Maamulka Hirshabeelle oo amar dul dhigay Shacabka degmada Jowhar

0
Sunday September 20, 2020 - 15:41:44 in Wararka by
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Hirshabeelle oo amar dul dhigay Shacabka degmada Jowhar

    Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in maamulka Hirshabeelle ay amar dul dhigeen, shacabka ku nool degmada Jowhar. Amarkan ayaa ku aadan in ay dadka shacabka ah ay is diiwaan geliyaan,si loo ogaado dadka guryaha kirada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in maamulka Hirshabeelle ay amar dul dhigeen, shacabka ku nool degmada Jowhar. Amarkan ayaa ku aadan in ay dadka shacabka ah ay is diiwaan geliyaan,si loo ogaado dadka guryaha kirada ugu jira iyo mulkiilayaasha. Arrintan ayaa waxa ay ku sifeeyeen maamulka degmada Jowhar ay uga gol leeyihiin arrimaha sii xoojinta ammaanka magaalada Jowhar ee xarunta u ah maamulka Hirshabeelle. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa magaalada Jowhar ka dhacay dilal qorshaysan, kuwaas oo loo gaystay qaar ka tirsan masuuliyiin xilal ka hayay Hirshabeelle, kuwaas oo ilaa iyo hadda aysan jirin cid tallaabo looga qaado.   


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip