HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-JULY-2020

0
Wednesday July 15, 2020 - 09:56:30 in Wararka by
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-JULY-2020

    Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka IGAD Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka DFS ay u xakameysay ugana hortagtay cudur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka IGAD Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka warbixiyay hannaanka DFS ay u xakameysay ugana hortagtay cudurka safmarka ah ee COVID-19, saameynta xoo ggan ee cudurkan uu ku yeeshay dalkeenna iyo geeddi socodka siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha ee dalka. Shirkan oo ahaa mid Madaxdu ay ku wa da xiriireen mareego gaar ah oo dhanka internet-ka ah (Video-conference) ayaa ku saabsanaa horumarrada la ga gaaray dadaallada xal u helista colaadda dalka Suud aanta Koonfureed, qorshaha dalalka IGAD ay ku wajaheen cudurka COVID-19 iyo qod obo kale oo la xiriira arrimaha iskaashiga iyo is dhexgalka dhaqan-dhaqaale ee dalalka Gobolka. "Waxaan jeclahay in aan qiro dadaallada ay muujiyeen dhammaan qeybaha ka shaqe eynaya suurtagelinta heshiis nabadeed iyo xoojinta iskaashi amni. Waxaan sidoo kale soo dhaweynayaa hanaanka socda ee isku dhafka iyo dib u dhiska hey'adaha amniga iyo kuwa rayidka oo loo dhan yahay ee Suu daanta Koonfureed." Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay hoggaamiyeyaasha kale ee dal alka IGAD saameynta uu cudurka COVID-19 ku yeeshay Soomaaliya, waxa uuna bogga adiyay isku xirnaanta iyo wada shaqeynta heer Gobol ee lagu wajahay cudurkan. "Si aynu u hubinno in Xoghaynta IGAD ay si fiican ugu diyaar garowday dadaallada dib-u-dhiska iyo soo kabashada ee dalalka urur Goboleedka IGAD marka laga gudbo cudurka COVID-9, waa inaan dardargelin naa dib-u-habeynta hay'adaha iyo dib-u-qaa baynta IGAD iyada oo la raacayo heshiiske enii hore."
   R/ Wasaare Kheyre oo kulan gaar ah la leh Madaxda DG/yada ee Dhuusamareeb ku sugan

     R/Wasaare Kheyre ayaa hoyga uu ka de ggan yahay Dhuusamareeb kulan gaar ah kula leh Madaxweynayaasha D/G/yada K/Galbeed,Hirshabelle iyo Jubbaland, inkas too Madaxweynaha Puntland uu Shalay dib ugu laabtay Garowe, iyadoo Shalayta isaga iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoo rqoor ay kulan gaar ah yeesheen.

       Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kulank an uu hordhac u yahay kulamo gaar gaar ah oo R/Wasaaruhu la qaadanayo Madaxda do wlad goboleedyada, ka hor shirka Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada ee 7aadka soo socda ka furmi doona.

      Kulankan ayaa noqonaya kii u horeeyay oo madaxda maamul goboleedyada iyo R/W  ku ndhex mara, ka dib shirkoodii Sabtidii ee ay ka soo saareen war murtiyeedka ay ku casuumeen Madaxda DFS inay ka soo qeyb galaan shirkooda.

      Sidoo kale RW Kheyre iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa si fool ka fool ah isku soo hor fariisan doona, tan iyo wixii ka dam beeyay go’aankii G/Wasiirada XFS ay sharci darro k dhigeen dib u doorashadii Axmed Madoobe.

     Shirka u dhaxeeya Madaxda DFS iyo D/Goboleedyada ayaa looga arrinsan doo naa arrimaha doorashooyinka oo muran ba dan uu ka taagan yahay, iyadoo war murtiy eedka ka soo baxay Shirkii Wadatashiga ee D/Goboleedka lagu sheegay in aanay dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod.

Xaliimo Yareey oo ka hadashay Go’aanka Madasha maamul goboleedyadda

      Madaxda maamul goboleedyada Soo maaliya ee ku shirayey M/Dhuusamareeb ay aa sheegay inaysan dalka ka dhici karin do orasho qof iyo cod ah oo lagu qabto waqtigii loogu talogalay.

     War-murtiyeed ay soo saareen ayay mad axdu kusoo jeediyeen in laga wada-hadlo si yaabaha kale ee doorasho ku qabsoomi karto. G/G/Doorashooyinka Qaranka Marwo.Xaliimo Isma aciil Yarey ayaa shee gtay in ay soo dhaweynayaan go’aan ka kasoo baxay Shirka Mada sha, islamarkaana ay ku shaqeyn doonaan go’aankooda.

      Waxa ay sheegtay in doorasho iyo qof cod ah ay dalka ka dhici karto, islamarkaana aysan aaminsaneyn go’aanka kasoo baxay Madaxda maamul goboleedyadda ee ahaa inaysan dalka ka dhicin doorasho qof iyo cod ah.

      Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in Shaqa da guddiga aysan kala tashan arrimaha doo rashada ayna ku shaqeyn doonaan wixii ay soo waddeen Muddo Shan Sano ah.

Imtixaanka Fasaladda 8-aad ee G/Bana adir oo Shalay la soo Gaba-gabeeyay

     G/ku-xigeenada maamulka iyo maaliyad da G/Banaadir Md.Axmed Xasan Iimaan iyo G/ku-xigeenka arrimaha bulshda G/Banaad ir Basma Caamir Axmed ayaa Shalay soo xiray imtixaanka Fasalada 8-aad ee 4-tii Ma alin ee la soo dhaafay ka socday G/Banaadir oo ay u fariisteen ku dhowaad 27,000 oo Ar day, kaa soo ay maamulayeen maamulka G/Banaadir. Masuuliyiintaan ayaa Shalay kormeer ku sameeyay goobaha ay imtixaa naadka ay ka socdeen iyagoo dhirigalinyay ardayda waxaana ay in talaabadan ku dhiiri galiyeen inay xoogga saaraan waxbarasha da.

     "Waxaan u hambalyeynayaa Ardayda na siibka u yeeshay in imtixaanka ay si nabad ah ku dhameystaan iyadoo dalka uu wali xo ogga saarayo xakameynta cudurka saf mar ka ah ee Covid-19, si doo kale G/Banaadir waa ka go,antahay in kor loo qaado heerka waxbarashada Gobol ka .ayay ku dartay guddoomiye Basmo.

     G/G/Banaadir ahna duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Finish) ayaa 11-kii bisha furay Imtixaanka fasalada 8-deedaad G/Banaadir iyagoo ay sanadkaan fadhiisteen in ka badan 27,000.

Duqa Garowe oo kasoo horjeestay go’aanka lagu xaraashayo Xarunta Baarlamaanka

      Duqa M/Garowe ee Puntland Axmed Sa ciid Muuse ayaa kasoo horjeestay tilaabad da baarlamanka Puntland ay ku doonayaan inay ku xaraashaan xaruntoodii ay ku shiri jir een oo ku taalla Bartama ha Garowe.

    Waxaa uu sheegay in dhulka uusan la heyn baarl amaanka Puntland, islamar kaana ay tahay xarumaha danta guud ee Puntland gaar ahaan M/Garowe ayna doo nayaan in la gu soo wareejiyo hadii baarlam aanka ay ka guurayan.

    "Xarunta Baarlamaanku degan yahay, waa hanti da dweyne oo degmada Gar oowe leedahay. Baarlamaanku si KMG ah buu ugu sii shaqaynayey inta uu xarun rasmi ah oo uu leeyahay ka helayo.

     Sidaa awgeed awood uma laha inuu iib iyo,Qoraal rasmi ah ayaan u diraynaa mada xda dawladda si xarunta loogu soo celiyo ga canta degmada, maadaama baarlamaanku ka maarmay”ayuu yiri Duqa M/Garowe Axm ed Saciid.

     Guddoonka Baarlamanka Puntland ayaa Maalintii Isniin ahayd Mudanayaasha Gola ha Wakiilada u gudbiyay Qoraal Codsiya oo ku aaddan in la iibiyo Xarunta uu haatan Ba arlamanka ku shaqeeyo oo ka soo horjeeda Xaruntii hore ee Madaxtooyada Garowe.

     Xildhibaanada ayaa sheegay inay ka cab anaayan sababo amni oo la xariirta xarunta ay degan yihiin, taasoo badalkeena ay doo nayaan meel ammaan ah.

      Kulankii Xildhibaanada oo ay soo xaadir een 41 xubnood waxaa in Xarunta Golaha in la iibiyo u codeeyay 31 Mudane 6 xildhibaan ayaa diiday halka 4 mudane ay ka aamus een Qoraalkaas codsiga ahaa


Allaha u naxariistee Wariye Afrax Yare oo Habeen hore ku Geeriyooday Muqdisho.

    Alla ha u naxariistee wariye Sh. C/hi Cali Afrax (Afrax-Yare) ayaa Habeen hore ku geeriyoodey Degmada Shi bbis ee M/Muqdisho, isa goo mud dooyinkii ugu da nbeeyay ku xanuunsanyey M/Muqdi sho, alle ha u naxariistee Marxuumka ayaa wuxuu ka tirs anaan jirey wariyayaashii raadiyo Muqdisho 80-kii ilaa 90kii. ka howlgalayey

      Marxuum Afrax Yare Wuxuu ka mid ah aa soo saarayaashii Barnaamijka Bandhiga Raadiyaha iyo fallooyinkii raadiyaha ka bixi ji rey, wuxuu ka soo shaqeeyay tababbarna uu ku soo qaatay BBC laanteeda Afka Soom aaliga.

    Dhinaca kale Wariiye Afrax yare ayaa Xil ligii Dalka uu burburka galayna uu idaacadii HornAfrik  ee M/Muqdisho ka bilaabay Bar namijka Diiniga ee dhaqanka islaamka oo uu soo saare iyo soo tebiyeba uu ka ahaan jiray

     Allah ha naxariiste Marxuumka wuxuu ku dhashey Magaalada Muqdisho Sannadku Markuu ahaa 1953-dii, waxaa uu waxbarash ada Hoose iyo Sare ku qaatay Dugsiyada Shibbis, Bartamaha Xamar, isagoo 15-ka May ayuu Dugsiga Sare ku Dhammaystay .

      Marxuumka ayaa  wuxuu ka mid noqdey Ardaydii Kulliyadda Kiimikada ee Jaamacad da ummadd Soomaliyeed.(Gahayr)

       Allaha ha u Naxariistee  Wuxuu Habeen hore uu  ku Geeriyooday M/Muqdisho  iyadoo dha mmaan  ay  ka tacsiyadeeynayaan  Bahda warbaahinta ee uu ka baxay, Marxuumka si doo kale Bahda Wargeyska Mogadishu Tim es ay  ka tacsiyeynayaan Geerida Wariye Cabdullaahi Cali Afrax {Afrax-yare}  waxay na ehelka iyo qaraabada leeyihiin alle ha id inka samir siiyo marxuukana Jannada Fard owzo haka waraabiyo Aamiin

 Inaalilaah wa inaa illeyhi raajucuun.

Carruur barakacayaal ah oo ku dhintay darbi kusoo dumay xilli ay roob ka ga baa dsanayeen, duleedka Muqdisho

    4 Carruur ah ayaa ku dhimatay xerada ba rakacayaasha ee Malable oo ku taalla dee gaanka Garas baalley ee duleedka Muqd isho,ka dib markii uu ku soo dumay da rbi ay ka gabaadsa nayeen roobab xoo ggan oo ka da’ay G/Banaadir iyo dul eedkiisa.  Afarta carruurta ah 3 ka mid ah  waxay ahaayeen gabdho,halka kan kalena uu wiil ahaa. Halka sidoo kale ay ku dhaaw acantay mid kamid ah hooyooyinka dhalay ilmaha geeriyooday.

     Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa waxay u soo gurmadeen qoysaska dhibaata da gaartay iyagoo bur-burka darbigaasi ka soo saaray meydka ilmahii carruurtii ku hoos jirtay. Iyagoo kadibna aasay.

      Qoysaska ku jira xerooyinka barakacaya asha ah ee dalka ayaa waxay ku nool yihiin xaalad adag oo dhinaca nolosha ah , sida Hooy la’aan iyo cunno yari xooggan.

Madaxweyned Qoor qoor oo sheegay in wajiga 2aad ee shirka dhuusama reeb uu ka soo baxi doono heshiis loo dhan yahay.

     Madaxweynaha D/G/Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay we jiga 2aad ee Shirka Ma daxda DFS iyo kuwa maamul Gobo leedyada uga furmi doono M/ Dhu usamareeb.

    Md.Qoorqoor waxaa uu sheegay in wejiga 2aad ee Shirka Dhuusam areeb uu rajeeyn ayo inuu noqon doono mid Madaxda DFS& kuwa maamul Goboleedya da ay heshiis wa dajir ah ku gaaraan.

      Shacabka Galmudug ayuu tilmaamay Madaxweyne Qoorqoor inay diyaar u yihiin soo dhaweynta Madaxda DFS ee maalmaha soo socda kala tegi doono Dhuusamareeb, si ay uga qeyb galaanka Shirka.

Gudoomiye Jeyte: Garoonka Beled weyne malahan dab demis

      Gudoomiyaha Maamulka G/Hiiraan ayaa si adag uga hadlay diyaaraddii Shalay ku bu rburtay Garonka Diyaradaha ee M/B/weyne.

     Md.Cali Jeyte Cismaan ayaa marka hore sheegay in diyaaradda ay waday gargaar ra ashiin, oo loogu talagalay in la soo gaarsiiyo dadka reer Beledweyne, ee fatahaaduhu saameeyeen.

     Dhibaatada ugu weyn ayaa dhacday, ka gadaal markii la waayay dab demis ka qayb qaata dadaaladii guulda reystay, ee lagu doonay ay in lagu baqtiiyo dab kii ka kacay diyaaradda, markii ay dhacday.

     Gudoomiyaha ayaa wax nasiib-darro ah ku sheegay inaanu Shalay gaadiidka dab demiska oollin M/Beledweyne iyo guud aha an G/Hiiraanba, xitaa aynaan haysan Ciidan ka Nabad Ilaalinta M/Afrika, ee hawlgalka u joogga gobolkaasi.

     "Duuliyihii iyo kalkaaliyihiisii waa laga bad baadiyay diyaaradaa ku burburtay Garoonka D/Beledweyne. Diyaaradaasi inay gubato qa ddar bay ahayd, laakiin waxay sababta ugu weyn noqotay inaanu dab demis jirin, oo Magaalada iyo gobolkana uusan oolin, Ciid amada Hiilwalaal iyo kuwa kale ee Amisom aysan haysanin. Arrintaa ayaa sabab u noqo tay in diyaaradaa Shalay la badbaadin waa yo.” Ayuu yiri Gudoomiye Jeyte.

      Taliyaha Qaybta 4aad ee Taliska Amis om, Korneyl Cabdiraxmaan Riyaale Xareed ayaa M/Beledweyne ka sheegay in shilka diy aaradda uu yimid, ka dib markii uu qarxay mid ka mid ah taayeeradii diyaaradda, xilli ay dooneysay inay ka soo caga-dhigato Gar oonka Ugaas Khaliif Ugaas Rooble. Taliyaha ayaa bidhaamiyay inay samayn do onaan baaritaan dheeri ah, oo la xiriira burb urka ku yimid diyaaradan, oo ka diiwaan-gishneyd dalka Kenya.

Diyaaradan oo nooceeda uu yahay kuwa xamuulka ayaa ka hor inta aysan gargaarka ka soo qaadin dalkaasi Jabuuti, waxa ay ka amba-baxday M/Muqdisho.

142 ruux oo laga soo celiyay Sacuudiga oo Muqdisho soo gaaray

     Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayir naa M/Jeddah ee Dalka Boqortoyada Sacu udiga ayaa Shalay DFS ku soo celisay dalka.

     Dadka lasoo celiyay oo tiradoodu gaareyso 142 Ru ux,waxaana dadkaan qaar kood ay ku jireen xabsiyo. Dadkaan ayaa u badan haween, waxaana qaarkood Sacuudi ga ay ka haay een Shaqooyin kala duwan.

      Inta badan duulimaadyada caalamka ay aa xiran, waxaana dalalka Caalamka ay dad kooda ku aruuriyaan Safaaradaha ka dibna waxaa lagu soo qaadaa hal diyaarad.

      Duulimaadkaan waa duulimaadkii Saga alaad {9} oo ay ka shaqeysay Qunsuliyadda Guud ee Jeddah in Muwaadiniintaas dib loo soo celiyo.

Xiisadda ka dhex-taagan Somaliland iyo Puntland oo ka dartay iyo dagaal dhacay

    Xiisada u dhaxeysa Somaliland iyo Punt land ayaa Shalay markale sarre u kacday xi li ay xukuumada Muuse Biixi ay ciidamo iyo gaadiid dagaal ay ge ysay deegaano ka tir san Cayn.

     Somaliland ayaa ciidamo ku hubeysan gaadiid dagaal geys ay deegaankaasi, xili ay M/Buuhoodle ku su gan yihiin wafdi ka tirsan Puntland, oo xiisad adag kala dhaxeyso.

     Sida ay ogaatay Caasimada Online, Ciid amada Somaliland oo watay Sagaal gaadiid ka dagaalka ah ayaa gaaray deegaankaasi, iyaga oo ku gooya yna waddo muhiim ah oo ay marayeen wafdiga Puntland.

     Sidoo kale waxa is hortaaga wafdiga Puntland kala qeyb qaatay ciidamada Soma liland ee tagay deegaankaasi, Maleeshiyaad hore ugu sugnaa duleedka Buuhoodle oo ku biiray kuwa Somaliland.

      Ciidamada Somaliland ayaa diiday in wa fdiga Puntland oo Dorraad tagay magaalad aas ay usii gudbaan degaanka Horufadhi oo uu Shalay qorshahoodu ahaa inay tagaan.

      Waxayna wararku intaasi kusii darayaan in is-rasaaseyn xili kooban socotay ay dhex-martay ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntl and, kadib markii ay wafdigu ka biyo diideen is hortaagi ay ku sameeyen ciidamada Som aliland.Xaalada guud ee deegaanadaasi ay aa hadda degan, iyada oo xiisada 2da dhin ac ee ka dhalatay wafdigaasina la rabo in la gu xaliyo qaab reer, maadaama ay dhex-dhe xaadinka galeen odayaasha dhaqanku.


Maxkamada G/Banaadir oo sheegtay inay san Caddeyn Cidda eedeysay Wariye Gurbiye

     Maxkamada G/Banaadir ayaa Shalay la horgeeyay Wariye C/Casiis Axmed Gurbiye oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ayaa ka soo horjeesatay inaysan awood u laheyn qaadida Kiiska Wariya ha oo todobaadkii hore Qareenada Wariyaha u dooday ay ku sameeye en is horistaag.

     Maxkamadu waxay sheegtay inay Kiiska Mar kale dib u dhigtay, Garsooraha Maxka mada G/Banaadir ayaa sheegay inaysan ca ddeyn Cidda soo eedeysay Wariyaha, isla markaana looga baahan yahay xeerilaalinta in ay soo caddeeyaan.

      Garsooraha ayaa sidoo kale sheegay in xeer ilaalinta habka ay dacwadda u soo qore en inaysan waafaqsaneyn xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, sidoo kalena aysan ku ca deyn waxa loo heysto wariyaha.

       14-kii Bishii April , Cabdicasiis waxaa lo ogu yeeray saldhigga degmada Hodan wa ana la xiray 4 maalmood ka dib markii uu dhaleeceyay DFS gaar ahaan Madaxtooya da qaabka ay ula tacaashay Cudurka Coro na virus Warbixin uu kusoo daabacay bartii sa Facebook.

     Dhanka kale C/Casiis ayaa maalmo ka dib damiin lagu sii daayay,laakiin waxay uga digeen inuu sii wado faallo kasta oo xasaasi ah oo ay ka mid tahay Covid-19.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip