Taliye loo Magacaabey Saldhiga Booliska Dhuusamareeb

0
Monday August 10, 2020 - 19:31:43 in Wararka by
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye loo Magacaabey Saldhiga Booliska Dhuusamareeb

    Taliska Booliiska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed ayaa Taliye Cusub u Magacaabay Saldhiga Booliiska Dhuusamareeb,kadib markii uu dhowr bilood ka hor is casilay Taliyihii Saldhigaas. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Booliiska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed ayaa Taliye Cusub u Magacaabay Saldhiga Booliiska Dhuusamareeb,kadib markii uu dhowr bilood ka hor is casilay Taliyihii Saldhigaas. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa Taliyaha Saldhiga Booliska Dhuusamareeb loogu magacaabay Dhamme Nuur Cilmi Maxamed oo horay u soo noqday Taliyaha Saldhigyada Booliiska Cabudwaaq iyo Xeraale. Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ayaa wax Taliye ah uusan laheyn Saldhiga Booliska Dhuusamareeb, Karin markii Taliyihii Saldhigaas uu isku casilay sababo uu ku sheegay in dad mas'uuliyiin ah ay Xabsiga ka siidaayeen dad lagu tuhmayo Shabaabnimo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip