Maalintii koowaad oo dadkii laga baaray Covid 19 dhammaan laga waayay Soomaaliya

0
Tuesday August 11, 2020 - 08:44:08 in Wararka by
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maalintii koowaad oo dadkii laga baaray Covid 19 dhammaan laga waayay Soomaaliya

    Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan dadkii laga baaray Cudurka corona virus maalintii ugu dambeysay laga waayay, islamarkaana natiijada baaritaanada ay noqotoy 0. Warbixin kasoo baxda Wasaaradda Caafimaadka a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan dadkii laga baaray Cudurka corona virus maalintii ugu dambeysay laga waayay, islamarkaana natiijada baaritaanada ay noqotoy 0. Warbixin kasoo baxda Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu sheegay in guud ahaan tiradda dhimashadda ay gaartay 93 ruux tan iyo markii Cudurka corona virus uu ka bilowday Soomaaliya. Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd. 11 Aug 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 0 —————————- > Tirada Guud Laga Helay: 3,227 > Bogsashada Guud: 1,728 > Dhimashada Guud: 93   ..     


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip