbedeleen midabka iyo dhadhanka Biyaha Wabiga.

"Biyo yaraanta waxaa keenay horta waa dar ilaaheey, laakiin waxaan isleeyahay waa ay ku timid Marka koowaad, dhanka Itoobiya oo sameysay biyo xireen fara ba dan oo xadkiisa weyn yahay oo biyaha ay ku waraabiyaan Beerahooda, markii hore waa jiri jiray Biyo xireenka, laakiin hada mid weyn ayeey sameysay, sababta kale ee keentay biyo yaraanta Wabiga ayaa ah Jiilaalka jira, Wabiga Midabkiisa iyo dhadhankiisa waa isbedelay.” Ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Hiiran.

Ilaa hadda ma jirto cid Dowladda Itoo biya kala hadashay arintaan oo ah mid qa tar ku ah nolosha iyo wax soo saarka Gob olada Sh/hoose iyo Hiiraan oo Wabiga uu maro, xilli Wabiga dhexmara Magaalada Jowhar uu si aad ah u guray Biyaha.

Dowladda Itoobiya oo jaar la ah Somaliya ayaa ku kacda xilliyada qaar falal muu jinaya cadowtooyada Itoobiya ay u qabto Somaliya.

MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO SHEEGAY IN WALI WADAHADAL AY UGU BAAQAYAAN AHLU SUNNA XILIGAN OO ABAR AY KA JIRTO

Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo dib ugu lab tay magaalada Cadaado ayaa baaq u jee diyay maamulka Ahlu sunna ee gobolada Dhexe. Md.Guuleed, oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku maqnaa dalka UK ayaa markuu ku laabtay magaalada Cadaado wuxuu ka hadlay waxyaabaha u soo qab soomay.

Wuxuu ugu horeyn ka hadlay wadahad aladii ay horey ugu baaqaan maamulka Ahlu sunna, wuxuuna markale sheegay in ey diyaar u yihiin xalinta dadka maamulki isa dhaliilsan. Wuxuu sheegay in maamul kiisa diyaar u yahay in wax walbaa oo khil aafaad ah oo ka jira deegaanada maamul kiisa lagu dhameeyo hab wadahadal ah, sida uu sheegay.

TURKIGA OO DUQEEYAY SALDHIGYO AY LEEYIHIIN PKK

Milatariga Turkiga ayaa sheegay in diy aaradahooda dagaalka ay Isniintii shalay aheyd ku fuliyeen 18 duqeymo oo ay ku bartilmaameedsanayaan mintidiinta Kur dishka ee Woqooyiga Ciraq.

Weeraradan ka dhanka ah kooxda PKK, ayaa yimid maalin kadib markii qa rax baabuur uu 37 qof ku dilay magaa lada caasimadda ah ee Ankara.

Ma jirto cid si rasmi ah u sheegatay ma s’uuliyadda weerarka, hase yeehsee sara akiisha Turkiga ayaa sheegay inay ku dho waaqi doonaan natiijada baaritaanka, shalay. Ciidamada Turkishka ayaa weer ar ka dhan ah kooxda PKK fulinayey tan iyo bishii July, markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu ku dhowaaqay dagaal socon doonaan inta dhammaan minted iinta laga adkaanayo.

Weerarkii qaraxa ahaa ayaa ka dha cay meel u dhow fagaaraha Kizilay, oo ah meel laga dukaameysto, baabuurtana la ga raaco,oo ku dhow xarumaha dowladda iyo safaaradaha dalalka shisheeye. Wasi irka caafimaadka Turkiga Mehmet Muezz inoglu ayaa sheegay in weerarka lagu bar tilmaameedsaday dad shacab ah, isla ma rkaana in ka badan 120 qof oo kale lagu dhaawacay.

XUKUUMADDA SOOMAALIYA OO TACSI U DIRTAY TURKIGA

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dal kxiiska ee xukuumadda Soomaaliya mud ane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ay aa tacsi u direy dadkii ku geeriyooday we eraradii argagaxisinimo oo ka dhacay ha been hore magaalada caasimadda u ah dalka Turkiga ee Ankara.

Maxamed Cabdi, wasiirka warfaafin ta dalka ayaa shee gay in xukuumad da So omaaliya ay ka xuntahay dhiba atada kooxaha ar xanlaawiyaasha ay u geysteen dadka shacabka reer Turki, isagoo sheeg ay in dowlada Soomaaliya ay la qeybsana yso xaaladda adag ee Turkiga hadda hey sata.

"Waxaan tacsi u direynaa madaxweyna ha, Ra’iisulwasaaraha iyo shacabka Turki ga dhibaatada ka soo gaartay qaraxyadii ka dhacay magaalada Ankara, waxaan le enahay intii dhimatay ilaahay ha u naxari isto, kuwo dhaawacyada ka soo gaareena caafimaad ayaa u rajaynaynaa”ayuu yiri wasiir Maareeye.

In ka badan 30 ruux ayaa ku geeriyoot ay halka ku dhowaad 80 kale ay dhaawac yo ka soo gaareen ka dib weerar loo ade egsaday gaari oo habeen hore ka dhacay bartamaha magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Madaxweynaha dalka Turkiga Racep Tayyip Erdugon,ayaa ku dhawaaqay dag aal ka dhanka kooxaha argagaxisada kuw aas oo uu sheegay inay ka soo horjee da an nabadda iyo xasiloonida dalkaTurki.

QIIMAHA BIYAHA BALEDWEYNE OO SARE UKAC LAGA DAREEMAYO IYO MIDABKA BIYAHA WABIGA OO ISBEDELAY

Waxaa sare kac xooggan laga daree mayaa Qiimaha lagu kala iibsado fuust ada Biyaha Magaalada Baledweyne, iya doo Ceelasha Magaalada gudaheeda biy ahooda ay yaraadeen.

Foostada Biyaha Magaalada Baledwe yne ayaa waxaa la kala siisanayaa lacag dhan 70kun oo Shilin Somali ah oo u dhiganta $3.5. Biyaha waxaa laga geenaa Deegaanka Ceelgaal oo 9KM u jira Maga alada Baledweyne, iyadoo marka la kee no Magaalada qiimo sare lagu kala iibs anaayo.Markii hore foostada Biyaha Mag aalada Baledweyne waxa ay ahaan jirtay 20 Kun oo Shilin Somali ah, balse hadda oo xilliga kuleylka ah lagu jiro sare u kac ayaa ku yimid.

Dhinaca kale waxaa isbeddel dhanka Midabka ah laga dareemayaa Biyaha W abiga Shabeelle oo midabkii lagu yaqiinay aysan hada ka muuqan. Arintaan ayaa waxaa si weyn u hadal haayo dadka ku nool Magaalada Baledweyne oo ka yaa bay sida ay isku bedeleen midabka Wabi ga Shabeelle, xilli Wabiga uu si aad ah u biyo yareeyay.

Dadka ku tiirsan Isticmaalka Biyaha Wabiga ee M/Baledweyne ayaa sheega ya inay dareemayaan isbedelka dhanka Midabka ah ee Biyaha Wabiga ku yimid.

"Marka aan aragnay dhibka ay dadka ku qabaan cabida biyaha waxaan sameeyay wax la yiraahdo washaaqo taaso aan ka qodnay wabiga qarkiisa waxana laga helaa biyo macaan” Ayuu yiri ruux ka mid ah dadka biyaha Wabiga si weyn u isticm aala.

KULAN DIB U DHISKA SHANGAANI LOOGA HADLAYAY OO MUQDISHO LAGU QABTAY

Kulankan shalay ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka iyo maamulka deg mada Shangaani ayaa waxaa looga hadl ayay sidii guriyaha burbursan ee degma daasi ku yaala dadkii isla lahaa dayactir iyo dib u dhis ugu sameyn lahaayeen ay aa lagu qabtay degmadaasi.

Qaar ka mid ah ka qeybgaliyaasha kul anka ayaa goobta ka soo jeediyay sida u gu sahlan ee arintan loo wajahi karo, wax ayna dadka guriyaha ku leh ee degmada asi ugu baaqeen inay dhistaan guriyahoo da si loo soo celiyo bilicda degmada Shan gaani ee gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha degmada Shangaani ee gobolka Banaadir Saciid C/qaadir Saci id,oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in muhiim tahay in dib u dhis lagu sameeyo dhamaan guriyaha ku yaala degmada, isa goo dadka qurbaha ku dhaqan oo guriya hooda ku yaalaan degmada in ay si dhaq so leh u yimaadaan isla markaana dib u dhisaan aqaladooda.

Kulankan ayaa qeyb ka ah qorshaha maamulka degmada Shangaani uu ku do onayo in ay ku soo celiyo bilicdii ay beri lahaan jirtay degmadaasi.

ZAMBIA OO KENYA KU WAREEJISAY RAG LA SHEEGAY INAY KA DAMBEEYEEN WEERAR KA DHACAY MANDERA.

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa lagu qoray in Dowladda Zambia ku soo wareejiyeen Dowladda Kenya Rag ka kooban 4 Soo maali Kenyan lala xiriirinayo weerar bishii November 22dii ee sannadkii 2014kii la gu qaaday Bas marayey duleedka maga alada Mandera ee W/bari Kenya.

Baskaasi xiligaasi la weeraray waxaa ku geeriyootay 28 qof oo rakaab ah, iyad oo ay AlShabaab horey u sheegatay mas ’uuliyadda Weerarkaasi. Diyaarad Milliteri ay leeyihiin Ciiddanka Cirka ee Zambia a yaa la sheegay inay raggaasi ka soo qaa deen caasimadda dalkaasi ee Lusaka, iy adoo lagu wareejiyey Ciiddanka Boliska Kenya ugu qaabilsan Ladagaalanka Ko oxaha Argagixisadda (ATPU).

Eedeysanayaashaasi oo habeenkii Sab tida ee la soo dhaafay la keenay magaal ada Nayroobi waxaa magacyadooda lagu kala sheegay

1Ibrahim Adan Hassan,

2 Abdullahi Maalim Bishaar,

3 Adenkar Diin Dhaayow iyo

4 Ahmed Kitti C/xakiim.

Boliska Zambia waxay baadigoobay aan Eededeysane kale oo lagu magacaa bo Ahmed Aweys, ka dib, markii ay Bolis ka Kenya soo bandhigeen sawiradda Eed eysanayaasha la baadigoobayo.

Taliyaha Boliska Kenya, Joseph Boi nnet wuxuu bishii hore sheegay in abaalm arin lacageed la duldhigay 4 Eedeysane oo uu sheegay inay ka dambeeyeen weer aro ka dhacay Mandhera.

Dhanka kale magacyadda Eedeysan ayaasha la raaadinayo ku kala sheegay C/llaahi Diyaat, Idiris Isaaq, Axmed Aw eys iyo Maxamed Shide, kuwaasi oo uu xusay inay rumeysan yihiin inay weli ka hawlgalaan Mandera iyo Wajeer.

HAWEEN WADAY KHAMRI LAGA KEENAY WADANKA ITOOBIYA OO LAGU XIRAY DEGMADA LUUQ EE GOBOLKA GEDO

Ciidamada dowladda ee ku sugan deg mada Luuq ee gobolka Gedo ayaa gacan ta ku dhigay haween waday Qamri laga keenay dalka Itoobiya. Masuuliyiinta Deg mada Luuq ayaa tilmaamay in Haweenka siday Khamrigan ay ku qabteen gudaha Luuq, ka dib markii ay heleen macluuma ad arintaasi ku saabsan.

Gudoomiyaha Maxkamada degmada Luuq, ayaa sheegay iney qabteen lix Kar toon oo khamri ah iyo Labo haween ah oo waday kuwaasoo da’dooda lagu kala she egay 20 iyo 18 jir.

Wuxuu sheegay Macalin Maxamed Deeq Qamriga in laga keenay dalka Itoo biya degmada Luuqna loo keenay qaab ganacsi. Khamriga aan qabanay waan gu bnay, maalmaha soo socda Haweenka Qamrigaasi lagu qabtay ayaan soo taag eynaa maxkamad” ayuu yiri gudoomiyaha Maxkamada degmada Luuq.

BOOQASHADII LAYAABKA AHAYD EE PROF. YAXYE ‘CILLADDU MA ANNAGAA MISE WAA PASSPORT –KA?’

Yaa yiri: macalin miskiin ah oo Mogadishu jooga passporkiisa kuma safri karo..Afartii sanno ee u dambeeysay waxaan tagay shanta wadan ee VETOga leh: Mareey kanka, Ruushka, Shiinaha,Ingriiska, Far ansiiska iyo kuwa kale, melena iskama dhiibin toban cisho ka bandanna ma joogin ee dalkaan u soo noqon jiray.

Ma lihi passport Ajnabi ah oo weli Diaspora ma noqon( macnuhu ma aha in Diaspora nimadu ila xuntahay ama qurba joognimadu ) ma lihi passport Somali oo Diplomatic ah illeyn diplomat ma ihiyi ( aqoon Diplomacy malihi nafteeydana been uguma sheegi karo in aan diplomacy ahay), ma lihi passport Somali service illey ma ihi shaqaale dowladeed.( sidaa darteedna xaq uma lihi in la I siiyo) Waxaan ku safraa paasport Somali dadweeyne oo la mid ah kii Abootadeey ku xajisay sannadkii hore.

Kuli wadamadaa waxaan ku tagay martiqaad shaqsi ah,ciddi I wacda iyadaa laga rabaa,tikit iyo vissaba ,haddii laygu casuumo mowluuc aanan aqoon u leheeyn waa u sheegaa in aanan aqoon.dhowr shir ayaana saa uga baaqday, kuwa kale waxaa la igu yiri ticketka uun iska soo bixi inta kale waa lagaa qaabilaa, waana ka baaqday, haddii aanan faaneeyn oo runta aan iska sheego, ticketka iskama bixin Karin oo kirada guriga xamar aanka daganahay ayaa la igu qaaliyay.

Hay’adaha Visa si fudud shaqaalahooda ugu dalbi kara waxaa ugu weyn Mareeykanka iyo UN haddii aan runta iska sheego labada weligeey uma shaqeeyn. Badanaa waxaa I casuumi jiray Jaamac adu, hayado ganacsi, cilmi baaris.

Walaaloow marka paaspor keena meel kasta waa lagu tagi kar aa,ee waxaa loo baahanyahay sababtii aad ku tagi laheed in aad la timaado adigoon paasporka ceebeeyn. Tusaale kale: aniga oo jooga kuwalalumpor –Maleeshiya ayaan saaxibadeey ku iri waxaan aadaa Visa la’aan jaamacad ku taal dalka filibiin wexeey igu dha heen halkan visa ka qaado intaan lagu soo celin.

Waan dhoofay Visa la’aan, Manila filibiin ayaan tagay, gabadhii imigareeshanka joogtay ayaa markeey paasporka rogrogtay oo visa ka weeysay igu tiri: visa ma wadatid.

Waxaan ku iri Somali ayaan ahay,waxaay igu tiri hadaad tahayna, waxaan iri iska hubi heshiis labada dal ayaa jira markaa visa ima weeydii kartid: xafiiska ayeey dib ugu noqotay weey soo noqotay iyadoo I raali galineysa, visa ayeyna iigu dhufatay, hore ayaa u ogaa in Filibiin ay ka mid tahay wadamadaa aan visa laga rabin paasporka somaliga. ( ma oga heshiiskaa maxaa burbur ka damb eeyay), walaaloo calankeena iyo passport keeno ceeb male ee anagaa dad xun noqonay miyaa???.Cilladdu passportka ma aha ee waa anaga. Dardaaran: Duca waalid ha moogaan.

Prof yexye sh. caamir

GABAR BARE AH OO FALASTIINI AH OO KU GUULEYSATAY ABAALMARINTA MACALIMKA CAALAMKA

Gabar Falastiini ah oo lagu magacaabo Hanan Al Hroub, oo bare ka ah dugisga Samiha Khalil oo ku yaala deegaanka AlBireh kuna dhow magaalada Bethlehem ee dhulka reer Falastiin ayaa ku guulesatay $1m (£710,000) oo ah abaalmarinta caalamiga ah ee Macalimka sanadkan 2016 kadib xaflad lagu qabtay magaalada Dubai.

Hanan Al Hroub, ayaa ku barbaartay xero qaxooti iyadoo u ololeyn jirtay waxbarashada carruurta kuwaas oo dhibaato ka soo gaartay rabshadaha hubeysan oo ka jira deegaanka ay ku noolaayeen.

” Aniga waxaan ku faanayaa in aan ahay gabar bare ah oo Falastiini ah soona istaagta masraxan. Zaaisada waan ogolaaday anigoo ka wakiil ah dhamaan bariyaasha caalamka gaar ahaan kuwa Falastiiniyiinta ah ,” Al Hroub said. ” Anaga ka bare ahaan waxaan dhisnaa qiimaha iyo qiyamka maskaxda kuwa yaryar si loo hubiyo xaqa ay aduunka ku leeyihiin, si loo helo duni qurux badan oo xor ah.

” Mustaqbalka waxaa uu u muuqdaa mid fog hase yeeshee waxaa jira himilooyin si kastaba marka aad howshan oo kale isku daydid in aad sameyso aduunka ayaa ku caawinaayo.”

Al Hroub, ayaa waxaa abaalmarintan u gartay hey’adda Varkey Foundation oo waxbarashada dhiirigelisa iyadoo dadkii u hambalyeeyay ay kamid ahaayeen madaxa kaniistada Pope Francis,Prince William iyo mas’uuliyiin kale.Xaflada ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka UK Tony Blair iyo madaxweyne ku xigeenka dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum

Dadkii la tartamay ayaa waxaa kamid ahaa;

Aqeela Asifi, oo bare ka ah dugsiga Kot Chandana oo ku yaala xero qaxooti ee gobolka Punjab ee dalka

Ayub Mohamud, oo wax ka dhiga Iskuul ganacsiga lagu barto oo ku yaala xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi dalka Kenya.

Colin Hegarty, oo bare ka ah dugsiga Preston Manor, oo ku yaala magaalada London ee dalka UK

Joe Fatheree oo ka tirsan Iskuulka sare ee Effingham oo ku yaala xaafadda Effingham ee magaalada Illinois dalka Mareykanka.

Kazuya Takahashi, oo bare ka ah Jaamacadda Kogakuin University ee magaalada Tokyo ee dalka

Maarit Rossi, oo maadada Xissabta k aka dhigta dugsiga Kartanonranta ee dalka

Michael Soskil oo kamid ah bariyaasha Iskuulka hoose ee Wallenpaupack oo ku yaala xaafada Newfoundland ee magaalada Pennsylvania ee dalka Mareykanka.

Richard Johnson, oo ah bare maadada Seyniska ee dugsiga hoose ee magaalada Perth ee dalka Australia.

Robin Chaurasiya, oo ka tirsan Iskuulka ee Kranti ee magaalada Mumbai ee dalka India.

K/GALBEED OO UK UGU MAHAD CELISAY TAAGEERADA SOM.

Munaasibaddan oo loogu mahad celinayay dowladda UK oo lagu qabtay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeybgalay sii hayaha xilka madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galb eed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed, saraakiil ka tirsan ciidanka qalabka Soomaaliya,mas’uul ka tirsan dowladda Britain iyo mas’uuliyiin kale.

U jeedada munaasibadan ayaa lagu sheegay in dowladda UK loogu mahadceliyo taageerada ay siiso dowladda Soomaa liya gaar ahaan ciidanka qalabka sida ee dalka.

Sarkaal ka tirsan dowladda Britain oo munaasibadda ka hadlay ayaa sheegay in dowladiisu ah had iyo jeer ku howlan tahay sidii taageero u siin laheyd ciidanka qalabka sida ee dowladda Soo maaliya, isagoo tilmaamay in UK ay ka go’an tahay in ay sii wado garab istaaga Soomaaliya.

Taliyaha qeybta 60 aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya janaraal,Bile Aadan Ibraahim iyo taliyaha booliiska Ibraahim Maca lim Kutub, ayaa si wadajir ah ugu mahadceliyay dowlada Ingiriiska maadaama ay qeyb ka qaadato tayaynta ciidanka qalabka sida Soomaaliya. Siihayaha xilka madaxweynaha m aamulka koofur galbeed Soomaaliya ahna wasiirka dhaqan cel inta iyo hubkadhi gista maleeshiyaad mudane Xasan Xuseen Maxamed, ayaa ciidan ka qalabka sida ku booriyay in ay ka soo dhalaalaan kharashka faraha badan ee dowladda UK ay siiso cii danka, isagoo dhankiisa mahad naq balaaran u jeediyay dowla dda Ingiriiska.

TIRADA DADKII KU DHINTAY QARAXA ANKA RA KA DHACAY OO KORDHAY IYO MADAXW EYNE ERDOGAN OO KA HADLAY

Tirada dadkii ku dhintay Qaraxii habeen hore ka dhacay Magaal ada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa sii kordhaya, waxaana tirada ay gaartay 34 ruux oo Shacab ah, ka dib markii gaari waxyaaba ha Qarxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay goob tareenada iyo basaska laga raaco.

Saraakiisha caafimaadka Magaalada Ankara ayaa sheegaya in dhaawacyada dad gaaraya 75 la dhigay goobaha caafima adka halkaasi oo xaaladooda caafimaad lagu daryeelayo.

Madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan oo ka hadlay Qaraxyada ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in dad shacab ah la laa yo. Wuxuu sheegay in kooxaha aragagaxisada ay bartilmaamee dsanayaan goobaha dadka rayidka ah maadama buu yiri xooga ga ammaanka ee Turkiga ay mintidiinta uga adkaadeen dagaa lada.Ilaa hadda ma cadda cida sida rasmiga ah kaga dambeysa weerarkaan ka dhacay dalka Turkiga, hayeeshe Masuuliyiinta dalka Turkiga ayaa tuhunsan in Qaraxa ay ka dambeeyeen Koo xaha Kurdiyiinta. Marka loo eego Qaraxa habeen hore ka dhac ay dalka Turkiga waa kii 3aad ee bilahan dhaw ka dhaca dalkaa si oo dad badan oo Turkiyiin ah lagu laayo.

Kooxda Daacish ayaa bishii October ee sanadkii la soo dha afay sheegatay masuuliyadda weerar ay ku dhinteen in kabdan 100 qof. Turkiga waxa uu qayb ka yahay xulafada caalamiga ah ee la dagalamayso kooxda la magac baxday Dawladda Islaamiga.

 

 

 

OGEYSIIS      OGEYSIIS               OGEYSIIS

OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSOHEY’ADDA UNICEF

Construction of Dhusamareb Cold Chain Project

INVITATION TO (BID)

LRPS-2016-9122429                                                                                   17February. 2016

UNITED NATIONS CHILDREN’S FUND(UNICEF)



Wishes to Purchase

Construction of Dhusamareb Cold Chain Project

[SEALED] offers should be sent to Physically submitted at

The UNICEF Office in Mogadishu, South Central, Somalia

LRPS- 2016-9122429

Attenion: Gerard Magbity (Supply and Logistics Speciallist CSZ)

Or

UNICEF Somalia Support Centre

P.O.BOX 44145,00100,Nairobi,Kenya.

LRPS-2016-9122429

Attention: Giorgio Figus (Procurement Specialist)

 

IMPORTANT- ESSENTIAL INFORMATION

The ReferenceLRPS- 2016-9122429must be shown on the envelope containing the the offer.

Bid form and schedule(s) must be used when replying to this invitation. You are welcome to

encloseyour own [specifications / terms of references] etc., if necessary.

Offers must be received by latest 14:00 am 22 Marsh.2016 and will be publicly opened at

14:30 on the 22Marsh, 2016at both the two addresses indicated above. Bids receivied after the

stipulated date and time will be invalidated. Bids received after the stipulated date and time will

be invalidated.

It is important that you read all the provisions of bid, to ansure that you

understand UNICEF’s requirements and can submit an offer in compllance with them.

Note that failure to provide compllant offers may result in invalidadtion of bid.

THIS INVITATION TO BID HAS BEEN:-

Prepared by Giogio Figus






PLEASEPICK UP THE COMPLETE SET OF BIDDING DOCUMENTS FOR THE

OFFICES INDICATED ABOCE

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip