SAWIRRO: Benitez Oo Waqti Dhumis Aqoonin Isagoo 90 Daqiiqo Ka Dib Markii Loo Magacaabay Macalinka Newcastle Ciyaartoyda Tababar U Sameeyay.

0
Saturday March 12, 2016 - 11:48:56 in Sports News by
  • Visits: 816
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Benitez Oo Waqti Dhumis Aqoonin Isagoo 90 Daqiiqo Ka Dib Markii Loo Magacaabay Macalinka Newcastle Ciyaartoyda Tababar U Sameeyay.

    Rafa Benitez ayaa kaliya ahaa tababaraha Newcastle muddo 90 daqiiqadood ah markii uu amray ciyaartoydiisa oo hal maalin fasax ah ku maqnaa inay soo xaadiraan garoonka tababarka iyagoo tababar aan la qorsheynin hore ka sameeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rafa Benitez ayaa kaliya ahaa tababaraha Newcastle muddo 90 daqiiqadood ah markii uu amray ciyaartoydiisa oo hal maalin fasax ah ku maqnaa inay soo xaadiraan garoonka tababarka iyagoo tababar aan la qorsheynin hore ka sameeyay.

Waxaa u haray 10 kulan oo soo socda, laakiin sida ay ku bilowdeen waa si adag oo dardar leh, waana mid cagsi ku ah kooxdii uu dhaxlay.

Marka lala barbardhigo markii Joe Kinnear uu yimid sannadii 2008 markaasoo uu durbadiiba kooxda labo maalmood oo fasax ah siiyay, xaqiiqdiina ma aysan soo laabanin oo horyaalka heerka laabad ayay u dhaceen.

Highly-rated manager Rafa Benitez has joined Newcastle United on an initial three-year contract
 
Magpies defender Steven Taylor controls the ball in an impromptu training session held on Friday
 
 
The players were summoned to the club's training ground just 90 minutes after Benitez's appointment

Benitez ayaa ka warqaba howsha u taala iyo inuu kooxda ka soo saaro seddexda kaalin ee ugu hooseysa, waxaana jirta niyadsami laga qabo inuu badbaadin karo xilli ciyaareedka kooxda, waxaana lagu doodi karaa in Benitez uu yahay tababarihii ugu hamiga badnaa ee taariikhda kooxda.

Relegation battlers Newcastle have pulled off a massive coup by appointing such an acclaimed boss

 

Newcastle winger Andros Townsend leads his team-mates in a drill during Friday's training session

 
Newcastle midfielderGeorginio Wijnaldum has been one of his side's few bright sparks this term
 

Taylor prepares to play a long pass upfield during Benitez's first training session as Newcastle boss

 

Toon midfielderHenri Saivet joined the club during the January transfer window from Bordeaux

 
 

Benitez is tasked with keeping Newcastle in the Premier League this season, with 10 games left to play

 

Magpies midfielder Jack Colback is put through his paces during training at the club's Benton base

 

Newcastle goalkeepers Karl Darlow (left) and Rob Elliott train ahead of Monday's game against Leicester City



 
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip