Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo Mas'uuliyiin kale oo kulmay

1
Friday August 07, 2020 - 19:40:15 in Wararka by
  • Visits: 221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo Mas'uuliyiin kale oo kulmay

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif sheikh Axmed ayaa kulan habka fogaan aragga ah la yeeshay mas'uuliyiin ka tirsan machadka ACTRI oo ah macad laga lee yaahy dalka Maraykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif sheikh Axmed ayaa kulan habka fogaan aragga ah la yeeshay mas'uuliyiin ka tirsan machadka ACTRI oo ah macad laga lee yaahy dalka Maraykanka.

"Waxaan ka qaybgalay Kulan habka fogaan aragga lagu qabtay oo ay soo qaban-qaabiyeen Machadka ACTRI oo fadhigiisu yahay dalka Maraykanka.

       Waxaan ka hadalnay arrimaha amniga Soomaaliya iyo xaaladaha la xiriira, anigoo warbixin kasiiyay marxaladda adag ee maanta Soomaaliya ka jirta iyo khatarta kooxaha dagaalka kula jira dowladda ee dib u yagleelidda dowladnimada Soomaaliya” ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray Shariif Shiikh Axmed.

Sidoo kale waxaa uu sheegay shariif in uu sharraxadad guud ka siiyay sida looga gaabiyay arrimahaan wax looga qaban karo iyo dowladda Soomaaliya oo aan xil iska sarin, "Waa nasiib darro iyo qalbi jab in dowladdu aaney lahayn mudadii ay joogtay qorahe siyaasadeed amni oo damaanad siinaya muwaadiniinta, islamarkaana sahlaya in sidhab ah looga hortago dagaalka lagula jiro Al-shabab”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip