Ururka Taliban oo diiday inay wada hadal la galaan dawlada Afghanistan.

0
Monday March 07, 2016 - 10:48:12 in Wararka by
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Taliban oo diiday inay wada hadal la galaan dawlada Afghanistan.

    War kasoo baxay hogaanka sare ee ururka Taliban ayaa lagu sheegay in ururku uu diiday inuu wax wada hadal ah la galo dawlada Afghanistan illaa inta ciidamada ajanabiga ah ay wadankaasi ka baxayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War kasoo baxay hogaanka sare ee ururka Taliban ayaa lagu sheegay in ururku uu diiday inuu wax wada hadal ah la galo dawlada Afghanistan illaa inta ciidamada ajanabiga ah ay wadankaasi ka baxayaan.
Warkaan oo ay warbaahinta dalka Afghanistan baahiyeen waxaa lagu sheegay in wada hadal ay la galaan dawlada ay ku xiran yihiin shuruudo badan.

Shuruudahaas ayaa waxaa ka mid ah in ciidamada ajanabiga ah wadanka ka baxaan in ururkooda laga saaro liiska madow iyo in la sii daayo maxaabiista ka xiran.
Haddii la fulin waayo shuruudaha ay soo bandhigeen waxay sheegeen Taliban inay sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan dawlada Afghanistan
Tan iyo sanadkii 2001 markaasoo xukunka laga tuuray ururkaan waxay wadeen dagaal inkastoo dhawaan ay labo garab u kala jabeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip