60 qof oo wali lagu la'yahay Qaraxii Beirut

0
Saturday August 08, 2020 - 19:14:01 in Wararka by
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    60 qof oo wali lagu la'yahay Qaraxii Beirut

    Kooxda ku howlan gurmadka Qaraxii weynaa ee dalka Lubnaan ayaa sheegay in 60 ruux oo ka mid ah dadkii kunoolaa dhismayeyaasha Qaraxu ka dhacay wali lagu la'yahay geeri iyo nolol. Dadka Gurmadka ah oo ku howlan badbaadinta dadka ayaa bur-buriy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda ku howlan gurmadka Qaraxii weynaa ee dalka Lubnaan ayaa sheegay in 60 ruux oo ka mid ah dadkii kunoolaa dhismayeyaasha Qaraxu ka dhacay wali lagu la'yahay geeri iyo nolol. Dadka Gurmadka ah oo ku howlan badbaadinta dadka ayaa bur-buriyay Guryo badan si ay u helaan Cid ka badbaaday. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu ku biiri doono baaqa shir deg deg ah oo looga hadlayo gargaarka la gaarsiiyo Lubnaan.         

          Madaxweynaha Lubnaan ayaa sheegay in baaritaankooda la xiriira qaraxii ugu weynaa ee taariikhda Beirut uu baari doono, Waxa uu ka dhashay bam in uu ahaa ama faragelin kale oo dibedda ah, iyadoo dadka Magaalada ay doonayeen in ay dib u dhisaan guryaha burburay.

            Ugu yaraan 154 qof ayaa ku dhintey qaraxa in ka badan 6,000 kalena way ku dhaawacmeen, laakiin tirada ayaa la filayaa inay kor u kacdo iyadoo ay socdaan hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta oo loogu talagalay dadka maqan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip