Hoggaamiyaha Iran oo eedeyn kulul u jeediyayay Yurub

0
Friday July 31, 2020 - 17:03:01 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 46
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyaha Iran oo eedeyn kulul u jeediyayay Yurub

    Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei ayaa sheegay in Yurub ay ku guul darreysatay inay badbaadiso heshiiska caalamiga ah ee nukliyeerka ka dib markii Washington ay ka baxday. Wuxuu ku eedeeyay Yurub inay sameynayaan &q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei ayaa sheegay in Yurub ay ku guul darreysatay inay badbaadiso heshiiska caalamiga ah ee nukliyeerka ka dib markii Washington ay ka baxday. Wuxuu ku eedeeyay Yurub inay sameynayaan "balanqaadyo qarsoon" oo wax yeeleeya dhaqaalaha Iran. Ingiriiska, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa doonayey inay sii wadaan heshiiska kaas oo ahaa in lagu xakameeyo himilada nukliyeerka ee Tehran. Laakiin Madaxweyne Trump – oo dhaleeceeyey heshiiska – ayaa Mareykanka ka saaray laba sano ka hor, ka dibna wuxuu soo rogay cunaqabateyn ballaaran oo looga golleeyahay inuu ku qasbo Iran inay dib ula xaajooto.
In this picture released by the official website of the office of the Iranian supreme leader, Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei addresses the nation in a televised speech marking the anniversary of the 1989 death of Ayatollah Ruhollah Khomeini, the leader of the 1979 Islamic Revolution, in Tehran, Iran, Wednesday, June 3, 2020. Khamenei assailed Washington in the wake of George Floyd’s killing for its allegedly duplicitous policies when it comes to upholding human rights. (Office of the Iranian Supreme Leader via AP)

      




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip