Dani Parejo & Abdennour Oo Lagu Iibinayo Shabakad Isbaanish Ah Oo Lagu Iibiyo Alaabaha La Isticmaalay.

0
Saturday March 12, 2016 - 11:56:00 in Sports News by
  • Visits: 721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dani Parejo & Abdennour Oo Lagu Iibinayo Shabakad Isbaanish Ah Oo Lagu Iibiyo Alaabaha La Isticmaalay.

    Taageere Valencia ah ayaa si kaftan ah waxa uu akoon uga sameystay Wallapop oo ah shabakad Isbaanish ah oo lagu iibiyo alaabta la isticmaalay isagoo iska dhigaya kooxda Valencia ayuu qaar ka mid ah ciyaartoyda kooxda uu iib geeyay isagoo ku tilmaamay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taageere Valencia ah ayaa si kaftan ah waxa uu akoon uga sameystay Wallapop oo ah shabakad Isbaanish ah oo lagu iibiyo alaabta la isticmaalay isagoo iska dhigaya kooxda Valencia ayuu qaar ka mid ah ciyaartoyda kooxda uu iib geeyay isagoo ku tilmaamay kuwa la isticmaalay oo aan la rabin.

Spain ayaa shalay subax waxaa looga maadeysanayay kaftanka ka dhan ah kooxda Los Che oo qaab ciyaareed xun ku jirta laakiin Garry Neville kama mid ah kuwa qoslayay.

Ka dib markii ay Valencia guuldarro 1-0 ka soo gaartay Athletic Bilbao, Dani Parejo ayaa dhibane u noqday taageeraayaasha iyadoo daageeraha iib geeyay uu ku qoray: "Waa khad dhexe. Waan iska iibinayaa sababtoo ah ma ordi karo sidoo kalena waxba ma sameyn karo” waxaana uu ku qiimeeyay 30 milyan yuro.

1457678488_541266_1457678794_sumario_normal

1457685694_260255_1457686692_noticia_normal

Ayman Abdennourayaa isna sidoo kale lagu iibgeeyay Wallapop, daafaca reer Tunisiya ayaa lagu tilmaamay "mid cusub balse aan loo baahneyn.”

Ma jirin wax dalab ah oo looga soo jawaabay iib geynta labada ciyaaryahan, laakiin waxa ay arintaana muujineysaa sida jamaahiirta Valencia ay uga careysan yihiin xaalada xun ee ay ku jirto kooxdooda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip