Dawladda Yemen oo ku baaqday in cadaadiska lagu kordhiyoIran

0
Sunday September 20, 2020 - 16:00:23 in Wararka by
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Yemen oo ku baaqday in cadaadiska lagu kordhiyoIran

    Wasiirka warfaafinta ee Yemen Muammar Al-Iryani ayaa ugu baaqay beesha caalamka iyo xubnaha joogtada ah ee Golaha Amniga in la kordhiyo cunaqabateynta hubka ee horey loogu soo rogay Iran. Wasiirka Al-Iryani ayaa sidoo kale ku baaqay in la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka warfaafinta ee Yemen Muammar Al-Iryani ayaa ugu baaqay beesha caalamka iyo xubnaha joogtada ah ee Golaha Amniga in la kordhiyo cunaqabateynta hubka ee horey loogu soo rogay Iran. Wasiirka Al-Iryani ayaa sidoo kale ku baaqay in la xoojiyo, cadaadiska lagu hayo taliska Iran. Wuxuu sheegay in "falalka argagixisada ee Tehraan ay wax u dhimayaan ,amniga, xasilloonida gobolka iyo nabadda adduunka" ayna tahay in la joojiyo, sida ay ku warantay wakaaladda wararka dowladda Yemen ee Saba. " Sii wadida bixinta hubka, khabiirada iyo dhaqaalaha taliska Iran siinayo maleeshiyada Xuutiyiinta waa xadgudub cad oo qaraarada caalamiga ee laxiriira dhibaatada Yemen," ayuu yiri Mr.Al-Iryani. Iran xiriirkeeda ay la leedahay Xuutiyiinta Yemen ayaa cadayn u ah, ku lug lahaanshaha Iran ee maaraynta howlaha tahriibinta, hubka iyo taageeridda maleeshiyada Xuutiyiinta.       ..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip