Mahad Cawad: Doorasho ayaa loo socdaa kuraasteena ka leexda, haddii kale heshiiska saxiixi mayno

0
Tuesday September 22, 2020 - 14:51:24 in Wararka by
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mahad Cawad: Doorasho ayaa loo socdaa kuraasteena ka leexda, haddii kale heshiiska saxiixi mayno

    Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabk Somaliya ayaa ka hadlay walaaca Xildhibaanada qaar ay qabaan ee ku aadan in dib loo soo doorto. Cawad wuxuu sheegay kursigiisa deegaanka doorashada inuu u soo bedeshay Puntland s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabk Somaliya ayaa ka hadlay walaaca Xildhibaanada qaar ay qabaan ee ku aadan in dib loo soo doorto. Cawad wuxuu sheegay kursigiisa deegaanka doorashada inuu u soo bedeshay Puntland sababtana ay tahay inuu walaac badan ka qabo Madaxweynaha Puntland. Guddoomiye Ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Somaliya ayaa sheegay madaxda dowlad Goboledyada in laga doonaayo kuraasta doorasho ee Xildhibaanada Golaha Shacabka inay faraha ka qaadaan, haddii kale Xildhibaanada aysan saxiixi doonin heshiiska doorashada.
"Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay Saaxiibada kale ee Puntland isku soo dooranayo hakaa Nabad galaan Madaxweyne,doorasho ayaa loo socdaa Amaan ha la idinka helo,hadii kale heshiiska ma ansixineynoā€¯ayuu yiri Gudoomiye Cawad.

Waxaa jira Xildhibaano badan oo isku dayay inay wareejistaan deegaan doorashadooda, balse caqabad wayn ay ka hortimid, walina isku dayaya inay wareejistaan kuraasta beelaha ka dhaxeysa.

Xubnaha Golaha Shacabka Somaliya ayaa la filayaa in la horgeeyo heshiiskii doorashada, islamarkaana ay ansixiyaan Golaha, kadibna lagu dhaqmo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip