Askar Ciraqiyiin ah oo lagu dilay weerar dalkaasi ka dhacay.

0
Monday March 14, 2016 - 14:24:29 in Wararka by
  • Visits: 490
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askar Ciraqiyiin ah oo lagu dilay weerar dalkaasi ka dhacay.

    Ugu yaraan 22 askari oo ka tirsan ciidamada dawlada Ciraaq ayaa ku geeriyooday kadib markii dagaalamayaal ka tirsan ururka Daacish ay weerareen xero ay ciidamadaasi ka degen yihiin magaalada Ramadi oo ku taala koofur galbeed wadanka Ciraaq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 22 askari oo ka tirsan ciidamada dawlada Ciraaq ayaa ku geeriyooday kadib markii dagaalamayaal ka tirsan ururka Daacish ay weerareen xero ay ciidamadaasi ka degen yihiin magaalada Ramadi oo ku taala koofur galbeed wadanka Ciraaq.

Wararku waxay sheegayan in weerarka oo ku bilowday qarax weyn uu xigay dagaal toos ah.

Saraakiil ciidan ayaa warbaahinta u sheegay in 22 askari ay ku waayeen weerarkaasi hase ahaatee willi xerada ay ku sugan yihiin ciidamada dawlada.
Magaalada Ramadi oo ka tirsan gobolka Anbar waxay gacanta dawlada Ciraq gashay bishii December ee sanadkii naga dhamaaday ee 2015 markaasoo ay xoog ugaa saareen kooxda Daacish.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip