Akhriso:-Somaliland oo joojisay soo dejinta Qalab muhiim ah

0
Sunday August 09, 2020 - 19:28:05 in Wararka by
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Somaliland oo joojisay soo dejinta Qalab muhiim ah

    Xukuumadda Somaliland ayaa soo saaray Amar lagu joojiyay in Qalabka kala duwan ee loo adeegsado bixinta adeegyada Isgaarsiinta lasoo geliyo deegaanada Maamulkaas, ilaa iyo Amar-dambe. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Isgaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland ayaa soo saaray Amar lagu joojiyay in Qalabka kala duwan ee loo adeegsado bixinta adeegyada Isgaarsiinta lasoo geliyo deegaanada Maamulkaas, ilaa iyo Amar-dambe. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland Cabdiweli Suufi Jibriil ayaa lagu shaacisay in laga bilaabo 15-ka bishaan Ogoosto aan Somaliland laga soo dejin karin dhammaan qalabka Isgaarsiinta. Sidoo kale Qoraalka Wasiir Suufi Jibriil ayaa waxaa lagu Hay'addaha ay khuseyso howsha Isgaarsiinta laga Codsaday inay Wasaaradda kala shaqeeyan fulinta Amrka la soo saaray. Amarka lagu joojiyay soo dejinta qalabka Isgaarsiinta ee Somaliland ayaa waxaa la Ogeysiiyay dhammaan Ganacsatada iyo Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Madaxweyne Muuse Biixi. Hoos ka Akhriso Amarka uu soo saaray Wasiir Suufi Jibriil.
 
    

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip