Madaxweyne Qoor Qoor oo sheegay in uusan dib u dhici doonin Shirka Dhuusamareeb

0
Wednesday August 05, 2020 - 21:04:55 in Wararka by
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Qoor Qoor oo sheegay in uusan dib u dhici doonin Shirka Dhuusamareeb

    Madaxweynaha Galmudug oo Warbaahinta kula hadlay Garoonka Diyaaradahada Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho xilli uu u dhoofayay dalka Turkiga ayaa uga mahadceliyey Madaxda Dowladda Fadaraalka, iyo Dowladaha xubnaha ka ah, doorkii wacnaa oo ay ka qaate

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug oo Warbaahinta kula hadlay Garoonka Diyaaradahada Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho xilli uu u dhoofayay dalka Turkiga ayaa uga mahadceliyey Madaxda Dowladda Fadaraalka, iyo Dowladaha xubnaha ka ah, doorkii wacnaa oo ay ka qaateen qabsoomida shirarkii hore ee ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb. Sidoo kale waxaa uu ku baaqay Madaxweynaha Galmudug in shirka 15 Agoosto si mugleh looga soo qeyb-galo, isaga oo rajeeyay inuu ku dhammaado guul iyo is afgarad. Shirka Magaalada Dhuusamareeb la filayo in uu dhawaan ka furmo ayaa waxaa uu dhexmari doonaa Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada si go'aan looga gaaro nooca ay noqoneyso doorashada Soomaaliya. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip