Soomaaliya oo helaysa $25M si loogu xoojiyo miisaaniyada lagu yareynayo saameynta COVID19

0
Wednesday July 29, 2020 - 22:07:56 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo helaysa $25M si loogu xoojiyo miisaaniyada lagu yareynayo saameynta COVID19

    Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB) ayaa ansaxiyay $ 25M oo loogu tala galay Soomaaliya, si kor loogu qaado dadaalada miisaaniyadeed ee qaran si loo yareeyo saameynta qaranka ee masiibada Covd19. Lacagtan ayaa loo adeegsan doonaa in lagu fuliy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB) ayaa ansaxiyay $ 25M oo loogu tala galay Soomaaliya, si kor loogu qaado dadaalada miisaaniyadeed ee qaran si loo yareeyo saameynta qaranka ee masiibada Covd19. Lacagtan ayaa loo adeegsan doonaa in lagu fuliyo saddex jawaab celin oo isku xiran oo ku saabsan masiibada COVID-19, kor u qaadida nidaamka caafimaadka iyo taageeridda wax soo saarka xoogga shaqaalaha iyo waxqabadka dhaqaalaha Soomaaliya. Qeybta caafimaadka, lacagaha ayaa loo isticmaali doonaa in lagu balaariyo bixinta qalabka difaaca shaqsiyeed, kordhinta awooda ICU ee dalka iyo sare u talaabooyinka ka hortaga iyo caabuqa.
whatsapp sharing button
     Deeqda lacageed ee Bangigu wuxuu la jaan qaadayaa ujeeddooyinka horumarineed ee Soomaaliya iyo qorsheyaasha u diyaarsanaanta iyo ka-jawaab celinta COVID-19.


       Waxay sidoo kale la jaan qaada istiraatiijiyadda Bangiga ee tobanka sano ah, iyo istiraatiijiyaddiisa Isdhaxgalka Gobolka Bariga Afrika iyo dadaal ballaaran oo lagula dagaallamayo nuglaanta iyo dhisidda adkeysiga Afrika.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip