HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-AUG-2020

1
Wednesday August 05, 2020 - 10:44:40 in Wararka by
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-AUG-2020

    Farmaajo oo kulan Albaabada u xiran la yee shay Saddex maamul goboleed Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa madaxtooyada dalka kula kulm ay 3 ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada sida Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farmaajo oo kulan Albaabada u xiran la yee shay Saddex maamul goboleed Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa madaxtooyada dalka kula kulm ay 3 ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada sida Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Hirshabeelle Maxamed Ca bdi Waare iyo K/galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen. Madaxweyne Farmaajo ayaa madaxdan ka la hadlay Xaaladda dalka gu ud oo ay ku jirto arrimaha do orashada iyo waliba hanaan ka loo wajahayo shirka 15-ka bishan ka furmaya M/ Dhuusamareeb ee Galmudug. Kulanka Md.Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa ku soo aadaya xilli xaalad adag uu ku jiro dalka,islamarkaana loo baahan yahay in si wadajir ah oo caqli ku jiro looga gu dbo.3dan maamul goboleed ayaa xiriir dhow la leh Madaxtooyada Soomaaliya,waxayna la wa daan qorshe mideysan oo lagu jahayo shirka Dhuusamareeb 3. Puntland iyo Jubbaland ayaa qeyb ka ah ayn kulankan,waxayna inta badan ka horyima adeen go'aanadii ka soo baxay Villa Soomaal iya wixii ka dambeeyay shirkii Dhuusamareb 2.

Wasiir Khadiijo oo eedeyn u jeedisay Wasa aradda Maaliyadda

    Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka ti rsan G/Shacabka ayaa ku eedeysay Wasiir Be yle inuu ku fashilmay bixinta lacagta gargaarka D/Afgooye, isla markaana dadka degaanka xill igii ay u baahanyeen aan la gaarsiin.

     Waxa ay sheegtay in Shacabka D/Afgooye ay guryahoodii ka barakaceen ,islamarkaana ay tahay wax laga xumaado in Wasiirka uu shuruud ku xiro lac ag gargaar ah.

    Waxa ay sidoo kale sheegtay in nasiib darro ay tahay in dowl adda dhexe wali aysan fulin ballanqaadkii Sha cabka degmada Afgooye.

     Wasiirka Maaliyadda XFS Md. C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa shuruud ku xiray bixinta lacagtii loogu tala galay Shacabka ku dhibaate ysan D/Afgooye ee G/Sh/ hoose.

     Lacagtaan oo dhan Nus Milyan ayaa waxaa uu sheegay Wasiir Beyle in aysan bixin doonin haddii aan la helin hanaan cad oo looga hor tagi karo in lacagtaasi la musuq maasuqo.

    Lacagtaan oo dhan nus Milyan ayaa 20 berri ka hor waxaa ballanqaaday R/Wasaarihii xilka laga qaaday Xasan Cali Kheyre.

Qaban qaabada ku dhawaaqista R/wasaara ha cusub oo laga dareemayo Villa Somalia

    Mashquul xoog leh ayaa laga dareemaya Xafiiska Madaxweynaha JFS,Md.Maxamed C/hi Farmaajo, taasoo loogu diyaargaroobayo magacaabidda R/ Wasaaraha xiga.

    Socodka Madaxtooyada M/Muqdisho ayaa waxaa ku badan Xildhibaanada, Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Dhaqanka, ee siyaabooyinka kala duwan ugu ololeynaya ragga daneynaya inayqabtaan Xafiska Ra’iisal Wasaaraha cusub

    Xafiiska Madaxweynaha ayaa haataan gac anta ku haya liis, ay ku qoran yihiin magacy ada in ka badan 10 xubnood, kuwaa oo midk ood ay tahay in Madaxweynaha uu u xusho bedelka R/Wasaare Xasan Cali Khayre.

    Madaxweynaha iyo La taliye-yaashiisaba waxaa ay weli ku hawlan yihiin ka fiirsashada shakhsiga ay tahay inuu qaban karo xafiiska 2aad ee dalka looga arrimiyo, kaasoo ay muhi im u tahay Villa Somalia inuu noqdo mid ka gu dbi kara arrimaha xilligan ku gadaaman aqalka dalka siyaasadiisa laga haggo.

     Md. Farmaajo ayaa doonaya in mar 2aad uu kasbado taagerada shacabka Somaaliyeed, ka dib markii uu ku hungoobay oraahdiisii ah ayd ‘Waqtiga waan wada dhameysan doonnaa aniga iyo R/Wasaaraha’, taasoo meesha ka ba xday, ka gadaal sifihii sharci-darrada ahaa ee Xildhibaanada Golaha Shacabka u mareen ka lsooni kala noqoshadii Xukuumaddii Khayre.

    Madaxtooyada Qaranka ayaa xulashadeeda ugu dambeyso waxaa ay noqon doontaa in Ra’ iisal Wasaaraha la fillayo uu noqdo mid karti badan, si dhowna ula socda xaaladda siyaasa deed ee dalka, la shaqayn kara Xafiiska Mad axweynaha, lana macaamili kara Siyaasiyiinta Mucaaradka, Dowlad Goboleedyada, Xildhibaa nada 2da Aqal iyo Beesha Caalamka, dalkana ku hoggaamin kara doorasho leesla ogol ya hay.

     Beesha Caalamka oo kale oo ka hortimid wixii 25-kii bishii Luulyo ka dhacay Xarunta G/ Shacabka ayaa haddana isha ku heysa dha qdhaqaaqyada Villa Somalia, inkastoo aysan muuqan wax door ahi oo ay ku leedahay soo xulista R/Wasaaraha soo socda, haddana R/ W.Cusubi ayay dooneysaa inuu noqdo mid hor ey dalka uga dhaqaajin kara waxa Shalay da lka yaala, ee ah inay dhacdo doorasho leesku waafaqsan yahay.

     Warar ay heleyso Shabakadda ayaa shee gaya inay aad u yar tahay rajada laga qabo in R/Wasaaraha xigga uu noqdo shakhsi aan hor ey dalka uga dhoofin, sidii caadada ahaydna uu ka imaan doono dalka dibadiisa.

    Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dhammaad ka 7badkan uu Madaxweyne Farmaajo soo ma gacaabi doono R/Wasaarihiisii 2aad, haddii la ga fursan kari waayana ay dib uga dhici doon to illaa7badka dambe.

   Ka dib is casilaaddii uu ku dhawaaqay R/Wa saaraha shaqada ka tegaaya ayay hadal hay nta ugu badan ee siyaasadda dalka waxay noq otay R/Wasaaraha lagu wado in maalmaha soo socdaahi lagu soo dhawaaqo.

Shirka Beesha Mudullood oo maalintii 2aad galay iyo Arrinta Maamul Goboleedka G/ Banaadir…

    Shirweynaha Beesha Mudullood ayaa ma alintii 2ad galay, iyadoo weli ay socdaan khud badaha ay jeedinayaan waxgaradka, duubab ka dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas’uul iyiinta Bee sha ugu jira 2 da gole ee do wladda.

     Khudbado kala duwan oo dhiira gelin, bog gaadin iyo talooyin ayaa shirka laga jeediyay, waxaana aad lagu celcelinayay ahmiyada uu leeyahay midnimada Beesha iyo sidii ay isku duubnaan laheyd.

     Nabadoon C/llaahi Geeddi Shadoor oo shir ka ka hadlayay ayaa ku baaqay in la isku duu bnaano oo dhaqanka, dhaqaalaha iyo awo odda laga midoobo

"Mudulloodow si aan isugu duubnaano, waxa an u baahanahay inaan ku midowno dhaqan ka, dhaqaalaha awoodda, intaan haddaan ku darno iskaashiga walaalnimo inaan talada gu ud ka midowno Soomaali hormuud ayaa u noqon doonaa mar kale isu keenisteeda”ayuu yiri Nabadoon C/llaahi Geeddi Shador.

     Guddoomiyihii hore degmada Wadajir Axm edXasan Cadoow {Axmed-Daaci} ayaa shee gay in deegaanada ay degto beesha uu yahay kan ugu dambeeya deegaanada kale, waxaa na uu xusay in aanay ka jirin waxbarasho, caa fimaad tayo ah, isla markaana uu Cadaw hey sto, kuna ilmo dhaleen.

    "War annaga xoolaheena iyo xoogeena in a an aragno alle hana tuso, deegaanadeena iyo dadkeena waa ugu dambeeyaan dadka kale ,  waayoo cadow ayaa heysta dadkeena,  cad owga wey ku ilmo dhaleen, wey ku qaan gaari rabaan, shacabkeena miyiga degan goobo wa xbarasho malahan, caafimaad tayo fiican mal ahan, dhibkaas jirta inaan hiigsi ka yeelano ay aa rabnaa”ayuu yiri Axmed Daaci.

     Dr Caa’isha Cumar Kablow oo ka hadleys ay maqaamka Muqdisho ayaa sheegtay in ma qaamka Muqdisho aanu meer meeris gelin, is la markaana mar walba muran loo gelinayaa caasimadda.

    "Maqaamka Muqdisho meer meeris ma ga lo, Magaalooyinka Rome iyo NEW York dad ay aa leh, mana lala sheegto, maxaa annaga Caa simadda muran joogta ah loo geliyaa? Muqdi sho muran lama gelin karo, waana in deg-deg maqaamkeeda loo helaa”ayay tiri.

     Shirka ayaa inta uu socdo waxaa lagu fala nqeyn doonaa qodob ka mid ah ajandaha shir ka oo ah in Gobolka Banaadir uu yeesho Maa mul Goboleed.

     Mid ka mid ah Guddiga qaban qaabada shir ka ayaa sheegay in Beeshu ka doodeyso sidii Maamul Goboleed u yeelan lahaa G/Banaadir, iyadoo lala tashan doono beelaha kale ee de ga Gobolka Banaadir.

     Shirka ayaa la filayaa in maanta la soo gab agabeeyo, lagana soo saaro war murtiyeed ku saabsan xaalada guud ee dalka iyo midnimada Beesha.

Aqalka Sare oo ansixiyey xubin cusub oo lagu biiriyey guddiga doorashooyinka

    Xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee Baar lamaanka FS ayaa kulan ay yeesheen Shalay waxay ku ansixiyeen xubin cusub oo lagu biir iyey guddiga madaxa bannaan ee doora shooyinka Qaranka.

    Sacdiya Yuusuf Shuuriye ay aa Shalay loo ansixiyey ka mid noqoshada guddiga doorash ooyinka dalka.

    Sacdiya Yuusuf oo cod buux a ay xubinimad eeda ku ansixiyeen golaha Aq alka Sare ayaa loo dhaariy ey xubinimadeeda isla Shalay.

  Xildhibaanada G/shacabka ee B/Soomaa liya ayaa horay u ansixiyey xubinimada Sacdiya ee guddiga madaxa bannaan ee doora shooyinka Qaranka.


Odowaa "Farmaajo Jidkii Dhuusamareeb hadduu dhaafo, 7-dii daqiiqo ee Xukuumad da ku dhacday oo kale ayaa…”

    Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ahna Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay in dadka Soo maaliyeed ay jeclaan lahaayene in la qabto do orasho qof iyo cod ah, balse aan haatan loo diyaar garoobin.

    Md.C/raxmaan Odawaa ayaa sheegay in 3dii sano iyo barkii Madaxtooyada, Guddiga doorashada iyo Xukuumaddii dhacday aysan wax diyaar ga row ah u gelin doorasho qof iyo cod ah.

      "Dhammaan dadka soom aaliyeed waa jeclaan lahaayeen in la qabto do orasho cod iyo qof la qabto, laakiin waxaa la is ku waafaqsan yahay in aan loo diyaar garoob in, guddiga doorashada, madaxtooyada iyo xukuumadda hada xilka ka tagtay wax diyaar garow  ahaysan qaban 3 sano iyo barkii la soo dhaafay u gelin”ayuu yiri Xildhibaan Odawaa.

      Sidoo kale waxaa uu sheegay in shirka Dhuusamareeb oo ay isugu tageen D/Gobole edyada ay ka soo baxday doorasho heshiis la gu yahay iyo in wax muddo kororsi ah aysan jir in, waxaana uu xusay in taas ay keentay in la ga waco DFS,sida Madaxweynaha iyo R/Was aarihii hore.

    Waxaa uu sheegay in shirka Dhuusamareeb markii uu Madaxweynuhu tagay uu arkay inuu dhinac walba ka hareereysan yahay, isla mark aana ay u socon weyday doorashadii been ab uurka aheyd ee qof iyo cod iyo muddo korors iga, taasna ay keentay markii uu ku soo lab tay Muqdisho inuu go’aan degdeg ah qaato inuu iska bedelo Xukuumadda.

     "Madaxweynuhu markuu arkay inuu dhinac walba ka hareereysan yahay doorashadii been abuurka ahaa iyo muddo kororsi midna uusan soconeyn, wuxuu dhuusamareeb kala soo lab tay go’aan degdeg ah inuu xukuumadda iska bedelo, Madaxweynaha waxa abeen abuur u gu filan Xukuumaddii uu lahaa 3 sano iyo bar ma dhaceyso ay horta todobo daqiiqo ku dhac day, been abuurka uu sameeyay Madaxweyna ha 3 sano iyo bar xukuumaddiisa ayay ka mu uqatay oo 7 daqiiqo ku dhacday”ayuu yiri.

     Xildhibaan Odawaa ayaa ugu baaqay Mada xweyne Farmaajo in Dhuusamareeb ka keeno doorasho heshiis lagu yahay, balse haddii uu dhaafo jidka Dhuusamareeb ay soo wajihi do onto culeyska Xukuumadda oo kale wixii ku dhacay oo ay ku soo gabagabowday 7-da daqi iqo gudahood.

     Waxaa uu sheegay in 4 sano la soo doort ay,isla markaana muddo xileedka Madaxwey naha ay kaga egtahay 8 Febraayo ayna doon ayaan inuu doorasho aado oo ah mid Farsama deeda iyo diyaar garowgeeda ay heshiis ku tah ay Soomaali oo aan qolo gaar ah laga yeeleyn

Xigasho:jowhar.com.

MAXAA DHALIYAY QARAXII WEYNAA EE RUXAY BEYRUT?

     Qaraxa ayaa burburiyay qeybo badan oo ka mid ah Beyrut Lubnaan ayaa gashay xaalad murugo ah, kadib markii qarax weyn oo ka dha cay caasimadda Beyrut uu dilay ugu yaraan 78 qof, halka dhaawacuna ka badan yahay 4,000.

Qaraxa oo ka dhacay dekadda magaalada ay aa ruxay caasimadda oo dhan.  Madaxweyne Mishaal Cown ayaa sheegay in 2,750 tan oo ah maadada ammonium nitrate si aan am maan ahayn loogu keydiyay makha asiin hal kaa ku yaallay muddo lix sano ah.

      Cisbitaaladda ayaa waxaa buux dhaafiyay dhaawacyada, waxaana qaraxa uu gebi ahaa nba dhulka dhigay dhismayaal badan.

    Weriye ka tirsan BBC-da oo goobta tegay ay aa sheegay in meydad badan oo halkaa yaal lay iyo burburka dhismayaasha ay ka dhigeen dekadda magaaladaasi mid aan la geli karin.

     Qaraxa ayaa ku soo beegmay xilli xasaasi u ah Lubnaan, iyadoo dhaqaale xumida tag an ay sii kala fogeysay bulshada. Sidoo kale, Jim caha ayaa la filayaa in maxkamad ay go'aan ka gaarto dilkii ra'iisal wasaarihii hore ee wadd ankaasi, Rafiiq Xariiri loo geystay 2005.

Maxaa dhaliyay qaraxa?

     Mas'uuliyiinta Lubnaan ayaa sheegay in baaritaannada hordhaca ah ay tilmaamayaan in qaraxa uu ahaa shil ee aan si ula kac ah loo fulin.

     Wasaraadda arimaha gudaha ayaa shee gtay in maadama ammonium nitrate ee sida weyn u qaraxda lagu keydiyay makhaasiin ku yaal dekadda.

      Ra'iisal wasaare Xasan Diyaab ayaa qara xa ku tilmaamay musiibo, waxaana uu wacad ku maray in lagula xisaabtami doono kuwa mas'uulka ka ah.

      Waxa uu ka hadlay "makhaasiin khatar ba dan" oo dekadda ku yaallay tan iyo 2014, bal se waxa uu intaa raaciyay in aanu ka hordhici doonin baaritaanka.

      Mas'uul ka tirsan dowladda Israa'iil ayaa BBC-da u sheegay in dalkiisa aanu wax lug ah ku lahayn qaraxa Beyrut.

     Qaraxa maadada am monium nitrate ayaa hawada ku sii deyn kara gaas sun ah Wa rbaa hinta maxalliga ah ayaa sheegtay in dad ay weli ku hoos jiraan burburka dhismayaasha. Qaraxa ayaa laga maqlay jasiiradda Khubrus oo Beyrut u jirta ilaa 240 KM, kuna taal Bariga Mediterranean-ka.

       Madax badan oo caalamka ah ayaa ka tac siyeeyay musiibada halkaa ka dhacday. Ra'I isal wasaaraha UK, Boris Johnson, ayaa barti isa Twitter ku qoray: "Sawirrada iyo muuqaal lada xalay ka imanaya Beyrut waa kuwo arga gax leh. Waxaan u duceynayaa dhammaan dadka ku waxyeelloobay dhacdadaasi argaga xa leg." Waxa uu intaa raaciyay in dowladdiisa ay hiil iyo hooba la garab taagan tahay shac abka Lubnaan.

       Xaaladda Lubnaan qaraxa ka hor

    Xiisad siyaasadeed ayaa ka taagan Lubn aan, waxaana dhacay mudaharaadyo looga ho rjeedo qaabka ay dowladda u maareysay dha qaale xumida dalkaasi ka taagan oo ah tii ugu darneyd tan iyo dagaalkii sokeeye ee socday 1975-1990.

     Inta badan shacabka ayaa dhaqaale xu mida u aaneynaya madaxda dalka mudada soo hogaaminayay ee keeni waayay isbedal xal u ah dhibaatooyinka waddankaasi ragaadi yay. Shacabka dalkaasi ayaa la tacaala koro nto la'aan, biyo yari iyo daryeelka caafimaadka oo liita.

     Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhaw halkii lagu beegsaday ra'iisal wasaarihii hore Rafiiq Xariiri oo 15 sano ka hor lagu dilay gaari wax laha qarxa laga soo buuxiyay.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha oo uga tacsiyeeyay shacabka Lubnaan qaraxii ka dhacay Beirut

     Sii hayaha R/Wasaaraha Soomaaliya Ma hdi Maxamed Guuleed Qadar oo xiriir telefoon la sameeyay R/Wasaaraha Dalka Lubnaan Xa san Diyaab (Hassan Di ab) ayaa uga tacsiyeey ay dadkii ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay mag aalada Bayruut.

   Md.Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in dhibaatada gaartay reer Lubnaan ay la xan nuunsayaan Bulshada iyo Dowladda Soomaal iya, sidaas awgeed ay garab taagan yihiin Sha cabka iyo Dowladda dalkaas oo xaalad Mur ugo ku jira.

     Qoraal lagu daabacay Bogga Xafiiska Ra’ii sul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in xiriirka sii hayaha R/Wasaaraha uu la sameeyay Wasiir ka 1aad ee Lubnaan uu ka dambeeyay kadib markii qaraxyo dad ku dhaw Boqol ruux ku dhi nteen ay ka dhaceen M/Bayruut, halka ay ku dhaawacmeen dad kor u dhaafaya Saddex kun oo ruux.

     Lubnaan iyo Soomaaliya waxa ay xubno ka yihiin Ururka Jaamacadda Carabta, waxa ay si doo kale xubno wanaag ka yihiin Ururka Iskaa shiga Islaamka (OIC) iyo Qaramada Midoobay oo matalaad ku kala leeyihiin.

    Dalka Lubnaan ayaa galay xaalad Musiibo, ka dib markii qaraxyo ka dhashay ammonium nitrate ku keydsaneed Bakhaaro ku yaalla Dek edda Dalkaas labo qarax sameeyeen, sida uu Warbaahinta u sheegay Madaxweynaha Dalka as Miishal Cown (Michel Aoun).

    Isbitaallada waxaa jiifo dad la xannuunsan aya dhaawacyo kala duwan oo kasoo gaaray Qaraxyada, halka dadka hilibkooda la helay ee dhintay la geliyay qaboojiyaal lagu sii heynayo

 muddo aysan cayimin Dowladda.

Hooyo shan carruur oo mataano ah ku umushay Magaalada Muqdisho

    Hooyo Soomaaliyeed oo degan M/Muqdisho ayaa shan carruur oo mataano ah ku umushay Isbitaalka Recep Tayyip Erdogan (Ex Digfeer), ka dib markii qaliin lagu same yay.

    Hooyadan ayaa maalintii Arbacada 3 wiil 2 hablood ku umushay Isbitaalkan D/Hodan ku yaala, waxayna xaaladda carruurta ahayd mid wanaagsan.

    Warkan ayaa soo shaac-baxay saacadihii la soo dhaafay, ka dib markii barta Mogadisu So mali Türkiye Recep Tayyip Erdogan uu ku leey ahay Twitter-ka lagu baahiyay warka la xiriira 5 –ta mataanaha ahi, ee ay hooyadan Soomaali yeed ku umushay isbitaalkaasi.

   Dr.Axmed Isaaq Xuseen oo horkacayay dha khaatiirtii qaliinka ku sameysay hooyadaasi ay aa sheegay in carruurta, ay umushay iyagoo caafimaad qaba, inkastoo mid ka mida uu dib ka saqiiray. Dr.Axmed Isaaq Xuseen oo la had lay BBC ayaa tani ku tilmaamay wax mucjiso ah, oo ay yar tahay in caalamka ka dhacdo, ay na markii ugu horeysay noqoneyso in hooyo Somaliyed ay mar qura umusho 5 ilmo ah.

    "Gabadhan waxay ka tahay waxyaabaha mu cjisooyinka ah, ee sida naadirka ah loo arko ca alamka, waana kiiskii ugu horeeyay intaan hubo Somaliya, hooyo inay 5 canug halmar um usho.” Ayuu yiri Dr. Axmed Isaaq.

Waare:-"Saamileyda Siyaasadda Yaysan Eegin Kaliyah Danaha gaarka”

    Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Ma xamed Cabdi Waare oo ka hadlay shirka ka dhacay M/muqdisho ayaa sheegay arrimo ba dan oo ku saabsan saamileyda siyaasadeed ee dalka. Madaxweyne Waare ayaa faray siy aasiyiinta dalka inay ka shaqeeyaan danaha guud ee dalka islamarkaasna aan la eegin dan aha gaar oo kaliyah  balse loo baahanyahay in wadajir iyo isutanaasul wax lagu wada qabto

    Dhankale madaxweyne waare ayaa amaanay shirkii ka dhacay M/dhuusamareeb isagoo sheeg ay inuu ku arkay siyaasiyiin mucaarad iyo mux aafid iskugu jira oo si wadajir ah iskula shaqe ynaya si loo gaaro danta guud iyo wax wada qabsi

     Md.Waare ayaa dhankale sheegay inay siy aasiyiintu ay kala shaqeyaan hormarinta dee gaanada maamulka hirshabeele haddii garab la siiyana ay ku talaabsan doonan maamulku hormaro iyo guulo fara badan.

Suuqa weyn ee Magaalada Xudur oo xiran iyo saamayn ka dhalatay

     Wararka ka imaanaya M/Xuddur ee G/Bak ool ayaa sheegaya in maalintii 2aad uu xiran yahay Suuqa weyn ee Magaaladaasi, ka dib markii ganacsatada ay ka horyimaadeen can shuur lagu amray inay bixiyan.

    Maamulka Xuddur ayaa ganacsatada ku soo rogay canshuurtan, xilli ay la daallaa dhac ayeen go’doominta Ururka Al Shabaab uu ku hayo magaaladaasi iyo saamaynta dhaqaale ee ka dhalatay xanuunsidaha COVID-19.

     Xerow Sanweyne Xasan, Gudoomiyaha Ganacsatada Xudur ayaa sheegay inaanay bix in karin canshuurta lagu amray inay bixiyan, ta asoo culeys ku ah sida uu yiri ganacsatada.

     Gudoomiyaha ayaa tilmaamay markii gana csatada ay dareemeen culeyska dhaqaale ee ganacsigoodii uu u leeyahay bixinta canshuur tan, ay garowsadeen inay albaabada isugu lab aan goobahoodii ganacsi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip