Ra'iisul Wasaaraha Magacaaban oo la kulmay Xildhibaano iyo Mas'uuliyiin

0
Tuesday September 22, 2020 - 15:05:55 in Wararka by
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Magacaaban oo la kulmay Xildhibaano iyo Mas'uuliyiin

    Ra'iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay Magaalada Muqdisho kulan kulan qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka iyo Mas'uuliyiinta Beelaha Hawiye. Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid ku saabsan taageer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay Magaalada Muqdisho kulan kulan qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka iyo Mas'uuliyiinta Beelaha Hawiye. Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid ku saabsan taageerida Ra'iisul Wasaaraha iyo sidii codka kalsoonida uga heli lahaa Baarlamaanka, waxaa kulankan ka qeyb galay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Cali Guudlaawe.
Ra’iisul Wasaare Maxamed Rooble ayaa dadaal ugu jira kasbashada Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo sidii kalsoonida u siin lahaayeen, waxaana la qorsheeynayaa in todobaadkaan uu hortego Baarlamaanka.

Maxamed Rooble ayaa horey kulan ula qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ku-xigeenkiisa koowad Cabdiweli Muudey, Xildhibaano iyo Wasiiro, iyadoo kulamadaas ay ahaayeen kuwo Is-barasho ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip