Puntland oo Maanta shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga

0
Monday August 10, 2020 - 19:22:38 in Wararka by
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Maanta shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga

    Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 10/8/2020 waxaa ay shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Ardaydu galeen. Sidoo kale Wasaaradda waxaa ay soo andhigtay 10-ka qof ee u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 10/8/2020 waxaa ay shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Ardaydu galeen. Sidoo kale Wasaaradda waxaa ay soo andhigtay 10-ka qof ee ugu sareeya 6 kamid ay noqdaan gabdho, halka kaalinta koowaad ee Puntland oo dhan ay gabar gashay, kana baxday Dugsiga Al-Waha ee ku yaalla magaalada Garoowe. Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhinaca Tayadda dugsiyada Sare 10-ka Dugsi sare ee ugu horeeya Hoggaamiyay dugsiga Sare ee degmada Galdogob.

Hoos Ka Akhriso natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare oo ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Puntland iyo 10-ka Arday ee Kaalmaha hore galay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip