SAWIRRO: Madaxweyne Deni oo xaflad soo dhaweyn Muqdisho loogu qabtay

0
Tuesday September 22, 2020 - 13:50:37 in Wararka by
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Madaxweyne Deni oo xaflad soo dhaweyn Muqdisho loogu qabtay

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa magaaladda Muqdisho kaga qeybgalay xafladd balaaran oo lagu soo dhoweynayo. Masuuliyiinta goleyaasha DFS, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada soo diyaarisay xafladda aya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa magaaladda Muqdisho kaga qeybgalay xafladd balaaran oo lagu soo dhoweynayo. Masuuliyiinta goleyaasha DFS, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada soo diyaarisay xafladda ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyey shaqada wanaagsan ee uu ka qabtay Puntland iyo doorkiisii muhimka ahaa ee uu ka geystay heshiiska lagu go'aamiyey Doorashada Dalka. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka mahadceliyay soo dhoweynta wanaagsan oo weliba loogu sameeyay degmada Howlwadaag ee uu ku dhashay kuna soo koray. Xafladda waxaa ka qeybgalaya Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka Mahad Cawad, Goleyaasha DFS, Maamulka Gobolka Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada magaaladda Muqdisho.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip