Sii Hayaha R/wasaaraha oo la shiray Wakiilada Beesha Caalamka (SAWIRRO)

0
Tuesday September 22, 2020 - 20:33:46 in Wararka by
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sii Hayaha R/wasaaraha oo la shiray Wakiilada Beesha Caalamka (SAWIRRO)

    Sii Hayaha Ra'iisal Wasaraha XFS, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro ka tirsan xuku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sii Hayaha Ra'iisal Wasaraha XFS, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro ka tirsan xukuumadda xil gaarsiinta ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha mmniga, dhaqaalaha, horumarka siyaasadda loo dhanyahay.

            Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Mahdi Maxamed Guuleed ku sheegay "Maanta waxaan shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyay ee aan yeelanay Safiirada Caalamka, tan iyo markii uu bilowday cudurka safmarka ah ee COVID-19, sanadkan.”

"Waxaan ka wada hadalnay arrimaha amniga, siyaasadda loo dhanyahay, dib u habaynta dhaqaalaha iyo horumarka. Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan la hawlgalayaashayada taageeradooda.”





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip