Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Jabuuti

0
Sunday September 20, 2020 - 15:53:12 in Wararka by
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Jabuuti

    Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Jabuuti oo uu hoggaaminay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan Xasan Aadan. Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Jabuuti oo uu hoggaaminay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan Xasan Aadan. Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan iyo wafdiga la socday. Inta uu socday kulanka Axmed Karaash iyo Safiirka ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka Iskaashi ee Puntland iyo Jabuuti, sida dhinacyada Ganacsiga , maalgashiga iyo guud ahaan horumarka. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa u mahadceliyay Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan iyo wafdiga la socday, kuwaasi oo Maanta gaaray Magaalada Garoowe.

...




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip