Xildhibaanada Golaha Shacabka oo diiday ka hadalka Ajendihii Maanta iyo sababta

0
Saturday August 08, 2020 - 13:44:50 in Wararka by
  • Visits: 250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka oo diiday ka hadalka Ajendihii Maanta iyo sababta

    Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka furmay mid kamid ah kulamadii Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo kulanka uu shir Guddoominayo Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.Ajendaha kulanka Xildhib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka furmay mid kamid ah kulamadii Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo kulanka uu shir Guddoominayo Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa Mashruuc sharci ah oo ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Dambiyada la xiriira Galmada, kaasi oo laga doonayay inay Akhrinta Koowaad marsiiyaan.
     
      Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo furitaanka kulankaas ka hadlay ayaa si cad u diiday inay Akhrinta Koowaad marsiiyaan Hindise sharciyeedka Dambiyada la xiriira Galmada.

      Sababta ay Xildhibaanada u diideen inay sharcigaas ka hadlayaan ayaa waxaa ay ku sheegeen inay tahay in sharcigaas Mashruuca uu diinta ka hor imaanayo iyo dhaqanka Suuban.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip