Ra'iisul Wasaaraha Magacaaban Oo kulamo Siyaasaded Ka Wada Magaalada Muqdisho
Waxaa ay raisul wasaaraha cusub ay u sheegeen in ay garabtaagan yihiin islamarkaasna ay tgeersanyihiin
Waxaana ay ku bogaadiyeen shaqada adage e hortaala raisul wasaraha magacaaban in uu howshiisa uu uguto siwanaagsan
Sidookale waxa ay alle uga baryeen in uu raisul wasaare maxamed xuseen rooble uu ufududeeyo howlaha adag ee horyaala.
Maxamed xuseen rooble ayaatan iyo markii uu magacaabay madaxweynaha jamhuuriyada faderalka Somalia maalmo ka hor waxa uu waday kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo masuuliyiinta dowlada iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka kuwaasi oo intooda badan taageeray magacaabistiisa
Raiisul wasaaraha magacaaban ayaa sidookale la filayaan in maanta oo isniin ah uu hortago xildhibaanada golaha shacab si ay codka kalsoonida uu siiyaan.
Ra'iisul Wasaaraha Magacaaban Oo kulamo Siyaasaded Ka Wada Magaalada Muqdisho
Raiisul wasaaraha magacaaban ee dalka maxamed xuseen rooble ayaa saacadiihi lasoo dhaafay kulamo kala duwan uu oo siyaasadeed ka waday magaalada caasimada ah ee muqdisho Waxaana raiisul wasaaraha cusub uu kalamo la qaatay masuulinyiin ka tirsanaa