HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-AUG-2020

1
Thursday August 06, 2020 - 10:14:20 in Wararka by
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-AUG-2020

    Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geerida Drs Xaawo Cabdi Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraaba dii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum XaawoCabdi Dhibl aawe o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geerida Drs Xaawo Cabdi Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraaba dii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum XaawoCabdi Dhibl aawe oo ka mid ahayd hormuud ka samefalayaa sha Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa xusay muddadii dhe erayd ee Dr. Xaawo Cabdi ay u adeegaysay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada nugul iyada oo daadaal muuqda gelisay samat abixintooda wakhtiyadii adkaa ee uu dalku soo maray. "Alle ha u naxariistee Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe waxa ay baal dahab ah kaga jirtaa sooyaalka dalkeenna, maadaama ay si isxilq aan ah muddo badan ugu adeegaysay dadkee nna danyarta ah, saameyn wanaagsanna ay ku yeelatay nolasha kumannaan qoys oo So omaaliyeed, taas oo muujineysa hammiga iyo himilada ay u qabtay horumarinta dalkeeda iyo dadkeeda." Madaxweyne Farmaajo ayaa Marx uumadda Alle u weydiiyey inuu hoygeeda ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskeeda iyo guud ahaan shacab ka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay.
 Q/ Midoobay oo ka hadashay geerida Drs Xaawo Cabdi

    Xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa waxaa ay hadleen gaarida ku timid Drs Xaawo Cabdi oo dalka Soomaaliya kasoo shaqeeysay xilliyo ad ag oo ay dalka kajireen duruufo kala duwan.

    War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Q/Midoobey ee Soomaali ya ayaa lagu sheegay inay dadka Soomaaliyeed la qe yb sanayaan murugada ge erida naxdinta leh ee ku ti mid Dr. Xaawo Cabdi – oo aheyd haweeneydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay ee ku takhasu stay cudurrada haweenka

     sidoo kalana aheyd qof dunidu aqoonsatay doorkeeda dhanka bani’aadamnimada – waxa ay aheyd qof had iyo goor ka hormarisa wax kasta baahiyaha dadkeeda. QM waxa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa qoyskeeda, saaxiibad eeda iyo asxaabteeda ka howlgasha Xarunta Caafimaadka ee Dr. Xaawo Cabdi.

    Drs Xaawo Cabdi dhiblaawe ayaa waxay Xarun Caafimaad ku leedahay degaan ka Xaa wa Cabdi ee duleedka M/Muqdisho, hal kaas oo Haweenka iyo carruurta si lacag la’a an ah loogu adeego.

 

Madaxweynihii hore ee Somalia oo ka hadlay geeridii Dr. Xaawa Cabdi

   Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh.Sha riif Sh Axmed ayaa ka hadlay geeridii naxdinta laheyd ee  ku timid Dr. Xaawa Cabdi oo Shalayy ku geeriyootay M/Muqdisho.Sh.Shariif ayaa wa xaa uu tcasi tiiraanyo leh u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Carr uurtii iyo Ehel adii ay ka geeriyootay marxuum ad Dr. Xaawa Cabdi oo kamid aheyd dha qaat iirta waaweyn ee kasoo shaqeeyay dalka So omaal iya.

    "Waxaan tacsi u dirayaa guud ahaan umad da Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootey Drs Xaawa Cabdi oo ahayd samafale iyo dhaqtar waqtigeeda galisay u adeegista bul shadeeda” ayuu yiri Sh.Shariif.    Dr. Xaawa Cabdi ayaa Shalayy ku geeriyoot ay M/Muqdisho, kadib markii uu xan uun Deg deg ah kusoo booday, waxaana mud do ka badan nus qarni ka soo shaqeyna ysay Arimaha Caafimaadka, iyadoona lagu xasuus to Halgankii ay u soo gashay Bulshada Soom aaliyeed mudadii Dalka uu ku jiray Burburka.

Wariye Maxamed Cabduwahaab Abuuja oo Caddaalad helay

     Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay ugu dambeyn wax aa ay go'aan ku gaartay in la siidaayo Wariye Maxamed Cabduwahaan Nuur Abuuja oo mud do dhowr bilood ah si shar ci darro ah ugu xirnaa DFS. Guddoomiyaha Max kamadda Ciidamada Qal abka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shu ute oo ku dhawaaqay Go'aanka Maxkamadda ayaa sheegay in baaris dheer kadib Wariye Abuuja lagu waayay dambi,isaga oo amray in Xabsiga laga sii daayo.

     Qaar kamid ah Madaxda Urrurada Saxaa fadda Soomaaliya oo ay ugu horeeyaan SOMA & SJS ayaa goobjoog ka ahaa Maxkam adda, kuwaas oo mudada uu xirnaa Wariye ab uuja u doodayay,isla markaana sheegayay in uu si sharci darro ah ku xiran yahay. Madaxda Urrurada Saxaafadda Soomaaliya iyo Aabba ha Wariye Abuuja ayaa soo dhaweeyay Go'a anka Maxkamadda ay ku amartay in lagu siid aayo Wariyaha, iyaga oo sheegay in Maxkama dda Ciidamada ay xukun Cadaalad ah gooys ay.

  Xoghayaha Urrurka SJS Cabdalla Axmed Muumin ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin go'aanka Cadaaladda ah oo ay Maxka madda Ciidamada gaartay,isla markaana ay aaminsan yihiin in Maxkamadda Ciidamada ay tahay mid dadka Soomaaliyed si cadaalad ah ugu adeegta,waxaana uu u mahad celiyay qar eenadii u doodayay Wariyaha. Xoghayaha Uru rka Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Max amed Cabduwahaab Cabdullaahi ayaa sheeg ay dhankiisa in markii ay u doodayeen Wariye Abuuja ay dad badan cabsi muujinaye en, hayeeshee dhabar adeeg ay sameeyeen kadib ay ku guuleysteen inuu Wariye Abuuja Cadaa lad helo. Waxaa uu ugu baaqay Wariy eyaasha Soomaaliyeed inay dhabar adeega an,sidoo kalena aysan qaadan hanjabadaha mararka qaar soo gaara,waxaana uu ugu baaq ay Maxk amadaha kale ee dalka inay dadka Soomaaliy eed si cadaalad ah ugu Shaqeey aan.

Wariye Maxamed Cabduwahaab Nuur Abu uja oo ah Tifaftiraha Idaacadda Hiigsi ee M/ Muqdisho ayaa Wasaaradda Warfaafinta Soo maaliya War kasoo baxay 22-kii Bishii April ee Sanadkan waxaa ay ku sheegtay in loo heysto kiis la xiriira in uu ka tirsan yahay Al-Shabaab kana qeyb qaatay dil ka dhacay Muqdisho, ha yeeshee ugu dambeyn Shalay ay sheegtay M axkamadda Ciidamada in dambi la gu waayay Wariyaha sidaasina Xabsiga looga siidaayay. Qoor Qoor oo ka digay in la fashiliyo Shirka Dhuusamareeb una dhoofay Dalka Turkiga

     Madaxweynaha D/G/Galmudug, Axmed Ca bdi Kaariye Qoor Qoor oo todobaadyadii u da mbeeyay Socdaal ku joo gay M/Muqdisho, ayaa Shalay Safar kooban ugu baxay Waddanka Turk iga.

 Madaxweyne Qoor Qoor, oo ka hor inta uusan dho ofin Warbaahinta la hadlay, ayaa ka warbixiyay Socdaalkii uu Maalmahan ku joogay Muqdisho iyo sidoo kale Qaban-qaabada Shirka la filayo in uu Dhuu samareeb uga furmo Madaxda DF iyo D/Gob oleedyada Dalka.

     Madaxweynaha, ayaa sheegay inuu M/Muq disho u tegay ,sidii uu Madaxda DFS iyo Wak iilada Beesha Caalamka ugala hadli lahaa, Qa bsoomidda Wejiga 3xaad ee Shirka Dhuusam areeb, taasina ay si buuxda isugu afgarteen.

    Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in Shirka Dhu usamareeb uu sida qorshaysan ku dhici doono Wakhtiga loo asteeyay, islamarkaana loo saar ay guddi qaban-qaabo oo ka sh


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip