Shirkadda Safar Taxi ayaa maanta si rasmi ah Daah Fur loogu sameeyay Magaalada Muqdisho

0
Saturday October 03, 2020 - 23:00:26 in Wararka by
  • Visits: 650
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Safar Taxi ayaa maanta si rasmi ah Daah Fur loogu sameeyay Magaalada Muqdisho

    iyadoo Munaasaabada Daahfurka ay ka soo qeybgaleen bulshada qeybahooda kala gidisan Sida ganacsatada siyaasiyiinta Ururada Haweenka Dhalinyarada jaamacadaha isbitaalada Hoteelada iskaashatooyinka gaadiidka Takaasida & Mas'uuliyiin kale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iyadoo Munaasaabada Daahfurka ay ka soo qeybgaleen bulshada qeybahooda kala gidisan Sida ganacsatada siyaasiyiinta Ururada Haweenka Dhalinyarada jaamacadaha isbitaalada Hoteelada iskaashatooyinka gaadiidka Takaasida & Mas'uuliyiin kale Ugh horeyntii waxaa munaasabada hadal jeerin rami ah ka sameeyay agaasimaha Safar Taxi Mudane C/ risaaq maxamed jaamac Oo kubdheeraaday ahmiyada safar taxi isagoo tibaaxay in bulshada Soomaaliyeed ay fursad Shaqo abuur U yahay iyagoo waliba qiima jaban ku raacaya macamiilku marka uu kireysanayo Sidoo Kale Waxaa Munaasabada ka Hadlay Madaxa Iskaashaatooyinka gaadiidka Takasida Muqdisho Mudane Yuusuf Abukar Jimcaale Isagoo Sheegay inay ka faa'iieysanayaan Fursadaan Safar Taxi isagoo sheegay in safar Shaqo abuur U noqday wadayaal farabadan oo gaadiidka takasida ku Shaqeysan jiray Laakiin aan macaamiil badan heli jirin maalintii Sidoo kale Waxaa Munaasbada ka hadlay madaxa suuqgeynta & iibka Huyndai Mrs Hibo Warsmae iyadu ka dhawaajisay in gaadiid casri ah ay u keeneen shirkadda safar Taxi isla mar 'ahaantaasna ay umada aoomaaliyeed uga faa'ideyn doonaan modelkii ugu danbeeyay gawaarida casriga ah ay Shirland wakaalad ahaan wadanka u keento Ugu Danbeyntii waxaa munaasabada Soo xiray Madaxa Dahabshil group banaadir & labada shabbelle Mudane C/risaaq xaaji xuseen oo sheegay in Dahabshil Group ay mar walbo u taagantahay Daboolida baahida ay Qabaan Umada soomaaliyeed isagoo Ka dhawaajiyay in Xarigii labaad ee Fiber Optic ah ay soomaaliya ka hirgaliyeen isagoo ku dheeraaday ahmiyada safar taxi kuna tilmaamay isku xiraha bulshada & Fududeeyaha howl-maalmeedka Magaba ka Garo safar taxi waxa uu soo af-jarayaa baahida gaadiidka takaasida iyadoo macaamiilku Qiimo jaban ku raacayaa isagoo edahab Ku bixinaya lacagta Marka aad dalbaneeyso Safar Taxi Appka Safar taxi ayaad toos ula xiriireeysaa h Internet la'aan ayuu kuu shaqeynayaa ama wac numberka Gaaban 3000 ama si toos ah isaga diiwaangeli safar taxi code numberka *3000#



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip