Deni oo ka hadlay geerida Madaxweynihii hore ee Puntland

0
Sunday July 12, 2020 - 10:55:52 in Wararka by
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deni oo ka hadlay geerida Madaxweynihii hore ee Puntland

    Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Golelayaashaiyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo ku geeriyooday Magaaladda Nair

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Golelayaashaiyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo ku geeriyooday Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi wuxuu ka mid ahaa Aasaasayaashii kasoo shaqeeyay dhismaha Puntland, sidoo kale waxaa uu soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenkii ugu horeeyay ee Puntland. Ugu dambayn, Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu uga tacsiyaynayaa geerida marxuumka shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Puntland, eheladii, asxaabtii, qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay, waxaana uu Alle uga baryayaa marxuumka inuu dembigiisa dhaafo, su'aasha qabriga u sakhiro, kuna abaalmariyo Jannatul Fardawsa. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip