Talyaaniga oo Lix milyan ku bixinaya ka hortagga Fatahadaaha Beledweyne

0
Saturday August 08, 2020 - 19:02:32 in Wararka by
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talyaaniga oo Lix milyan ku bixinaya ka hortagga Fatahadaaha Beledweyne

    Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula Kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya ambassador Tabio Massimo waxaana ay ka wada hadleen wax ka qabashada Arrimaha Fatahaada Beledweyne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula Kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya ambassador Tabio Massimo waxaana ay ka wada hadleen wax ka qabashada Arrimaha Fatahaada Beledweyne. Waxaa Dowladda Talyaaniga ay ogolaatay Mashruuci in dhowaanba la sugayay ee ka hortaga Fatahaada Mashruucaasi oo ay ku baxeyso lix Milyan oo dollar (6,000,000$).          Safiirka ayaa U sheegay Madaxweynaha In lacagtaas Dowladda Talyaaniga ay ogolaatay ay doonayaan Dad reer Beledweyne in ay ku caawiyaan si wax looga qabto Arrimaha Fatahaadaha Beledweyne ee soo noq noqday.

       Madaxweyne Waare waxaa uu kaga Mahadceliyay Caawimaada Talyaaniga, waxaana aqbaarta la xiriirta Ogolaanshiyaha Talyaaniga .

Lacagtani lixda Milyan ee wax looga qabanayo arrimaha Fatahaadaha Ayaa waxaa la soo marsiinayaa oo fulinaya Hey’adda Cunada iyo Beeraha Ee FAO.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip