Fayrus cusub oo u faafa sida Coronavirus oo laga helay dalka Shiinaha

0
Sunday August 09, 2020 - 20:23:12 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fayrus cusub oo u faafa sida Coronavirus oo laga helay dalka Shiinaha

    Sida laga soo xigtay wargayska ay dawladdu taageerto ee Global Times, 37 qof oo ku nool Gobolka Jiangsu ayaa laga helay cudurka Strombocytopenia Syndrome' (SFTS) SFTS waa cudur ay sababaan bunyafayruus. Kanaalka wararka CNA ayaa shee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida laga soo xigtay wargayska ay dawladdu taageerto ee Global Times, 37 qof oo ku nool Gobolka Jiangsu ayaa laga helay cudurka Strombocytopenia Syndrome' (SFTS) SFTS waa cudur ay sababaan bunyafayruus. Kanaalka wararka CNA ayaa sheegay in 23 qof uu ku dhacay cudurka gobolka Anhui. Shan ka mid ah bukaannadan ayaa dhintey, halka labo kale oo dheeraad ah oo laga helay fayraska laga diiwaan geliyey Gobolka Zhejiang. CNA ayaa sheegtay in haweeney da'deedu tahay 60-jir oo ku sugan Gobolka Jiangsu laga helay fayraska kadib markii ay la kulantay qandho, qufac iyo daal. Feyruskan cusub ee loo yaqaan 'Biyavirus' ayaa markii ugu horreysay oo la helay waxay ahayd 2009, iyadoo laga diiwaan galiyay gobollada Henan iyo Anhui. Heerarka dhimashada ayaa u dhexeeya 1 iyo 5 boqolkiiba, iyadoo dadka da'da ah ay u badan tahay inay dhintaan. "Astaamaha hore waa daal iyo qandho, mararka qaar.
messenger sharing buttonwhatsapp sharing button

    



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip