Madaxweyne Waare oo Shir dhinaca Internetka kula yeeshay Safiiro

0
Wednesday August 05, 2020 - 21:17:05 in Wararka by
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Waare oo Shir dhinaca Internetka kula yeeshay Safiiro

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Shir dhinaca Khadka internet la yeeshay Safiirada Somaliya u jooga US, UK, EU, iyo UN. Shirk ayaa looga hadlay Xaaladaha Wadanka gaar ahaan hanaanka geedi socodka Doorashooy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Shir dhinaca Khadka internet la yeeshay Safiirada Somaliya u jooga US, UK, EU, iyo UN. Shirk ayaa looga hadlay Xaaladaha Wadanka gaar ahaan hanaanka geedi socodka Doorashooyinka Dalka iyo sidii loo siiwadi lahaa natiijooyinka shirarkii Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa safiiradii uu la kulmay waxaa uu uga mahad celiyay taageerada ay mar walba sidaan iyo wadashaqeynta ay la leeyihiin Dowlad Goboleedyada.
.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip