Shir looga hadlay amniga Magaalada Muqdisho oo la qabtay

0
Tuesday September 22, 2020 - 14:36:23 in Wararka by
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir looga hadlay amniga Magaalada Muqdisho oo la qabtay

    Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir ee Maamulka iyo Maaliyadda, Howlaha Guud iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa kormeer amni ku tagay qeybo ka mid ah degmooyinka Dayniile, Yaaqshiid iyo Deegaanka Daarusa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir ee Maamulka iyo Maaliyadda, Howlaha Guud iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa kormeer amni ku tagay qeybo ka mid ah degmooyinka Dayniile, Yaaqshiid iyo Deegaanka Daarusalaam. Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliska Booliska ayaa waxa ay shir la qaateen Taliyeyaasha qeybaha iyo kuwa Saldhigyada 17 Degmo, iyadoona kulankaas uu socday saacado dhowr ah.

     Shirka ayaa inta uu socday ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Caasimadda dalka, sidii loo dardar-gelin lahaa howlaha sugida amniga Magaalada Muqdisho iyo la shaqeynta shacabka.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Saalax Xasan Cumar Saalax Dheere oo warbaahinta la hdlay ayaa waxaa uu sheegay in shirarka looga hadlayo amniga Caasimadda ay sii socon doonaan iyo howlaha kormeerka ee lagu sameeynayo degmooyinka Gobolka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip