laamaha Ammaanka Somalia oo gacanta ku dhigay Nin ku labistay dharka Dumarka

0
Sunday July 12, 2020 - 10:52:51 in Wararka by
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    laamaha Ammaanka Somalia oo gacanta ku dhigay Nin ku labistay dharka Dumarka

    Ciidamada Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa xalay gudaha degmadaasi ay ka qabteen Nin la sheegay in uu ku labisnaa dharka Dumarka,kaas oo Magaalada lagu arkay. Ninkaan oo aan wadan wax hub ah ayaa dadka ku nool degmad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa xalay gudaha degmadaasi ay ka qabteen Nin la sheegay in uu ku labisnaa dharka Dumarka,kaas oo Magaalada lagu arkay. Ninkaan oo aan wadan wax hub ah ayaa dadka ku nool degmada Balcad ay sheegeen in laga qabtay, isaga oo dhex socda bartmaha Magaalada, hayeeshee aysan ogeyn waxa uu damacsanaa. Saraakiil ka tirsan Maamulka degmada Balcad ayaa dhankooda waxaa ay sheegeen in Ninkaasi ay xabsiga dhigeen,isla markaana baaritaano ay ku socdaan, sidoo kalena ay uga shakisan yihiin in uu xiriir la leeyahay Al-Shabaab. Degmada Balcad tuulooyin hoostaga ayaa waxaa ku sugan Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo mararka qaar degmada ku qaada weeraro geysta khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip