HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-JULY-2020

0
Monday July 13, 2020 - 09:43:09 in Wararka by
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-JULY-2020

    Ra'iisul Wasaare hore Soomaaliya oo gee riyooday iyo taariikhdiisa oo kooban Marxuum Xasan Abshir Faarax Allaha u naxariistee Ra'iusul Wasaarihii hore ee So omaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga. Xasan Abshir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare hore Soomaaliya oo gee riyooday iyo taariikhdiisa oo kooban Marxuum Xasan Abshir Faarax Allaha u naxariistee Ra'iusul Wasaarihii hore ee So omaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga. Xasan Abshir Faarax oo 75 sano jir ahaa ayaa sida la sheegay u geeriyooday cudr uka Kansarka oo muddooyin dambe u xanu un sanaa.

TAARIIKH NOLOLEEDKIISA OO KOOBAN

     Marxuum Xasan Abshir Faarax wuxuu ahaa rugcadaa siyaasadeed oo kaalin mug leh ka soo qaatay dhismaha iyo taabbo-gelin ta dowlanimada Soomaaliya.

    Xasan Abshir ayaa 1945-kii ku dhashay M/Garoowe ee xarunta G/Nugaal, noloshiisii hore badi wuxuu ku qaatay Muqdisho, halk aas oo uga dambeyn uga baxay waxbarash adiisa Dugsiga Sare 1965-kii.

    Xasan waxa uu dhameystay waxbarasha diisa kale ilaa midda jaamacadda intii u dha xeysay 1965-1986.

    69-1969 wuxuu ahaa Askari ka tirsan ciid amada Soomaaliya

  1973-1982 wuxuu ahaa Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir.

1982-1987 wuxuu ahaa Duqa Muqdisho

1988-1989 wuxuu ahaa Guddoomiyaha Gob olka Shabeellada Dhexe.

 1989-1990 wuxuu ahaa Guddoomiyaha Gobolka Bakool

1990-1991 wuxuu ahaa Safiirka Soomaali ya ee Japan

 1991 wuxuu ahaa Safiirka Soomaaliya ee Germany

1999-2000 wuxuu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland.

2001-2003 wuxuu ahaa Ra’iisul Wasaare Soomaaliya

2004-2006 wuxuu ahaa Wasiirka Wasaarad da Kaluumeysiga Soomaaliya.

2001- 2015 wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geeridii RW hore ee Somalia

    Madaxweynaha JFSoomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u dir ay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan umma dda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xas an Abshir Faarax oo ku ge eriyooday dalka Turkiga.

Madaxweynaha ayaa xu say muddadii dheerayd ee Marxuumku u ad eegayay dalkeenna, taas oo muujineysa ha mmiga iyo himilada uu u qabay Soomaaliya horumarsan, mideysan oo la jaan qaadi kar ta dalalka kale ee caalamka.

    "Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Ab shir waxa uu baal dahab ah kaga jiraa sooy aalka dalkeenna, isaga oo soo noqday Ra’I isul Wasaarihii Dowladdii kmg  ahayd ee Car ta, Duqii hore ee Caasimadda, Danjire soo matalay dalka iyo xilal kale oo uu ugu soo adeegay dalkeenna iyo shacabka Soomaaliy eed si hufan, waddaniyad iyo daacadnimo leh”. Sidoo kale, Madaxwynaha ayaa tilma amay doorkii Marxuum Xasan Abshir Faarax uu ka soo qaatay dadaalladii dowlad dhisid da iyo dib u heshiisiinta dalka.

     "Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Anigoo ku hadlaya magaca J/f/Soomaaliya, waxa aan idinla wadaagayaa tacsidan tiiraan yada leh. Marxuum Xasan Abshir oo aan ku xasuusan doonno doorkii wanaagsanaa ee uu ka qaatay dowladnimada, horumarka dal ka iyo sida hufanaanta leh ee uu ugu adee gay shacabkiisa.”

     Madaxweyne Farmaajo ayaa Marxuumka Alle u weydiiyey inuu hoygiisa ka yeelo Jan natul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka sii yo qoyskiisa iyo guud ahaan Dowladda Soo maaliyeed ee uu ka geeriyooday.

RW Kheyre oo War kasoo saaray Geeridii Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka

  R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay geeridii ku timid  R/Wasaar ihii hore ee Dowladdii KMG ahayd ee Soom aaliya oo Shalay ku geeriyooday M/Ankara ee dalka Turkiga.

R/Wasaare Kheyre ayaa tacsi u diray ummadda Soomaaliye ed iyo qoyskii uu ka baxay R/ W/hii hore ee dalka Xasan Abshir Faarax oo maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsayay Turkiga.

     Sidoo kale Md.Kheyre ayaa waxaa uu sheegay in Marxuum Xasan Abshir uu kaalin muhiim ah ka qaatay dib-u-dhiska dalkeena, wuxuuna Alle uga baryay inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo.

     "Waxaan tacsi u dirayaa ummadda Soom aaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay Xasan Abshir Faarax. Waxa uu kaalin muhiim ah ka soo qaatay dib-u-dhiska dalkeena. Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, innagana uu samir naga siiyo” ayuu yiri RW Kheyre.

     Dowladda Soomaaliya ayaa u qaaday dal ka Turkiga Marxuum Xasan Abshir si loola ta caalo xaaladiisa caafimaad, isagoona marna soo noqday Gudoomiyaha G/Banaadir, si doo kalena kamid ahaa asaasayaashii dowl ad Goboleedka Puntland.

Maxay ka wada hadleen Wasiir Beyle & Madaxweynaha Bangiga horumarinta Islaamka?

       Wasiirka W/Maaliyadda ee XFS Cabdira xmaan Ducaale beyle ayaa shir qadka Ineter net-ka ee (Video Conference) kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Isla amka Dr. Bandar M.H. Hajjar. Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadl een 2da dhinac saameynta dhaqaale ee Co vid-19 iyo qaabka Bangiga uu Soomaaliya uga caawin karo hoos u dhaca dakhliga dal ka,sida uu sheegay W/Maaliyadda Somalia.

      "Waxa aan Shalay si "Maqal-Arag” ah (VideoConference) ula shiray Madaxweynaha Ban giga Horumarinta Islaamka Dr. Bandar M.H. Hajjar, Waxa aan ka wada hadalnay same ynta dhaqaale ee Covid-19 iyo qaabka Ban gigu uu nooga caawin karo hoos u dhaca   dakhliga dalka ayuu yiri” Wasiir Beyle.

      Dalal badan oo ay Soomaaliya kamid tah ay ayaa waxaa hoos u dhacay dhinaca dhaq aalaha maadaama la soo saaray go’aano lo oga hortagayo faafitaanka Cudurka Corona virus oo ay kamid yihiin xayiyaarada duulim aadyada Caaamiga ah.

Xildhibaannada Baarlamaanka Federalka Oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Labo Hindise Sharciyeed

    Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka FS Md.Cabdi wali Sh.Ibraahim "Muudey” oo shir guddoomi yay kulanka guud ee golaha Shacabka ayaa waxa ay ugu horeyn Akhrinta 1-aad marsiiye en Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaal ka iyo Jinsiyadda, waxaana Golaha u faah fa ahiyay Wasiirka Amniga gudaha ee XFS Md. Maxamed Abuukar Islow ‘’Ducaale’’ oo shee gay in sharcigan uu muhiimad gaar ah u leeyahay dalka.

     Qaar ka mid ah Xildhibaanbada Golaha Shacabka ayaa su’aalo la xiriira Hindise sha rciyeedkan weydiiyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsi yadda oo kulanka, waxaana mas’uuliy iintan ay Xildhibaan nada uga jawaabeen su’aalihii ay weydiiyen

      Sidoo kale Xildhibaannada G/Shacabka ayaa Akhrinta 1-aad marsiiyay Hindise Shar ciyeedka Difaaca Qaranka, waxaana golaha u faafaahiyay Wasiirka Difaaca Md.Xasan Cali Maxamed {Amardambe} oo ka hadlay ahmiyadda uu sharcigan u leeyahay dalka.

     Xidhibaannada qaarkooda oo Hindise sharciyeedkan su’aalo ka qabay ayaa Wasi irka weydiiyay, iyadoo uu Wasiirka Difaaca ee dalka uu uga jawaabay su’aalihii la weyd iiyay..

2dan Hindise sharciyeedka ah ee ay muda nayaasha Golaha Shacabka ay Akhrinta 1aad marsiiyeen ayaa waxaa si toos ah lo ogu wareejiyay Guddiyada Arrimaha gudaha iyo Amniga iyo sidoo kale Difaaca si ay waa jibkooda uga soo gutaan ka dibna ay dib go laha ugu soo celiyaan si Akhrinta 2aad loo marsiiyo, loogana doodo, waxaana kulanka soo xiray Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee G/Sh/S oo kulanka shir guddoominayay.


IOM oo dedejineysa Jawaab celinta dedaallo ay wado Dowladda Somalia

    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Md.Sadiq Xirsi Warfa ayaa kulankii u gu horreeyay oo alaada fogaan-aragga ah la qaatay Madaxa cusub ee howlgalka Sooma aliya ee hay’adda Socdaalka adduunka ee IOM, Richard Danziger

      Kulanka u dhexeeyay Wasiir Sadiq War faa iyo Richard Danziger ayaa inta uu socd ay waxaa looga hadlay xoojinta wadashaqe ynta IOM iyo W/Sh &Arrimaha Bulshada.

     Mr.Danziger ayaa waxaa uu xaqiijiyay in ay dedejinayaan sidii ay uga jawaab celin la haayeen dedaallada DFS ay ku dooneyso in la kordhiyo ta geerrada horumarineed ee ay helayaan muwaadiniinta ku soo laabannaya Dalka iyo fursaddo shaqo oo loo helo Dhallinyarada Soomaaliyeed.

     Ugu dambeyn Sadiq Xirsi Warfa ayaa wa xaa uu tilmaamay in arrinta uu sheegay Da nziger ay ka wasaarad ahaan mid u dejinay no xal waara oo isbeddel ku sameeya Sha qo la’aanta ay Dhallinyarada la kulmayaan.

Taliska Ciidanka oo soo saaray digniin ku socoto dadka xirta dharka Ciidanka Xoogga

    Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaali yeed ayaa digniin kasoo saaray adeegsiga Dharka iyo Astaamaha Ciidanka xoogga dal ka Soomaaliyeed in ay ade egsadaan dad aan ka tirsane yn Ciidanka dowladda.

    Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in ay tilaabo qaadi doonaan Cid walba oo aan ka tirsaneyn Ciidanka ee Xirada dharka Ciidanka dowladda.

     Waxaa uu sidoo kale sheegay in Ciidan ka xoogga ay la wareegi doonaan gaadiidka lagu buufiyay Astaanta Ciidanka ee ka tirs aneyn Ciidanka xoogga dalka.

     Taliyaha waxaa uu kaloo ka hadlay Koo xo hubeysan oo isbaaro dhigtay meelo ka mid ah gobolka Sh/Dhexe oo maalmihii la soo dhaafay dhibaato ku haayay Shacabka ku safra jidk xiriirya Muqdisho & Sh/Dhexe.

      Odawaa ayaa xusay in Ciidanka xoogga ay tilaabo adag ay ka qaadi doonaan kooxa haasi, islamarkaana gacanta lagu dhigi doo no. Waxaa uu tilmaamay inay wadaan dada allo ku aadan in Kooxahasi gacanta lagu soo dhigo si sharciga loo marsiiyo.

Somalia: Tirada dadka ka bogsaday COVID-19 oo sii kordhaya

     W/Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa war bixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku she egtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsood een 55 qof oo cusub,  taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 1,264.

     Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 13 xaal ado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Gobolka Banaadir 2, Jubbland 4, Galmudug, 2 iyo Somaliland 5 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 3,051.

     Bukaannada cusub 6 ka mid ah waa rag 7-na waa dumar, 24-kii saac ee ugu dambee yay ma jirin bukaan u geeriyootay COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudur ka ay gaareysaa 92 qof.

 W/Caafimaadka&D/Bulshada XFS ayaa bul shada ugu baaqday in lagu dadaalo ka hor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo.

Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka hadlay Dilkii uu geystay Askari Ilaalo u ah

      Wasiirka W/Cadaaladda XFSMd.Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay Dilkii Askari ka tirsan Ilaaladiisa uu u geystay Agaasime Wa axeed ka tirsanaa Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka. Wasiir Xasan Xuseen oo shacab ka kala hadlay Telefashinka dowladda ayaa waxaa uu marka hore tacsi u diray qoyskii, qaraabadii ee uu ka baxay Marxuum Maxam ed Cabduqaadir Cilmi oo ahaa Agaasimihii Waaxda IT-da ee Xafiiska Xeer Ilaalinta Qar anka.Waxaa uu sheegay Wasiirka Cadaala dda in xiligii uu falka geysanayay Askariga kamid ah Ilaaladiisa uusan la socon, isla ma rkaana isaga oo saaran Askariga Gaariga Wasiirka uu rasaas u furay Marx uum Cilmi, isagoo goobta ku dhi ntay.

    Wasiirka Cadaaladda Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in uu cadaaladda marayo askari ka tirsan ilaal adiisa, wuxuuna xusay in haatan uu ku xiran yahay Xarunta Baarista Ciidanka Booliska, ayna ku socdaan baaritaano kala duwan.

    Ugu dambeyn Ciidanka DFS ayuu Wasiir ka ugu baaqay inay ka digtoonadan inay hubka ku dhibaateeyaan shacabka Soo maa liyeed ee aan waxba-Shalaysan, xili Ciidanka ay si bareer ah shacabka ugu ilaan M/Muqd isho xiliyada qaarkood.

Axmed Madoowe oo ka hadlay Geeridii Maxamed Xaashi

    Madaxweynaha DG/Jubbaland Md.Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee Puntland oo Habeen hore ku geeriyooday Dalka Kenya.

     Qoraal kasoo baxay xafiiska Mad axweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa tacsi loogu diray Eheladii qaraab adii iyo Shacabka iyo Maa mulka Puntland geerida ku timid Allah ha u Naxariistee Madaxweynahii hore ee Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi.

    Sidoo kale Qoraalka Jubbaland ayaa wa xaa uu sheegay in Marxuumka uu kaalin mug leh ka soo qaatay aas-aaska Dowlad G/Puntland, isaga oo noqday Madaxweynihii 2-aad iyo sidoo kale Madaxweyne Ku-xigeenkii ugu horeeyey ee hoggaamiya dowlad-goboleedkaasi.Madaxweynaha Ju bbaland ayaa sigaar ah tacsi ugu diray qoy skii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ma xamed Cabdi Xaashi oo Habeen hore ku geeriyood ay Isbitaal ku yaalla M/Nayrobi ee Caasim adda dalka Kenya.

Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Dowlad Goboleedyada ee Dhuusamareeb

    Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shi rkii Madaxda dowlad Goboleedyada uga soc day M/Dhuusamareeb 2dii Cisho ee la soo dhaafay,kaas oo ka kooban Shan qodob oo looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka.

    Shanta Madaxweyne Goboleed ayaa wa rmurtiyoodkooda waxaa ugu muhiimsanaa in marnaba aysan dib u dhicin doorashada dal ka oo aysan madaxda dalka muddo kororsi & in Madaxda DFederaalka ay kasoo qeyb galaan wajiga 2aad ee shirka si looga tash ado arrimaha doorashooyinka dalka.

Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka ay shirkoodii kasoo saareen Dowlad Goboleedyada.

     Ugu horeyn Shirku wuxuu uga mahad celinayaa Dowladda iyo Shacabka Galmud ug soo dhaweynta iyo martigalinta Shirka wadatashiga Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah.

     Madaxda Dowladaha ayaa ka wada had lay xoojinta iskaashiga Dowladaha Xubnaha ka ah DFS ee dhinacyada siyaasadda, amn iga, dhaqaalaha iyo xoojinta geeddi socodka dhismaha Dowladnimada Soomaaliya.

    Dood iyo wada-xaajood dheer oo Shirku ka yeeshay arrimaha siyaasadda Dalka Soo maaliya, gaar ahaanna doorashooyinka hay’ adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka soo baxay

   1. In la xoojiyo iskaashiga Dowladaha xub naha ka ah DFS  ee dhinacyada siyaasad da, amniga iyo horumarinta dhaqaalaha

    2. In doorashada DFS  ee 2020/2021 ay ku dhacdo wakhtigeedii, aysanna imaan wax muddo kordhin xileed ah.

   3. Sida ay sheegtay Guddoomiyaha Guddi ga Doorashooyinka Dalka kama dhici karto doorasho hal qof iyo hal cod ah oo wakhtige edii k u dhacda, sidaas darteed waa in tubta farsamo ee qabsoomidda doorashada Dalku ay noqoto mid taladeeda loo dhan yahay, nooc ahaanna ku dhici karta muddo xiliyee dka harsan.

   4. Shirku wuxuu ku baaqayaa in Madaxwe ynaha DF ah iyo R/Wasaaraha iyo Madaxw eynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah ay shir wada-tashi ah isugu yimaadaan si ay u ga wada arrinsadaan tubta farsamo ee qab soomidda doorashada Dalka ee 2020/2021.    Shirku wuxuu ku baaqayaa in shirka wadata shiga DF iyo Dowladaha Xubnaha ka ah uu ka dhaco M/Dhusamareeb ee Caasumadda Galmudug.

   5. Shirku wuxuu ka mahad celinayaa tag eerada Beesha Caalamka ee ay la garab taagan tahay dhismaha Dowladnimada Soo maaliya.

Xukun lagu riday dad loo heysto kufsi ka dhacay Galgaduud

     Maxkamadda G/Galgaduud qeybteeda M/Cadaado ayaa Shalay waxaa ay xukun kala duwan ku riday Shan ruux oo la shee gay inay ku lug lahaayeen kufsi ka dhacay Deegaan hostaga D/Ga linsoor ee G/Galgadud.     Shanta Ruux oo kala ah 4 rag ah iyo haweeney ayaa Maxamadeyntooda dhawaan bilaaba tay,waxaana 4-ta ragga ah lagu helay inay kufsi wadareed u geysteen Hodan Maxamed Diini halka Haweeneyda lagu eedeeyay inay Shirkoolka Gabadha lagu kufsaday ay soo maleegtay.

Afar kamid ah eedeysanayaasha ayaa ka dhaartay falkaasi inay ku lug lahaayeen, kuw aas oo kala ah Cadceed C/hi Ciise, Ifraax Cabdi Maxamed, Liibaan Xuseen Axmed iyo Keyse Maxamuud Nuur halka Cali Daahir Cabdi uu qirtay in falkaasi uu ku lug lahaa, isla markaana Gabadha xiriir badan lahaay een.

    Guddoomiyaha Maxkamada G/Galgadud qeybteeda Cadaado Sh.Maxamed Guuleed Keynaan oo xukunka ku dhawaaqay ayaa sheegay in 4-kamid ah lagu xukumay 6-bil ood oo xarig ah halka eedaysanaha 5-aad oo ah kan qirtay in xiriir uu kala dhaxeeyay gabadha lagu xukumay jeedal,masaafurin iyo 44-dago oo meher ah sida uu ku dhawa aqay Garsooraha Maxkamada G/Galgaduud qaybteeda Cadaado.

Xildhibaano loo diidanaa in ay Muqdi sho ka aadaan Kismaayo oo fursad muhiim ah helay

    Ku dhawaad 10 Mudane oo ka tirsan ba arlamaanka Soomaaliya islamarkaana ku xa yirnaa M/Muqdisho ayaa 7baadkaan helay fursad muhiim ah oo ay ku aadi karaan Kism aayo. Xildhibaanadaan oo isugu jira 2da Gole ee baarlamaanka Soom aaliya ayaa waxaa laga soo doortaa degaanada maamulka Jubal and.

    Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in mas’uuliyiintaan ay ku xayirna ayeen Muqdisho islamarkaana hadda u ba xeen Dhuusmareeb, waxayna halkaas ka sii raaci doonaan diyaarad gaar ah uu wato Madaxweyne Axmed Madoobe.

     Sidoo kale, wararka aan helnay ayaa she egaya in xubnahaan ka hor inta aysan ka bix in Muqdisho ay teleefoon kuwada hadleen Madaxweyne Axmed Madoobe kadibna lagu ballamay Dhuusamareeb.

     Wararka aan helnay ayaa sidoo kale she egaya in xubnahaan qaarkood aysan soo la aban doonin ilaa laga xaliyo khilaafka Juba land iyo DFS, haddii la xalin waayo ayey u badan tahay in ay halkaas ku dhameystaan mudada xileedka u harsan kadibna ay ka shaqeyn doonaan sidii ay ku soo laaban lahaayeen.   Wali ma jirto wax is afgarad ah oo laga ga aray khilaafka dowladda iyo maamulka Juba land kaas oo soo jiitamayay ilaa dhamaadka sanadkii hore, khilaafkaas ayaa saameyn ku yeeshay Xigashoc:-aasimadda.net

Turkiga oo sheegay sida lagu joojin karo dagaalka libya

     Dowlada ay aqoonsantahay QM ee Liibi ya ayaa aqbali doonta xabad joojin kaliya Ha ddii Ciidamada General Khalifa Haftar uu ka la baxayo gobolada dhexe iyo galbeedka dal ka, sida uu sheegay wasiirka arimaha diba da ee DalkaTurkiga.

     Mevlut Cavusoglu oo la hadlayey Warge yska Maalinlaha ah ee Financial Times ayaa w  uxuu sheegay, in Dowladda Wadatashiga Qaranka oo uu hoggaamiyo R/Wasaare Fa yez al-Sarraj ay ka go’an tahay inay dib u bil owdo weerarkeedii ka dhanka ahaa ciidamm ada Haftar ilaa ay kabaxayaan magaalada dekeda ah ee Sirte iyo garoon diyaaradeed Jufra.

    Cavusoglu wuxuu tilmaam ay in Russia ay soo bandhig tay xabbad-joojin intii lagu jiray wada-hadalladii Istanbul ee bishii la soo dhaafay. Wuxuu yiri "markii Ankara ay la ta shatay Dowlada Qaranka, saraakiisha Liib iya waxay cadeeyeen shuruudohooda Sirte iyo Jufra iyo in ciidamada General Haftar ay dib ugu laabtaan” ayuu yiri.

    Laga soo bilaabo Abriil 2019, ciidamada Haftar ayaa waxay weerar ku hayeen caas imada Liibiya ee Tripoli iyo qaybo kale oo waqooyi galbeed ee Dalka Libya ah, taasoo dhalisay dhimahada in kabadan Boqol kun oo qof oo ay ku jiraan haween iyo caruur.

     Dowladda Liibiya ayaa dhowaanahan ga artay guulo la taaban karo, iyada oo xoogag ga Haftar Qayba badan oo wadankaasi ah ka saartay.

Mid ka mid ah rag Shalay dil ka geystay duleedka Muqdisho oo isna la toogtay

      Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya is-rasaaseyn Shalay dhex-martay askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo kooxo hubeysan oo dil ka gey stay deegaanka Garasbaaley ee duleedka M/ Muqdisho.

Iska hor imaadka ayaa yimid, kadib markii askari ka tirsan ciidamada dowladda ay dileen kooxda hubeysan, kadibna ay xigtay is-ras aaseyn dhexmartay askari kale oo la socday midka la dilay iyo ragga hubeysan, sida ay sida ay dad goob joogayaal ah u sheegeen saxaafadda  Wararka ayaa sheegaya in mid ka mid ah ragga toogtay askariga isna lagu dilay  goobta ka dib markii uu rasaaseeyey askariga ilaaliada u ahaa ninka la dilay ee ciimada boliiska ka tirsanaa ee lagu magacaabaye Muuse Huradaaye  waxaana ka baxsadeen ragii kale ee la socday kuwa weerarka ku dilay sarkaalka.

 Iyadoo meydka sarkalka durba la qaaday hase yeeshee meydka wiilka dhallinyarada weeartay askari ga uu muddo yaalay wadada sida ay sheegeen dad halkaa ka dhawaa.

 Dhinaca kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaaliya oo baaritaano ka bilaabay halkaasi iyadoon Weli aysan jirin  war rasmi ah oo ka soo baxay saraakiisha laamaha amniga oo ku aadan dhacdaadaasi.

 Ciidamada dowladda ayaa inta badan weeraro gaadma ah kala kulama Al-Shaba ab oo dilal qorsheysan ka fulisa gudaha iyo hareeraha magaalada Muqdisho

Xisbiyada Soomaaliland oo heshiis Cusub ka gaaray doorashooyinka

    Ka dib kulamo waqti badan qaatay ee dhe x-maray Madaxda Xisbiyada Soomaaliland ee kala ah, Kulmiye oo uu hoggaamiyo Mad axweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxda Xis biyada mucaaradka ee UCID & WADANI ay aa waxaa ay kala saxiixdeen heshiis ku saa bsan dhinaca doorashada.

     Heshiiskaas oo bedelaya heshiiskii ay wada gaareen 27-kii Bishii Febaraayo ee sanadkaan Madaxw eyne Muuse Biixi iyo Xisbiyada oo nuqul ka mid ah ay heshay Idaacadda Risaala ee M/ Muqdisho ayaa waxaa uu ku saabsan yahay arrimaha doorashooyinka ee G/Wakiilada & Golayaasha deegaanka.Qodobada heshiis ka ay wada gaareen Madaxweyne Muuxu Biixi iyo Xisbiyada ayaa waxaa kamid ah.:-

     In Guddiga doorashooyinka ay u madax bannaan yihiin Gudashada wajibaadkooda ku aadan howlaha doorashooyinka.

2: Xubnaha Guddiga doorashooyinka ay ka koobnaan doonaan 3 Xubnood oo ka socda Beesha Caalamka iyo Xubnihii guddigii hore ee doorashooyinka marka laga reebo 2da xubnood ee kuwa hadda jira lagu daray.

3: In Guddiga doorashooyinka ay kusoo diya ariyaan waqtiga doorashooyinka Golayaa sha wakiilada iyo kuwa degaanka muddo ku sima 14 Cisho , iyaga oo tixgelinaya in doora shooyinka qabsoomaa sanadkaan 2020.

4:in kuraasta Gobolada ee Golaha Wakiilada doorashada soo socota ay noqdaan sidii ay u dhaceen doorashooyinkii Golaha Wakiila da ee sanadkii 2005.

5: 3da Xisbi waxaa ay ku heshiiyeen in tora koob qaran laga sameeyo guud ahaan dega annada Somaliland kadibna la qabto Doora

 shada Golaha Wakiilada Soomaaliland.

 

Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay saa meyn ka dhalatay Roobkii da’ay

    Saacadihii la soo dhaafay waxaa ma gaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaal iya ka da’ay roob xooggan oo saameyn ku yeeshay Guud ahaan M/Muqdisho iyo dadka danta yar ee ku nool Caasimadda.

     Roobkaas ayaa burburiyay waddooyin ba dan oo ku yaalla Muqdisho qaarkoodna uu iyo dhigay,waxaana sidoo kale uu saameyn ballaaran ku yeeshay Roobka qoysas dany ar oo ku nool qaar kamid ah degmooyinka Gobolkan Banaadir.

     Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka G/Bana adir ayaa kormeeray degmooyinka qaar oo qoysas degan uu saameyn ku yeeshay rob ka,ka dib markii guryahooda ay biyaha Roobka ugu galeen.

     Guddoomiye kuxigeenka Amniga & Siyaa sadda Maamulka G/Banaadir Maxamed C/hi Tuulax ayaa sheegay inay u gurmadeen qa ar kamid ah Qoysas ku nool D/Boondhee re,isla markaana ay soo badbaadiyeen dad ku dhow 50 Qoys.

     Waxaa uu sheegay in sidoo kale Maamu lka G/Banaadir uu Maanta bilaabi doono ho wlo gurmad ah oo sidoo kale lagu furayo wa dooyinka uu roobka xiray.

    Waddooyin ku yaalla M/Muqdisho ayaa ay aa xilliyada roobka xirma,kuwaas oo markii hore helin dhismo wanaagsan,waxaana taa si ay dhibaato ku tahay Shacabka ku nool Caasimadda.

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal Khasaa ro geystay oo ka dhacay G/Baay

    Dagaallo u dhaxeeya Ciidamada DFS ee ku sugan D/Bardaale ee G/Baay iyo Al-Shab aab ayaa ka dhacay deegaano hoos yimaa da degmadaas, sida ay sheegeen Mas’uul iyiinta. Dagaalkaas ayaa waxaa uu ka damb eeyay, kadib markii Ciidanka dowladda iyo kuwa Maamulka Bardaale ay weerar ku qaa day fariisimo Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanada kurtun iyo buulo-xaawo, isla ma rkaana waxaa halkaas ka dhacay dagaal xoogan.

     Dadka deegaanka ayaa soo weriyay inay maqlayeen dhawaqa rasaas xoogan oo ay is dhaafsanayeen Ciidanka DFS& Al-shabaab, uuna dagaalka ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

     Dagaalkaas ayaa waxaa inta la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen shan qof, halka sagaal qof kalena ku dhaawacmeen, kuwaas oo dhamaantood ahaa dhinacyadii dagalamay .

      Guddoomiyaha degmada Bardaale Max amed Isaaq oo la hadlay VOA-da ayaa wax aa uu sheegay in ciidamada DFS iyo kuwa maamulkiisa ay weerar qorsheysan  ku qaad een deegano ay ku sugnaayen Al-shabaab.

     Sidoo kale waxaa uu sheegay Guddoom iye Maxamed in dagaalkii ka dhacay Buulo-xaawo ay Ciidanka ku dileen Sarkaal ka tirs an Al-shaabab, isla markaana waxaa uu she egay in dagaalkaas ay sioo kale ku dileen   xubno kale, waa sida uu hadalka u dhigay.

     Ciidanka DFSyo Al-shabaab ayaa dhowr jeer waxaa uu dagaallo xoogan ku dhexmar een deegaano ka tirsan G/lad Baay iyo Bak ool, waxaana dagaalkaas inta badan ka dha shay Khasaroyin kala duwan oo 2da dhinac

Madaxweyne  xubno ka mid ah qoyskiisa Wasiiro u Magacaabay oo Canbaareyn la kulmay.

     Madaxweynaha dalka Malaawi ayaa ka safay qoyskiisa Golaha Wasiirada dalkaasi qaar ka mid ah waxaana ka dhashay Caro iyo banaanbax looga horjedo Madaxweynaha, waxaana dadka dalkaasi ay sheegeen inuu qoyskiisa ka sa fay talladii dalka.

    Madaxweynaha cusub ee dalka Malawi Lazarus Chakwera  ayaa sheegay in tilaab ada uu qaaday ay ku timid ka dib markii uu eegay aqoonta iyo kartida dadka uu Magac aabay.

    Waxaa uu Walaashiis Kenny Kandodo  u magacaabay wasiirka shaqada, halka walal kiis Khumbize uu u magacaabay wasiirka ca afimaadka, sidoo kale wuxuu wasiirka Gaadi idka ka dhigay Sidik mia oo waalid ugu aa ddan, ugu damyen xaaskiisa Abida Mia ayuu u magacaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip